06/11/2024
Bukaan kalkaal health service waa adeeg loo wada riyaaqay oo qofka bukaanka ah u adeega isaga oo gurigiisa jooga. Fadlan haddi ay jirto cid bukta ama qof iskii u raba in guriga loogu adeego oo uu helo adeeg caafimaad oo dhamaystiran fadlan nagalaso xidhiidh 0634461204 ama 0633654341 amma uguso hagaag CLINIC-ga DR CAYNAANSHE ee MUSE AHMED AYNASHE
Sidee ayad u aragtaa adeega ay bixiso Bukaan kalkaal health services? Faaladaadu waa noo muhiim