07/04/2021
Shaqallaha xanaanada hooyada iyo dhallaanka ee wadajir waxa ay 5/4/2021 wacyi galin ka sameeyeen xafada wadajir iyaga oo u qaybiyay agabkii lagaga hortagayay covid 19 sida sabuunaha falaxalka, af xidhka sidoo kalena siiyay wacyi galin kusaab san xanuunka covid 19