Maka maqalka Clinic

Maka maqalka Clinic Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Maka maqalka Clinic, Medical and health, Hargeisa.

BUSHAARO  BUSHAARO Baytariyadii sameecadda maqalka Hadda waa la heli karaaBatariga Power One lambarrada 13 iyo 675Waxaa ...
14/10/2025

BUSHAARO BUSHAARO
Baytariyadii sameecadda maqalka

Hadda waa la heli karaa
Batariga Power One lambarrada 13 iyo 675
Waxaa lagu sameeyay Jarmalka
Qiimo dhimis weyn 🔥
Hal ka box waa keliya $4
Labada box waa $7
Halkii box waxa kuugu jira ( 6 )xabbo

24/09/2025

Now available
Only 10 dollars
Qualified amplifier

10/09/2025
 , Waxa la ogaysiinayaa bulsho weynta reer hargiesa in aanu u soo kordhinay.•Baadhista xanuunka jonis cadka oo bilaash a...
09/08/2025

,
Waxa la ogaysiinayaa bulsho weynta reer hargiesa in aanu u soo kordhinay.
•Baadhista xanuunka jonis cadka oo bilaash ah
•Iyo Talaalkii oo laguugu sameeyy qiimo dhimis baladhan.
Hadaba balan teenu waa
“Ka hortaga ayaa ka wanaagsan iska daawayn ta”
# Maka maqalka Clinic .

07/08/2025

@ maka clinic and pharmcy
Waxa ku diyaar ah adeeg dhamays tiran oo maqal ka, cunaha iyo sanka oo 24 saacadood heegan iidin ah sido kale daaqo tayo sare leh oo la hubo
Hadaba h**e u so gaadh inataanay kaadhadh ku ka dhaman

14/07/2025

Ma ogatahy ina maka clinc and pharmacy
Uu fadhiisto dhakhatrka dhagaha,sanka ,cunaha
Oo ah khabiir 35 sanno ku shaqeeyey cudurada maqalka
Sido kale sameecada maqalaka dhagaaha oo germanay ah iyo rakibaadooda ayad ka helaysa
Ka so xidhiidh
0636561325
0634224800
0633324290

Kuso dhawaw maka clinic and pharmacy oo aad ka helayso adeegyadanWaxa  bilaash kuu ah kaadh ka dhakhtarka kaas oo mudo k...
14/07/2025

Kuso dhawaw maka clinic and pharmacy oo aad ka helayso adeegyadan

Waxa bilaash kuu ah kaadh ka dhakhtarka kaas oo mudo kooban soconaya ee ka faa'idaysi wangsan

Address

Hargeisa

Telephone

+252634088112

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Maka maqalka Clinic posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram