Shaafi

Shaafi Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Shaafi, Medical and health, Masalaha, Hargeisa.

๐—ฆ๐—ต๐—ฎ๐—ฎ๐—ณ๐—ถ ๐—”๐—ฝ๐—ฝ waa adeeg caafimaad oo ku fudaydinaya inaad;-
1๏ธโƒฃ Ka goosato kaadhadhka dhakhaatiirta.
2๏ธโƒฃ Ka dalbato Kalkaaliso guriga kuu timaada.
3๏ธโƒฃ Kula tashato dhakhtarka hab Video Call ah.
4๏ธโƒฃ Ka daawato tallooyin Caafimad oo duuban.

10-ka dhakhtar ee logu tigidh gooashada badna bisha 3aad (March), 2026. Adigu maka mid tahay dadka balanta ka qabsaday S...
26/03/2026

10-ka dhakhtar ee logu tigidh gooashada badna bisha 3aad (March), 2026. Adigu maka mid tahay dadka balanta ka qabsaday Shaafi App. Hadaba, si aad balan uga qabsato dhakhatiirtan iyo kuwo kaloo badan fadlan lasoo dag Shaafi App. ama soo wac numberka gaaban ee 3177 si aad u isticmaashid Adeega Shaafi https://onelink.to/shaafiapp

๐ŸŽฏShaafi waa fudaydiyaha caafimaadkaaga.

___________________________________________
info@shaafi.io
https://shaafi.io
https://twitter.com/ShaafiMHealth
https://www.instagram.com/shaafimhealth/
https://www.linkedin.com/company/82076154/admin/
__



๐—–๐—œ๐—œ๐—— ๐— ๐—จ๐—•๐—”๐—”๐—ฅ๐—”๐—ž๐ŸŽŠApp-ka Shaafi waxa uu hambalyo iyo bogaadin u dirayaa dhamaan bahda caafimaadka iyo bulshada sharafta leh ...
19/03/2026

๐—–๐—œ๐—œ๐—— ๐— ๐—จ๐—•๐—”๐—”๐—ฅ๐—”๐—ž๐ŸŽŠ
App-ka Shaafi waxa uu hambalyo iyo bogaadin u dirayaa dhamaan bahda caafimaadka iyo bulshada sharafta leh iyo guud ahaan Umadda Islaamka ahba, Waxa uuna idin leeyahay Rabbi ha innaga aqbalo camaladii wanaagsanaa ee bishii barakaysnayd ee Ramadaan.


#2026

16/03/2026

10-ka dambe ee Bisha Ramadaan awgeed ๐’๐ก๐š๐š๐Ÿ๐ข ๐€๐ฉ๐ฉ waxa uu Qiimo dhimis 50% ah kuugu sameeyey adeega La talinta "๐•๐ˆ๐ƒ๐„๐Ž ๐‚๐€๐‹๐‹ ๐‚๐Ž๐๐’๐”๐‹๐“๐€๐“๐ˆ๐Ž๐" ka faaโ€™idayso fursadan oo la tasho ama waydii Su'aal dhakhtar adigoo goobtaada jooga.

Haddaba Soo wac 3177 ama la soo deg App-ka Shaafi https://onelink.to/shaafiapp si aad adeegan u isticmaasho.

๐ŸŽฏShaafi waa fudaydiyaha caafimaadkaaga.

___
info@shaafi.io
https://shaafi.io
https://twitter.com/ShaafiMHealth
https://www.instagram.com/shaafimhealth/
https://www.linkedin.com/company/82076154/admin/
__



11/03/2026

Hadal jeedinta Shaafi ee madasha Afur Wadareedka Ururka Dhakhatiirta Somaliland ku qabteen Magalada Hargeisa.



Qaybta 2_aad
10/03/2026

Qaybta 2_aad

Afur wadaradeed Ururka Dhakhatiirta Somaliland Shaafi, waxa aanu ka qayb galnay munasibad Afur wadareed ay soo qaban qaa...
10/03/2026

Afur wadaradeed Ururka Dhakhatiirta Somaliland

Shaafi, waxa aanu ka qayb galnay munasibad Afur wadareed ay soo qaban qaabiyeen Ururka dhakhatiirta Somaliland kaas oo ay shaafi qayb ka ahayd hirgalintiisa.

Waxa sharf weyn Noo ah inaan madal la wadaagno haldoorka dhakhatiirka Magalada hargeisa kuna soo bandhigno Fursadaha loga faaโ€™iidayn karo bixinta adeegyada cafimaadka iyado la adeegsanayo hab Digital ah.

