Dr.Mohamed Amin Abdi Mussa

Dr.Mohamed Amin Abdi Mussa My Page is about Radiology Services to improve healthcare, Sharing Cases for the purpose of Learning

14/11/2025
14/11/2025
08/11/2025
Waa bukaanki labaad ee sidan oo kale ah  ee aan 1 week gudaheed an ku arkay hospitalo kala duwan oo hargeysa ku yaal kan...
04/10/2025

Waa bukaanki labaad ee sidan oo kale ah ee aan 1 week gudaheed an ku arkay hospitalo kala duwan oo hargeysa ku yaal kan ugu danbeeyey hargeisa group hospital ayaa la igu keenay labaduba waa dumar . Nabar furan oo dheecaan leh ayay ku leeyihiin qoorta xageed h**e "anterior neck" goobaha la yidha cilaajyada oo ay garanyaan ay nin yidhi fiixo ayaan idinka soo daadinya geed ayuu qoorta kaga xidhay oo dhawaacan dheecanka yeeshey sameeyay.
Cafimaadku waa xaq assaasi
hadii wasaarad hormarinta cafimaadku wada dabooli kari weydey baahiyaha cafiimaad . Dad-qalatada jahliga ugu fa"iideysanaya may ka qaban kari weydey ?......la soco

Dr.Mohamed Amin Abdi, Radiologist
Hargeisa Group Hospital

Fariin cafimaad : Dhiig-karku waa mid ka mid ah Xanuunada Wadnaha waa dilaageena koobaad ee sabab Faaliga (stoke) iyo wi...
26/06/2025

Fariin cafimaad : Dhiig-karku waa mid ka mid ah Xanuunada Wadnaha waa dilaageena koobaad ee sabab Faaliga (stoke) iyo wixi la mid ah .

• Remote Image Interpretation • Emergency and STAT reporting • Night-time and after-hours Coverge• Second Opinion Consul...
20/06/2025

• Remote Image Interpretation
• Emergency and STAT reporting
• Night-time and after-hours Coverge
• Second Opinion Consultations
• Multi-Specialty collaboration.

Hargeisa Group Hospital
26/04/2025

Hargeisa Group Hospital

Address

Hargeisa

Telephone

+252638090008

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dr.Mohamed Amin Abdi Mussa posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Dr.Mohamed Amin Abdi Mussa:

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram