02/07/2024
Wargellin:- Waxa shaqada dib uga bilaabaya Xarunta guud(Al-Ihsan Hargeisa) Dr. SHIINE 10/07/2024 waxa is diwaangellintu ka socotaa xarunta Al-Ihsan ee ka soo horjeedka Dahabshiil Bootaan ama agagaarka City Center.
Kala Xidhidh wixii faah-faahinna telephonada hoose.