Shaafi waxay marwalba u tagan tahay hirgalinta, Tayaynta adeegyada cafimaadka, Sido kale waxanu soo dhawaynaya wada shaqaynta wangsan ee aanu la leenahay ururka dhakhatiirta somaliland.



Adeega caawiyaha macmiilka, Shaafi Support Center. Macmiil adeega caawiyaha macmiilku waa adeeg ku sahlaya inaad si fudu...
09/03/2026

Adeega caawiyaha macmiilka, Shaafi Support Center.
Macmiil adeega caawiyaha macmiilku waa adeeg ku sahlaya inaad si fudud oo sahlan aad u heshid caawimaad degdeg ah dhamaan adeegyada aad u bahan tahay, sida inaad balan ka qabsato dhakhtar.

Haddaba Soo wac 3177 ama la soo deg App-ka Shaafi https://onelink.to/shaafiapp si aad adeegan u isticmaasho.
Shaafi waa fudaydiyaha caafimaadkaaga.
__________________________
info@shaafi.io
https://shaafi.io
https://twitter.com/ShaafiMHealth
https://www.instagram.com/shaafimhealth/
https://www.linkedin.com/company/82076154/admin/
____



05/03/2026

Bisha RAMADAN awgeed SHAAFI APP waxa uu qiima dhimis 50% ah kuugu sameeyey adeega La Talinta "VIDEO CALL CONSULTATION", ka faaโ€™idayso fursadan oo la tasho amba waydii Su'aal dhakhtar adigoo goobtaada jooga. Haddaba Soo wac 3177 ama la soo deg App-ka Shaafi https://onelink.to/shaafiapp si aad adeegan u isticmaasho.

๐ŸŽฏShaafi waa fudaydiyaha caafimaadkaaga.

_______
info@shaafi.io
https://shaafi.io
https://twitter.com/ShaafiMHealth
https://www.instagram.com/shaafimhealth/
https://www.linkedin.com/company/82076154/admin/
____



See less

Si fudud uga gooso khaadhadh Cusbitaalada ugu waaweyn ๐Œ๐š๐ ๐š๐š๐ฅ๐š๐๐š ๐‡๐š๐ซ๐ ๐š๐ฒ๐ฌ๐š Appka Shaafi kana rayso kalahaada, safka oo ku ...
04/03/2026

Si fudud uga gooso khaadhadh Cusbitaalada ugu waaweyn ๐Œ๐š๐ ๐š๐š๐ฅ๐š๐๐š ๐‡๐š๐ซ๐ ๐š๐ฒ๐ฌ๐š Appka Shaafi kana rayso kalahaada, safka oo ku hel kaadhka gurigaaga iyo goobtaada. Hadda la soo deg Appka Shaafi https://onelink.to/shaafiapp ama soo wac 3177 si aad balan u qabsato.

> ๐’๐ก๐š๐š๐Ÿ๐ข ๐ฐ๐š๐š ๐ข๐ฌ๐ค๐ฎ-๐ฑ๐ข๐๐ก๐š๐ก๐š ๐›๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐š๐๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐œ๐ฎ๐ฌ๐›๐ข๐ญ๐š๐š๐ฅ๐š๐๐š <
_________________
info@shaafi.io
https://shaafi.io
https://twitter.com/ShaafiMHealth
https://www.instagram.com/shaafimhealth/
https://www.linkedin.com/company/82076154/admin/
________



โ€ŽKu afur Cunto caafimaadkaaga u wanaagsan. โ€ŽAfar(4) cunto oo ka mida kuwa caafimaadka leh;- 1. Cab biyo iyo timir2. Cab ...
26/02/2026

โ€ŽKu afur Cunto caafimaadkaaga u wanaagsan.
โ€ŽAfar(4) cunto oo ka mida kuwa caafimaadka leh;-
1. Cab biyo iyo timir
2. Cab maqar qudaara oo fudud
3. Cun cunto dheeli tiran
4. Cun khudaar
Hadaba Si aad u daawato talooyin caafimaad oo ku saabsan ramadaanta hadda la soo deg Appka Shaafi https://onelink.to/shaafiapp
โ€Ž________
โ€Ž๐Ÿ“ž 3177 - 63 7822224
โ€Ž๐Ÿ“ง Info@shaafi.io
โ€Ž๐ŸŒ www.shaafi.io
โ€Ž
โ€Ž
โ€Ž
โ€Ž
โ€Ž
โ€Ž

Address

Masalaha
Hargeisa
252

Telephone

+252637822224

Website

https://shaafi.io/

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Shaafi posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Shaafi:

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram