03/03/2026
๐ฟ๐๐๐๐๐
๐
๐ 3-๐๐๐
:- ๐๐๐ซ๐๐ข๐ฒ๐๐๐๐ ๐๐๐ซ๐ซ๐ฎ๐ฎ๐ซ๐ญ๐ ๐๐ ๐๐ฎ ๐
๐ข๐ข๐๐๐ง๐๐ก๐๐ฒ
๐ด๐๐๐๐๐
๐ ๐ฟ๐๐๐๐๐
๐
๐:- ๐ฑ๐๐๐๐๐๐๐
๐๐๐ ๐ช๐๐๐๐.
Xalqaddan โ๐๐๐ซ๐๐ข๐ฒ๐๐๐๐ ๐๐๐ซ๐ซ๐ฎ๐ฎ๐ซ๐ญ๐: ๐๐ ๐๐ฎ ๐
๐ข๐ข๐๐๐ง๐๐ก๐๐ฒ?โ waxaan ku falanqaynay macnaha dhabta ah ee tarbiyadda, farqiga u dhexeeya tarbiyad iyo daryeel keliya, iyo cidda dhab ahaantii masโuulka ka ah korinta ubadka.
Waxaan ka hadalnay sida qof uga bogsan karo waalid dayacay, doorka Qurโaanka iyo waxbarashada, halka ay ka bilaabato barbaarintu, iyo sida xulashada lammaanaha ay u saameyso mustaqbalka carruurta.