Nucleus Pathology Labs

Nucleus Pathology Labs Xarunta baaritaanka burooyinka, kansarka iyo dheecaamada. Garowe, Meeraysane, wadada ICRC
CALL US: 25290-4555405

15/02/2026

Case 1: Waa cad laga soo saaray bukaan rag ah si loo hubiyo inu Kansar yahay.

Xarunta: NUCLEUS PATHOLOGY LABS
Goobta: Wadada Meereysane (Jiirada Subway Fruits)
La xiriir: 904555405.

▶ Maalinta kansarka aduunka (February 4) ayaa lagu qabtay Jaamacada Bosaso, Garowe. Waxaa iska kaashaday Wasaarada caafi...
10/02/2026

▶ Maalinta kansarka aduunka (February 4) ayaa lagu qabtay Jaamacada Bosaso, Garowe. Waxaa iska kaashaday Wasaarada caafimadka PL, hey’ada PSI iyo UoBG.

Kulanka waxaa looga hadlay kansarka iyo sidii looga wada shaqayn lahaa kor u qaadista wacyi galinta iyo baaritaanada.

✦ ᴋᴀɴsᴀʀᴋᴀ xɪʟʟɪ ʜᴏʀᴇ ᴀʏᴀᴀ ʟᴀ ᴏɢᴀᴀɴ ᴋᴀʀᴀᴀ ᴡᴀᴀɴᴀ ʟᴀ ᴅᴀᴡᴇʏɴ ᴋᴀʀᴀᴀ.

Sanad walba 4 Febaraayo waxay u astaysan tahay maalinta Kansar ka aduunka.Halku dhigeena sanadkan waa " Kansarka waa la ...
04/02/2026

Sanad walba 4 Febaraayo waxay u astaysan tahay maalinta Kansar ka aduunka.

Halku dhigeena sanadkan waa " Kansarka waa la daaweyn karaa hadii xili h**e la ogaado". Si aad wax badan ugaga barato cudurka Kansar nagu xirnow.

Xarunta: NUCLEUS PATHOLOGY LABS
Goobta: Wadada Meereysane (Jiirada Subway Fruits)
La xiriir: 904555405.

04/02/2026

Maalinta kansarka aduunka, Febraury 4.
Wax ka ogow kansarka, calamadahiisa iyo sida waqti h**e la iskaga baari karo.
Waxaa ka hadlaya Dr. Maxamed Caydiid, dhakhtarka ku takhasusay baariska burooyinka iyo kansarada (Pathologist).

03/02/2026
26/01/2026

🎗️ CERVICAL CANCER AWARENESS – WACYIGELIN MUHIIM AH
Kansarka makaanka waa cudur halis ah balse si buuxda looga hortagi karo haddii la helo wacyigelin, baaritaan h**e (screening) iyo daaweyn waqtigeeda ah.

Maadaama Bisha January loo asteeyey wacyigelinta Kansarka Makaanka, Ururka Dhakhaatiirta Puntland (PMA) wuxuu qabanayaa CME Zoom Meeting muhiim ah oo lagu xoojinayo fahamka bulshada iyo kahortagga cudurkan.

🎙️ Dhakhaatiirta soo jeedinaya:
🔹 𝗗𝗿. 𝗠𝗼𝗵𝗮𝗺𝗲𝗱 𝗔𝗶𝗱𝗶𝗱 – Pathologist
🔹 𝗗𝗿. 𝗔𝗯𝗱𝗶𝗿𝗶𝘇𝗮𝗸 𝗔𝗿𝘁𝗮𝗻 (𝗞𝗮𝗹𝗯𝘂𝗻𝘆𝗮𝗻𝗶) – Obstetrics & Gynecology | Fistula Surgeon
🔹 𝗗𝗿. 𝗝𝘂𝘄𝗲𝗿𝗶𝗮 𝗔𝗯𝗱𝗶𝘀𝗮𝗺𝗮𝗱 – Obstetrics & Gynecology
📅 Taariikh: 26 January 2026
⏰ Waqti: 8:00 PM
💻 Goobta: Zoom Meeting

📢 Ka qaybgal si aad u ogaato, uga hortagto, una badbaadiso naftaada iyo tan kuwa kale.

XAFIISKA WARFAAFINTA IYO XIRIIRKA DHAKHAATIIRTA PUNTLAND EE PMA.

Bisha January sanadkasta waxaa la xusaa cervical cancer ama kansarka minka afkiisa ku dhaca.Calaamada ka muuqda sawirka ...
14/01/2026

Bisha January sanadkasta waxaa la xusaa cervical cancer ama kansarka minka afkiisa ku dhaca.

Calaamada ka muuqda sawirka hadii ay jiraan waxaa muhiim ah in dhakhtar dumar loo tago oo baaritaano la sameeyo.

PAP smear waa dheecaan laga qaado minka si loo ogaado isbedelada ku dhaca minka, waxaa lagula taliyaa dumarka jira 21-65 sano.

Histopathology Waa baaritaanda lagu ogaado cudurada ku dhaca jirka iyada la baarayo cadadka ama hilbaha laga soo qaado j...
07/01/2026

Histopathology

Waa baaritaanda lagu ogaado cudurada ku dhaca jirka iyada la baarayo cadadka ama hilbaha laga soo qaado jirka.

Waxay markii ugu h**eysay diyaar ku yihiin xarunta Nucleus Pathology Labs

Xarunta: NUCLEUS PATHOLOGY LABS
Goobta: Wadada Meereysane (Jiirada Subway Fruits)
La xiriir: 904555405.

Baaritaanada  Qanjirada BararraNucleus Pathology waxaad ka helaysaa baaritaanada qanjirada bararra ee FNA of lymph nodes...
03/01/2026

Baaritaanada Qanjirada Bararra

Nucleus Pathology waxaad ka helaysaa baaritaanada qanjirada bararra ee FNA of lymph nodes.

Xarunta: NUCLEAS PATHOLOGY LABS
Goobta: Wadada Meereysane (Jiirada Subway Fruits)
La xiriir: 904555405.

27/12/2025

Xarunta Baaritaanada ee Kansarka, Burooyinka iyo Dheecanada ee NUCLEUS PATHOLOGY ayaa xalay magaalada Laascaano Ku qabtay Dood Cilmiyeed ku saabsan Baaritaanada kansarka iyo ogaanshaha calaamadaha xilli h**e

Xarunta Baaritaanada ee Kansarka, Burooyinka iyo Dheecanada NUCLEUS PATHOLOGY oo kaashanaysa jaamacadda Nugaal ayaa xala...
27/12/2025

Xarunta Baaritaanada ee Kansarka, Burooyinka iyo Dheecanada NUCLEUS PATHOLOGY oo kaashanaysa jaamacadda Nugaal ayaa xalay magaalada Laascaano Ku qabtay Dood Cilmiyeed ku saabsan Baaritaanada kansarka iyo Ogaanshaha Calaamadaha H**e

FNAC of Thyroid Waa dheecan laga qaado burooyinka tayroodka si loo ogaado nooca burada   iyada oo aan qaliin la samayn.F...
25/12/2025

FNAC of Thyroid Waa dheecan laga qaado burooyinka tayroodka si loo ogaado nooca burada iyada oo aan qaliin la samayn.

Fadlan iska baar xili h**e.

Xarunta: NUCLEAS PATHOLOGY LABS
Goobta: Wadada Meereysane (Jiirada Subway Fruits)
La xiriir: 904555405.

Address

Meeraysane
Garowe

Opening Hours

Monday 08:00 - 21:00
Tuesday 08:00 - 21:00
Wednesday 08:00 - 21:00
Thursday 08:00 - 21:00
Saturday 08:00 - 21:00
Sunday 08:00 - 21:00

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Nucleus Pathology Labs posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram