10/01/2023
LAABATO- LAFO XANUUN( OSTEOARTHRITIS)
maxay laabato-lafo xanuun (osteoarthritis)?@
xanuun(Arthritis) waa erey guud oo macnaheedu yahay caabuqa labatooyinka. Waxaa jira noocyo badan oo laabato xanuun ah. laabato-lafo xanuun (osteoarthritis) waa nooca ugu badan. Waxay badanaa la timaadaa da'da, waxayna badanaa saamaysaa gacmaha, jilbaha, iyo miskaha.
ay ku kulmaan 2 lafood waxaa sida caadiga ah lagu daboolaa walxo jilicsan oo loo yaqaan carjaw. walaxdani waxay u oggolaanaysaa lafaha in midba midka kale uu aayar dul maro iyada oo aan xanuun keenin.
laabato-lafo xanuunku (osteoarthritis) uu galo lafaha, carjawda ayaa bilowda inay burburto. Marka ay dhamaato carjawdu, lafaha labatooyinku ahi waxay bilaabaan inay is xoqaan midba midka kale. Tani waxay keeni kartaa xanuun, qallafsanaan, iyo barar.
samayn karaa si aan u dareemo ladnaan?@
Si loo yareeyo calaamadahaaga, waxaad awoodaa:
dhowr daqiiqadood marka xanuunkaagu marayo meeshii ugu xumayd - Laakin ha nasin wakhti dheer. Taasi waxay ka dhigi kartaa murqahaaga daciif sidoo kale xanuunkaaga mid daran.
yaree (haddii aad cayilan tahay ama buuran tahay) – Miisaanku waxa uu culays dheeraad ah sarayaa labatooyinkaaga.
jimicsi badan (physiotherapy) - Inaad yeelato muruqyo adag ama xoogan waxay kaa qaadaysaa cadaadiska labatooyinkaaga.
kaa yarayn kartaa xanuunkaaga mustaqbalka fog, xitaa haddii ay xanuun kugu keeneyso marka kowaad ee aad sameyneyso.
jira siyaabo badan oo kala duwan oo lagu helo dhaqdhaqaaq jidheed.
"qalabka caawinta" haddii dhakhtarkaagu kugula taliyo - Qalabkani waxay kaa caawin karaan inay dejiyaan kala-goysyadaada ama ka qaadaan miisaanka. Tusaalooyinka waxaa ka mid ah kabaha la gashado, kabnaha, ul la tageersado.
sisibad kulul ama qabow - Dadka qaarkiis waxay ogaadeen in kulaylka ama qabowgu ay kaa caawiyaan yaraynta xanuunka muddo gaaban.
, fiitamiinnada, ama kaabayaasha ma caawin karaan?@
jirto caddayn xooggan oo ah in kaabayaasha nooc kasta ay ka shaqeeyaan ama ka cawiyaan calaamadaha arthritis-ka.
waa run xitaa glucosamine iyo chondroitin, kuwaas oo ah dawooyin dadku ula muuqda in ay ka cawiyaan arthritis-ka. Haddii aad rabto inaad isku daydo wax kaabis ah ama geedo yaryar, ka hubi dhakhtarkaaga ka hor inta anad qaadan.
jiraan daawooyin aan qaadan karo?@
ahaan, dhakhaatiirtu waxay soo jeediyaan inay laysku dayo waxyaabaha ay ka midka yihiin dhaqdhaqaaqa jidhka, miisaan dhimista, iyo aaladaha caawinta marka h**e.
kuwani aysan kaa caawinin xanuunka, waxay kugula talin karaan daawo. Ikhtiyaarada waxaa ka mid ah dawooyinka u yimaada sida kaniiniyada iyo sidoo kale kiriimyada iyo dhiiqoyin ka maqaarka la mariyo.
qaarkood, dhakhaatiirta ayaa laga yaabaa inay soo jeediyaan irbado la lagu mudo ama laga taago labatooyinka si loo yareeyo xanuunka.
kuwan inta badan looma isticmaalo daawaynta ugu muhiimsan, sababtoo ah waxay shaqeeyaan oo keliya dhowr toddobaad.
Goorma qaliin lagu dawayn kara?
-lafo xanuun (osteoarthritis)arka ay daawaynta kale caawin weydo in ku filan, dadka qaar qaba osteoarthritis ayaa la qalaa. Tusaale ahaan, dadka qaarkiis ayaa qalliin loogu beddelaa jilibaha ama misikaha. Dhakhaatiirta qalliinka ayaa sidoo kale ka shaqeynaya noocyada kale ee qalliinka arthritis-ka.
WQ- Dr. SAED Ileeye MD B.pharm