Arafat International Hospital

Arafat International Hospital Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Arafat International Hospital, Hospital, Garowe.

28/04/2026

Dhakhtarka daweynta lafaha & qalliimadooda Dr. Sahal Ahmed ayaa bulshada uga wacyigaliyey shilalka gaadiidka waa weyn iyo bajaajyda.

Ma ogtahay Stroke-gu inuu yahay xannuunka saddexaad ee hogaaminaya dhimashada, sidoo kale waa sabab weyn oo keenta naafo...
28/04/2026

Ma ogtahay Stroke-gu inuu yahay xannuunka saddexaad ee hogaaminaya dhimashada, sidoo kale waa sabab weyn oo keenta naafonimada.
Soo booqo dhakhtarkeenna qalliimada maskaxda & xangullaha Dr. Rooble Omar Khaliif.

Maka mid tahay dadka ka faa'ideystey Asbuuca Baaritaanka Beerka?Fursaddu weli wey socotaa. waxaa haray 3maalin oo keliya...
27/04/2026

Maka mid tahay dadka ka faa'ideystey Asbuuca Baaritaanka Beerka?
Fursaddu weli wey socotaa. waxaa haray 3maalin oo keliya.
Ultrasound-ku waa bilaash, sidoo kale kaarka dhakhtarkuna waa bilaash.
Ka faaideysi wacan.

25/04/2026

Waxaa maalintii 3aad ka socda Arafat International Hospital Olalaha baaritaanka beerka.
Olaluhu waxa uu socon doonaa illaa 30-ka April, ka faaideyso ugana faaidee ehelkkaaga iyo asxaabtaada.

23/04/2026

๐€๐’๐๐”๐”๐‚๐€ ๐Ž๐‹๐Ž๐‹๐€๐‡๐€ ๐๐€๐€๐‘๐ˆ๐“๐€๐€๐๐Š๐€ ๐๐„๐„๐‘๐Š๐€
Arafat International Hospital wuxuu qabanayaa ๐€๐ฌ๐›๐ฎ๐ฎ๐œ๐š ๐๐š๐š๐ซ๐ข๐ญ๐š๐š๐ง๐ค๐š ๐๐ž๐ž๐ซ๐ค๐š laga bilaabo 23ka bisha April ilaa 30ka bisha.
Waxaan kuu diyaarinay
baaritaan beer oo dhamaystiran
oo leh qiimo-dhimis 30% ah.
Kaalay maanta oo hubi caafimaadka beerkaaga.
Ka hortag baa ka wanaagsan daawayn.

๐€๐’๐๐”๐”๐‚๐€ ๐Ž๐‹๐Ž๐‹๐€๐‡๐€ ๐๐€๐€๐‘๐ˆ๐“๐€๐€๐๐Š๐€ ๐๐„๐„๐‘๐Š๐€Arafat International Hospital wuxuu qabanayaa ๐€๐ฌ๐›๐ฎ๐ฎ๐œ๐š ๐๐š๐š๐ซ๐ข๐ญ๐š๐š๐ง๐ค๐š ๐๐ž๐ž๐ซ๐ค๐š laga bilaabo ...
22/04/2026

๐€๐’๐๐”๐”๐‚๐€ ๐Ž๐‹๐Ž๐‹๐€๐‡๐€ ๐๐€๐€๐‘๐ˆ๐“๐€๐€๐๐Š๐€ ๐๐„๐„๐‘๐Š๐€
Arafat International Hospital wuxuu qabanayaa ๐€๐ฌ๐›๐ฎ๐ฎ๐œ๐š ๐๐š๐š๐ซ๐ข๐ญ๐š๐š๐ง๐ค๐š ๐๐ž๐ž๐ซ๐ค๐š laga bilaabo 23ka bisha April ilaa 30ka bisha.
Waxaan kuu diyaarinay
baaritaan beer oo dhamaystiran
oo leh qiimo-dhimis 30% ah.
Kaalay maanta oo hubi caafimaadka beerkaaga.
Ka hortag baa ka wanaagsan daawayn.

Walwalka ka dhasha guuldarrada ciyaaraha wuxuu saameyn ku yeelan karaa cadaadiska dhiigga iyo guud ahaan caafimaadka.Soo...
20/04/2026

Walwalka ka dhasha guuldarrada ciyaaraha wuxuu saameyn ku yeelan karaa cadaadiska dhiigga iyo guud ahaan caafimaadka.
Soo booqo Arafat International Hospital si ๐…๐‘๐„๐„ ah u hubi vital signs-kaaga
Daryeelka caafimaadkaagu waa mudnaanta koowaad.

๐€๐’๐๐”๐”๐‚๐€ ๐Ž๐‹๐Ž๐‹๐€๐‡๐€ ๐๐€๐€๐‘๐ˆ๐“๐€๐€๐๐Š๐€ ๐๐„๐„๐‘๐Š๐€Maanta oo kale waxaa dunida laga xusaa Maalinta Beerka Adduunka. iyadoo dadka looga wa...
19/04/2026

๐€๐’๐๐”๐”๐‚๐€ ๐Ž๐‹๐Ž๐‹๐€๐‡๐€ ๐๐€๐€๐‘๐ˆ๐“๐€๐€๐๐Š๐€ ๐๐„๐„๐‘๐Š๐€

Maanta oo kale waxaa dunida laga xusaa Maalinta Beerka Adduunka. iyadoo dadka looga wacyigaliyo xanuunnada halista ah ee ku dhaca beerka.
Arafat International Hospital waxaa Maanta ka bilaabmaya Asbuuca baaritaanka beerka, Ka faa'ideysi wacan.

Leishmania waa cudur uu keeno dulin (parasite) loo yaqaan Leishmania, waxaana lagu kala qaadaa qaniinyada kaneecada yar ...
16/04/2026

Leishmania waa cudur uu keeno dulin (parasite) loo yaqaan Leishmania, waxaana lagu kala qaadaa qaniinyada kaneecada yar ee la yiraahdo sandfly.
Baaritaanka Leishmania hadda waxaad ka heli kartaa Arafat International Hospital


14/04/2026

๐Œ๐š๐ค๐š ๐œ๐š๐›๐š๐ง๐š๐ฒ๐ฌ๐š๐š ๐ฌ๐จ๐ง๐ค๐จ๐ซ ๐š๐ฆ๐š ๐๐ก๐ข๐ข๐ ๐ค๐š๐ซ?
Maalin walba oo Arbaco ah dhakhtarka uurkujirta ee Isbitaalka caalamiga ah ee Caafat Dr. Ahmed Irshaad wuxuu si gaar ah u qaabilaya dadka qaba sonkor iyo dhiig kar.
Ka faaideyso ugana faaidee ehelkaaga fursadaan naadirka ah.

๐๐š๐ฅ๐ฅ๐ข๐ข๐ง ๐ญ๐š๐š๐ซ๐ข๐ข๐ค๐ก๐ข ๐š๐ก๐ŸŒŸWaxaa si guul ah markii 1aad deegaanada Puntland lagu sameeyeyqalliinka burooyinka dhabarka (Periph...
12/04/2026

๐๐š๐ฅ๐ฅ๐ข๐ข๐ง ๐ญ๐š๐š๐ซ๐ข๐ข๐ค๐ก๐ข ๐š๐ก๐ŸŒŸ
Waxaa si guul ah markii 1aad deegaanada Puntland lagu sameeyey
qalliinka burooyinka dhabarka (Peripheral Nerve Sheath Tumors).
qalniinkan oo lagu fuliyay Arafat International Hospital
Waxaa qallinka si guul leh u fuliyey dhakhtarka qalliimada maskaxda iyo xangullaha Dr. Rooble Omar.
kadaawo muuqaalkaan bukaankii laga qalay burada oo ka warbixinaya qalliinkii loo sameeyey.

Haddii aad horay u qaadatay tallaalka cagaarshowga (HBSAG), waa muhiim inaad xaqiijiso inuu si sax ah u shaqeynayo oo uu...
11/04/2026

Haddii aad horay u qaadatay tallaalka cagaarshowga (HBSAG), waa muhiim inaad xaqiijiso inuu si sax ah u shaqeynayo oo uu jirkaaga difaac u sameeyay. Ha ka tagin hubintaas, caafimaadkaagu waa mudnaanta koowaad.

Address

Garowe
0000

Telephone

+252906797169

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Arafat International Hospital posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Arafat International Hospital:

Share

Category