Alla Aamin pharmaceuticals import co.

Alla Aamin pharmaceuticals import co. Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Alla Aamin pharmaceuticals import co., Pharmaceuticals, Abaye Bustion, Hargeisa.

Group of Companies:
• ALLA AAMIN Pharmaceutical FZE – Ethiopia
• ALLA AAMIN Pharmaceutical Import Co. – Somaliland
• ALLA AAMIN Pharmaceutical Import Co. – Somalia
• ALLA AAMIN Pharmaceutical FZE – Djibouti

21/04/2021
ALLA AAMIN pharmaceuticals Import Co.Happy New Year2021Better Health, Bright Future
31/12/2020

ALLA AAMIN pharmaceuticals Import Co.
Happy New Year
2021
Better Health, Bright Future

ALLA AAMIN Pharmaceutical Holding GroupBetter Health Bright Future
25/11/2020

ALLA AAMIN Pharmaceutical Holding Group

Better Health Bright Future

Jumca mubarak
29/10/2020

Jumca mubarak

صَلِّ عَلَى مُحَمَّدٍ وَآلِ مُحَمَّدٍ‎ ٱللّٰهُمَّ صَلِّ عَلَىٰ مُحَمَّدٍ وَعَلَى آلِ مُحَمَّدٍ‎عَلَيْهِ ٱلصَّلَاةُ وَٱلس...
29/10/2020

صَلِّ عَلَى مُحَمَّدٍ وَآلِ مُحَمَّدٍ‎
ٱللّٰهُمَّ صَلِّ عَلَىٰ مُحَمَّدٍ وَعَلَى آلِ مُحَمَّدٍ‎
عَلَيْهِ ٱلصَّلَاةُ وَٱلسَّلَامُ‎

21/10/2020

Xafayada paddlers waa turki tayo sare leh

Waxay leedahay soofti si degdeg u liqaya una qalajinayana qoyaanka
jileec said ah iyo cream
Waxay leedahay halbeeg ku sheegaya in xafayada la isticmalay ama ay wax ku dhaceen
Hareeraha Waxay ku leedahay cinjir kala baxaya una saamaxaya ilmaha yar inuu ku nafiso
Xabagteedu waa mid aan dhamanayn
Xasaasiyad ma laha mana casaynayso ilmaha
Waa mid la hubiyey tayadeeda iyo cafimadkeeda

Paddlers waa farxada hooyada iyo ilmaha yar
Wana xafayadaha ugu wanagsan qaaradaha Europe iyo asia

Waxa ku keenay shirkada dawooyinka alla aamin.
Wixi faahfaahin kala xidhiidh talephanda shashada kaaga muuqda.

04/10/2020
23/09/2020

Ogeysiis
Waxa loogu bushaaraynayaa dadwaynaha ku nool xaafada boqol iyo kontonka in la idinka furay alla aamin pharmacy oo looga bartay daawo tayo sare leh, shaqaale cafimaad oo kugu adeegaya si hufan, dhakhatiir khibrad dheer u leh mudo dheerna kasoo shaqeeyey iyo laab casri ah.
Tilmaam waxa u ku yaala xaafada 150ka gaar ahaan kasoo horjeedka adan ninteen.

Saacadaha shaqada
Galinka h**e 7:30Am ilaa 12:00pm
Galinka dambe 4:00pm ilaa 11:00pm
Wixi faahfaahin ah intaas dheer kala xidhiidh talephanadan: 538334 0634004846 0634467658

Address

Abaye Bustion
Hargeisa
84738

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Alla Aamin pharmaceuticals import co. posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Alla Aamin pharmaceuticals import co.:

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram