Shuceyb Hersi Omar

Shuceyb Hersi Omar Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Shuceyb Hersi Omar, Doctor, Guri Ceel.

Alh u naxariisto Geeridu waa xaqAbti geey nabadoon maxamuud muuseQabrigiisana alh u waasiciyoSu alaha qabrigana alh u fu...
14/09/2024

Alh u naxariisto Geeridu waa xaq
Abti geey nabadoon maxamuud muuse
Qabrigiisana alh u waasiciyo
Su alaha qabrigana alh u fududeeyo

Jimmco wanagsan Axbaabii
11/07/2024

Jimmco wanagsan Axbaabii

Hamblyo umada somaliyeed 1 LuuLiyo
01/07/2024

Hamblyo umada somaliyeed 1 LuuLiyo

Eid mubarik Dhaman qarabada asxaabtaMusliminta meel walba ay ku sugan yihIN
09/04/2024

Eid mubarik
Dhaman qarabada asxaabta
Musliminta meel walba ay ku sugan yihIN

Alh u naxariisto xajji nuur ali  bare Qabrigana alh u waa siciyoWaxii  xanuun uso marayna danbi dhaf alh uga dhigo
19/03/2024

Alh u naxariisto xajji nuur ali bare
Qabrigana alh u waa siciyo
Waxii xanuun uso marayna danbi dhaf alh uga dhigo

19/11/2023

Beertii laanle

Hampalyo hampalyoFarxad ayey ii tahy inaan inaan walalkey yaraanka hoyadeyDr Bashir H Omar  oo maanta qalin jabinayo  he...
21/09/2023

Hampalyo hampalyo
Farxad ayey ii tahy inaan inaan walalkey yaraanka hoyadey
Dr Bashir H Omar oo maanta qalin jabinayo heerkiisa koowaad ee jamacada
Waxan leeyahy walal guulo badan gaar alh idinkiin

Waxana kugu boorinaa in cilmaga ad baratay uga faa ideyso dadkaada iyo dalkaaga uguna shaqeeyso si naxariis leh
Hamplyo mar labaad walalkeey

Innaa lillah wa ina illeyhi raajicuun Alh u naxaristo walalken abdi mahad ciro oo runtii ahaa asatanta dhilin yarada fir...
12/08/2023

Innaa lillah wa ina illeyhi raajicuun
Alh u naxaristo walalken abdi mahad ciro oo runtii ahaa asatanta dhilin yarada fir fircon ee dhusamareb
Alh waxan uga baryaa inu qabriga uwa siciyo janatul fardowsana galiyo

booqashadii mantawafdigii balarnaa oo uu horka cayey wasiirka cafimadka galmudug  mudane wasir dr yasinagasimaha guud ee...
22/06/2023

booqashadii manta
wafdigii balarnaa oo uu horka cayey wasiirka cafimadka galmudug mudane wasir dr yasin
agasimaha guud ee wasarada cafimadka galmudug
Dr abdi wali, gudumiyaha dagmada guricel mudane DC Farah Abdi Moalim iyo dhaman teamka waxa uga bahad ceilneyna booqasha iyo indho dheynta kawarqibada daruufa ha cafimad ee ku gadaman dagmada ayagoona runti ahmiyad gooniya siiyey hospitalka guud ee dagmada starlin hospital

waxan rajeneyna insha lh waqti kabadana ina galin doontan hormarinta adegyada cafimaad ee dagmada qasatan isbilaaaka istarliin hospital
mahadsanidin

05/05/2022

Address

Guri Ceel

Telephone

+252614446633

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Shuceyb Hersi Omar posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram

Category