Bildhaan Eye Clinic And Optical

Bildhaan Eye Clinic And Optical Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Bildhaan Eye Clinic And Optical, Medical and health, Waxaan Kunaalaa jigjiga-yar Agagaarka Safari Hotel waxaan dhinaca koonfur kaga nalaa Sawaxili Super market kasoo Horjeedka Qurux Bila ama Alla Amin Pharmacy, Hargeisa.

Bildhan eye clinic and optical adeegyada uu kuu qabanayo waxa kamida:Daaweynta xanuunada indhaha sixida araga toosinta qaloca indhaha, latalinta dadka lanool macaanka iyo dhiikarka si ay ugahortagaan saayntooda,daawaynta Dhaawacyada indhaha diyaar u nahay mar walba kor uqadista cafimadka indhahaaga caafimaadka indha ha iyo ka war hayn toodu waa lagama maarmaan,sidaasi oo ay tahay waxa aanu kaa caawin doonaa wixi talo ah iyo dhib ah ee aad ka dareemayso indha ha @

14/03/2026
14/03/2026
14/03/2026

Bildhaan Eye Clinic And Optical waxa aad kahelaysaa dhamaan adeegyada indhaha
Sida,baadhista,daawaynta,murayadaha araga ,
Murayadaha xaragada,murayadaha cadceda

  waxa aad kahelaysaa Bildhaan Eye Clinic And Optical
12/03/2026

waxa aad kahelaysaa Bildhaan Eye Clinic And Optical

09/03/2026

27/02/2026

Bildhaan Eye Clinic And Optical oo aad ugabarateen daawaynta iyo daryeelka indhaha waxa,aanu idiinsamaynay qimodhimis balaadhan
Dhamaan adeegyada indhaha ,sida murayadaha araga ,kuwa cadceeda ,kuwa xaragada iyo ,cadasaadka indhaha (contact lenska araga iyo xaragada )

Ilaasho indhahaaga Bildhaan Eye Clinic And Optical waxa aad kahelaysaa   iyo   xanuunada indhaha iyo murayadaha
29/01/2026

Ilaasho indhahaaga Bildhaan Eye Clinic And Optical waxa aad kahelaysaa iyo xanuunada indhaha iyo murayadaha

πŸ‘οΈ Glaucoma waa cudur aamusnaan ku keena indho-beel joogto ah haddii aan h**e loo ogaan.⚠️ Xusuusnow:Glaucoma ma laha xa...
28/01/2026

πŸ‘οΈ Glaucoma waa cudur aamusnaan ku keena indho-beel joogto ah haddii aan h**e loo ogaan.

⚠️ Xusuusnow:
Glaucoma ma laha xanuun ama calaamado h**e
Waxay dhaawacdaa optic nerve-ka
Araguna wuu lumaa lamana soo celin karo, balse waa la joojin karaa haddii goor h**e la ogaado
πŸ‘₯ Yaa halis ugu jira?
Dadka 40 jir ka weyn
Dadka qoysaskoodu glaucoma lahaan jireen
Dadka qaba sonkorowga ama dhiikarka

βœ…Talo
Samee baadhitaan indho oo dhammaystiran
Ha sugin ilaa araggu kaa xumaado

       Bildhaan Eye Clinic And Optical
18/12/2025



Bildhaan Eye Clinic And Optical

  waxa aad kahelaysaa Bildhaan Eye Clinic And Optical oo kuyala jigjigayar kasoo horjeedka quruxbila kuna dhagsan sawxil...
05/10/2025

waxa aad kahelaysaa Bildhaan Eye Clinic And Optical oo kuyala jigjigayar kasoo horjeedka quruxbila kuna dhagsan sawxili suber market

πŸ‘‡πŸ‘€   waa furaha nolosha!Maalin kasta waxaad ku tiirsan tahay araggaaga si aad u aragto quruxda adduunka, u shaqeyso, u b...
31/08/2025

πŸ‘‡πŸ‘€ waa furaha nolosha!
Maalin kasta waxaad ku tiirsan tahay araggaaga si aad u aragto quruxda adduunka, u shaqeyso, u barato, iyo inaad la xidhiidho dadkaaga aad lanooshahay ama aad lanooshahay Laakiin ma ogtahay in cudurrada indhaha badankooda la daaweyn karo haddii si h**e loo ogaado?

✨ Maxaad sameyn kartaa si aad u ilaaliso araggaaga?

Samee baadhitaan indhaha ah ugu yaraan hal mar sanadkii.

Isticmaal muraayado ilaalin ah marka aad shaqo adag ama qorrax badan la kulanto.

Cun cunto caafimaad leh oo hodan ku ah Vitamin A, C, iyo Omega-3.

Ka fogaaw isticmaalka badan ee shaashadaha adigoon nasasho qaadan. Bildhaan Eye Clinic And Optical

26/08/2025

Address

Waxaan Kunaalaa Jigjiga-yar Agagaarka Safari Hotel Waxaan Dhinaca Koonfur Kaga Nalaa Sawaxili Super Market Kasoo Horjeedka Qurux Bila Ama Alla Amin Pharmacy
Hargeisa

Opening Hours

Monday 08:00 - 21:00
Tuesday 08:00 - 21:00
Wednesday 08:00 - 21:00
Thursday 08:00 - 21:00
Friday 16:00 - 21:00
Saturday 08:00 - 21:00
Sunday 08:00 - 21:00

Telephone

+2524655829

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Bildhaan Eye Clinic And Optical posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Bildhaan Eye Clinic And Optical:

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram