Somali European Hospital

Somali European Hospital Somali European Hospital is a privately owned referral and teaching hospital. The hospital is located in Garowe, Puntland, Somalia.

The hospital was regenerated in 2023 with a commitment to providing the highest standard of health care services.

Warka Farxadda leh! Dr. Cabdiwaaxid Calbato oo ku takhasusay Xanuunada Kelyaha iyo Kaadi Mareenka (Urologist) ahna madax...
26/04/2026

Warka Farxadda leh! Dr. Cabdiwaaxid Calbato oo ku takhasusay Xanuunada Kelyaha iyo Kaadi Mareenka (Urologist) ahna madaxa isbitaalka, ayaa dib uga hawl galaya Isbitaalka Somali European Hospital (S.E.H).

Adeegyada caafimaad ee uu bixinayo waxaa kamid ah:
βœ… Qaliimada Kelyaha iyo Kaadi-haysta
βœ… Saarista Dhagxaanta Kelyaha
βœ… Dawaynta Dhalmo la'aanta ragga
βœ… Daweynta Caabuqa kaadi mareenka & Kadida badan

Fursaddan ha moogaan. Hadda qabso ballantaada si aysan kaaga buuxsamin.

πŸ“ž Kala xiriir: +252 90 5 778833 | +252 90 4 057118
πŸš‘ Gurmadka Degdegga ah: 321
🌐 Website: somhospital.com

πŸ›‘ Xuska Todobaadka Tallaalka Adduunka | 24 - 30 April 2026Tallaalku waa habka ugu habboon ee lagu dhiso difaaca jirka, l...
23/04/2026

πŸ›‘ Xuska Todobaadka Tallaalka Adduunka | 24 - 30 April 2026

Tallaalku waa habka ugu habboon ee lagu dhiso difaaca jirka, loogana hortago xanuunada faafa. Somali European Hospital (S.E.H) waxay bulshada xusuusinaysaa muhiimadda ay leedahay qaadashada tallaalka si loo sugo bedqabka caafimaadka ee qoyska iyo bulshadaba.

Hubi in difaaca caafimaadkaagu dhamaystiran yahay.

πŸ“ž Wac: +252 90 5 778833 / +252 90 4 057118
πŸš‘ Gurmadka Degdegga ah: 321
🌐 somhospital.com
πŸ“Xarunta: Garoowe, Jidka Wasaaradaha, ka soo horjeedka Martisoor

🚨 Ha Dhayalsan Calaamadahan Wadnaha.Haddii aad isku aragto dhibaatooyin la xiriira wadnaha ama dhiig-karka, waxaad u baa...
22/04/2026

🚨 Ha Dhayalsan Calaamadahan Wadnaha.

Haddii aad isku aragto dhibaatooyin la xiriira wadnaha ama dhiig-karka, waxaad u baahan tahay qiimeyn caafimaad oo la isku halayn karo kuna saleysan xog dhab ah. Somali European Hospital (S.E.H) waa jooga Dr. Sharif Alkadamani, oo ah Dhakhtar Sare oo ku takhasusay Cudurada Wadnaha.

Wuxuu si gaar ah u daweeyaa:
β–ͺ️ Xaaladaha shaqada wadnaha oo daciifta.
β–ͺ️ Dhiig-karka (Hypertension).
β–ͺ️ Garaaca wadnaha oo isbedbedela ama xad-dhaaf ah.
β–ͺ️ Cudurrada halbowlayaasha dhiigga.
β–ͺ️ Xaaladaha degdegga ah ee wadnaha.

Xalli dhibaatada inta aysan isku beddelin xaalad halis ah. Ballanso maanta si aad u hesho daryeel caafimaad oo heer sare ah.

πŸ“ž Wac: +252 90 5 778833 / +252 90 4 057118
πŸš‘ Gurmadka Degdegga ah: 321
🌐 somhospital.com
πŸ“Xarunta: Garoowe, Jidka Wasaaradaha, ka soo horjeedka Martisoor

22/04/2026

Qiimo-Dhimis aad u ballaaran oo ay Somali European Hospital ku samaysay qaybaha kala ah
β–ͺ️ Kaararka Isdiiwaangalinta Dhakhaatiirta: 30% Dhimis
β–ͺ️ Bukaan-jiifka: 30% Dhimis
β–ͺ️ Endoscopy & Colonoscopy: 10% Dhimis
β–ͺ️ CT Scan: 10% Dhimis
🎀 Khamiiskasta Kararku waa bilaash πŸ†“
Ka faa'ideyso fursaddan qaaliga ah
πŸ“ž Wac: +252 90 5 778833 / +252 90 4 057118
πŸš‘ Gurmadka Degdegga ah: 321
🌐 somhospital.com
πŸ“Xarunta: Garoowe, Jidka Wasaaradaha, ka soo horjeedka Martisoor

🚨 Somali European Hospital oo ay joogaan dhakhaatiirta takhasuska ah ee ugu badan waxay qiima-dhimis aad u ballaaran ku ...
22/04/2026

🚨 Somali European Hospital oo ay joogaan dhakhaatiirta takhasuska ah ee ugu badan waxay qiima-dhimis aad u ballaaran ku sameysay qaybaha kala ah:
* Kaarka isdiwaan galinta = 30%
* Qolalka bukaan jiifka = 30%
* Endoscopy & Colonoscopy = 10%
* CT Scan = 10%
πŸ“ž Wac: +252 90 5 778833 / +252 90 4 057118
πŸš‘ Gurmadka Degdegga ah: 321
🌐 somhospital.com
πŸ“Xarunta: Garoowe, Jidka Wasaaradaha, ka soo horjeedka Martisoor

Waa maxay 2-da calaamadood ee lagu garanayo inuu wadnahaagu rabo baritaan deg-deg ah. hoos ka daalacoHadda booqo S.E.H s...
15/04/2026

Waa maxay 2-da calaamadood ee lagu garanayo inuu wadnahaagu rabo baritaan deg-deg ah. hoos ka daalaco

Hadda booqo S.E.H si aad u hesho daryeel la isku halayn karo.

πŸ“ž Xiriir: +252 90 5 778833 / +252 90 4 057118
πŸš‘ Gurmadka Degdegga ah: 321
🌐 somhospital.com

13/04/2026

🚨 Waa maxay xanuunka Halista ah ee kusoo badanaya ragga, gaar ahaan dhalinyarta, fadlan dhamayso muuqaalkan.

Waxaa inoo sharaxaya xanuunkan, wuxuu yahay iyo sababta uu ku yimid Dr. Shadi Abdulkarim oo ku takhasusay xanuunada Kaadi Mareenka.

πŸ“ž Wac: +252 90 5 778833 / +252 90 4 057118
πŸš‘ Gurmadka Degdegga ah: 321
🌐 somhospital.com
πŸ“Xarunta: Garoowe, Jidka Wasaaradaha, ka soo horjeedka Martisoor

08/04/2026

πŸ₯ Isbitaalka Somali European | Garoowe

Kaabayaal caafimaad oo heer caalami ah, ayna hormuud ka yihiin xirfadlayaal caafimaad oo khibrad sare leh. Waxaan bixinaa adeegyo caafimaad oo dhameystiran, la isku halleyn karo, diyaarna ah 24 saac maalintii.

βš™οΈ Adeegyada Caafimaad ee Aasaasiga ah:
β€’ 24/7 Xaaladaha Degdegga ah & Baaritaano Casri ah
β€’ Qalliimo Casri ah & Qeybta Xanaanada Degdega ah (ICU)
β€’ Cudurada Wadnaha (Cardiology) & Lafaha (Orthopedics)
β€’ Kaadi-mareenka (Urology) & Endoscopy
β€’ Baaritaanka Kansarka (Cancer Screening) & Baaritaan Caafimaad oo Dhameystiran (General Checkups)
β€’ Cudurada Guud & Carruurta

πŸ“ Xarunta: Garoowe, Jidka Wasaaradaha, ka soo horjeedka Martisoor.
πŸ“ž Nala soo xiriir: +252 90 5 778833 / +252 90 4 057118

Adeegyada Dhakhtarka Carruurta - Somali European Hospital πŸ₯βœ… Daryeelka dhallaanka cusubβœ… La-socodka koritaanka & nafaqad...
07/04/2026

Adeegyada Dhakhtarka Carruurta - Somali European Hospital πŸ₯

βœ… Daryeelka dhallaanka cusub
βœ… La-socodka koritaanka & nafaqada
βœ… Talo-bixin iyo wacyi-galin

Hadda booqo S.E.H si aad u hesho daryeel la isku halayn karo.

πŸ“ž Xiriir: +252 90 5 778833 / +252 90 4 057118
πŸš‘ Gurmadka Degdegga ah: 321
🌐 somhospital.com

Waxaa sharaf weyn noo ah in ay booqasho iyo salaan noogu yimaadeen wafdi ka socda GMC Hospital Gaalkacyo, oo uu hoggaami...
03/04/2026

Waxaa sharaf weyn noo ah in ay booqasho iyo salaan noogu yimaadeen wafdi ka socda GMC Hospital Gaalkacyo, oo uu hoggaaminayey Dr. Abdikadir M. Jamac.

Wafdigan ayaa si diirran loogu soo dhaweeyey Isbitaalka Somali European Hospital, halkaas oo ay ku qaabileen dhakhaatiirta iyo maamulka isbitaalka.

Booqashadan waxay ahayd mid lagu xoojinayo iskaashi, wada shaqayn, iyo is-weydaarsi aqooneed oo u dhexeeya labada isbitaal, si kor loogu qaado tayada adeegyada caafimaad ee bulshada.

Waxaan rajaynaynaa in xiriirkan uu sii xoogaysto mustaqbalka, isla markaana uu horseedo iskaashi waxtar leh oo faa’iido u leh bulshada.

🚨 TAXADAR: Ha Yareysan Xanuunka Xaniinyaha (Varicocele)Ma ogtahay waxa ay tahay Varicocele? Waa weynaanshaha iyo bararka...
02/04/2026

🚨 TAXADAR: Ha Yareysan Xanuunka Xaniinyaha (Varicocele)

Ma ogtahay waxa ay tahay Varicocele? Waa weynaanshaha iyo bararka xididdada dhiigga ee ku dhex jira kiishka haya xaniinyaha. Waa xaalad u baahan in si degdeg ah wax looga qabto.

Fariin Muhiim ah: Haddii aad dareento xanuun, culeys, ama isbeddel, ha dhayalsan. Fadlan isbaar oo hel talo caafimaad oo rasmi ah.

Hadda la xiriir dhaqaatiirta Somali European Hospital:
πŸ“ž +252 90 5 778833
πŸ“ž +252 90 4 057118
πŸš‘ Gurmadka Degdegga ah: 321
🌐 somhospital.com

Business Account

Adeeg caafimaad oo joogto ah, 24/7. πŸ₯Somali European Hospital waxay heegan u tahay u adeegidda bulshada xilli walbaβ€”habe...
01/04/2026

Adeeg caafimaad oo joogto ah, 24/7. πŸ₯

Somali European Hospital waxay heegan u tahay u adeegidda bulshada xilli walbaβ€”habeen iyo maalin.

Faahfaahin & Xiriir:
πŸ“ž +252 90 5 778833
πŸ“ž +252 90 4 057118
🌐 www.se-hospital.com
βœ‰οΈ info2@somhospital.com

Address

Opposite Martisoor Hotel
Garowe

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Somali European Hospital posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category