Cosob women's clinic

Cosob women's clinic Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Cosob women's clinic, Women's Health Clinic, Hargeisa.

05/07/2022

Drs fathia Sheikh Muhumed Warsame oo ku takhasuustay xanuunada haweenka iyo dhalmada ayaa maanta ka furtay magaalada Hargeisa xarunta daawaynta cudurada dumarka iyo dhalmada oo loo bixiyay COSOB WOMEN'S CLINIC lagana furay xaafada jigjiga yar agagaarka hotelka SUN.

Drs fathia waxay ka hawl gashaa cusbitaalada kale ah cusbitaalka guud ee hargeisa iyo Gabiley.

Dr. fathia 4:00 pm ilaa iyo 9:00 pm waxay ku fadhiisanaysa xarunteeda cusub ee COSOB WOMEN'S CLINIC

Address

Hargeisa

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Cosob women's clinic posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram