Nasrudin Hospital

Nasrudin Hospital Nasrudin Hospital is a Multispecialty Hospital Located in Hargeisa, Somaliland Near M.Haybe Local Gov
(1)

20/04/2026

Cisbitaalka Nasrudin qeybtiisa takhasusiga ah ee Kelyaha iyo kaadi mareenka waxa kuugu diyaar ah qalliimada iyo daaweynta Cancerka Kelyaha. Cisbitaalka waxa kuugu diyaar ah Dr Mohamoud Mohamed dhakhtarka Kelyaha & Kaadi Mareenka.
_______________________________________
Kaadhka Dhakhtarka waxaad kagoosan kartaa WhatsApp https://wa.me/message/Y5KRGT44GIVLE1
Si aad ballan uqabsato fadlan wac πŸ“πŸπŸ”πŸŽπŸ‘πŸ— / πŸŽπŸ”πŸ‘πŸ–πŸŽπŸπŸπŸπŸπŸ
[πƒπšπ«π²πžπžπ₯ π‚πšπšπŸπ’π¦πšπšπ & πƒπšπšπ°π¨ π“πšπ²π¨ π‹πžπ‘]

Kusoo dhawoow cisbitaalka Dr Abdikarim Awale Derie, Takhasus sare oo caruurta ah. Waxa uu kahawl gali doonaa cisbitaalka...
14/04/2026

Kusoo dhawoow cisbitaalka Dr Abdikarim Awale Derie, Takhasus sare oo caruurta ah. Waxa uu kahawl gali doonaa cisbitaalka gelinka danbe qeybta suuqa kasoo horjeedka qiblada Masjid Jaamica weyn ee Hargeisa.
_______________________________________
Kaadhka Dhakhtarka waxaad kagoosan kartaa WhatsApp https://wa.me/message/Y5KRGT44GIVLE1
Si aad ballan uqabsato fadlan wac πŸ“πŸπŸ”πŸŽπŸ‘πŸ— / πŸŽπŸ”πŸ‘πŸ–πŸŽπŸπŸπŸπŸπŸ
[πƒπšπ«π²πžπžπ₯ π‚πšπšπŸπ’π¦πšπšπ & πƒπšπšπ°π¨ π“πšπ²π¨ π‹πžπ‘]

Cilladda dareen la’aanta raga ee xagga gogosha (ED) waa dhibaato caafimaad oo caadi ah oo rag badan la kulmaan, laakiin ...
12/04/2026

Cilladda dareen la’aanta raga ee xagga gogosha (ED) waa dhibaato caafimaad oo caadi ah oo rag badan la kulmaan, laakiin inta badan waa la daweyn karaa.
-Haddii aad la kulanto ED (dhibaatada dareen xumada gogosha ee raga), waxaa muhiim ah inaad ogaato in aysan ahayn kaliya dhibaato gaar ah, balse badanaa waxay la xiriirtaa xaalado caafimaad oo kale sida sonkorowga, dhiig karka, ama cudurrada wadnaha.
- Talooyin muhiim ah:
* La xidhiidh dhakhtar si aad u hesho qiimeyn sax ah
* Xakamee cudurrada sida sonkorowga iyo dhiig karka
* Samee jimicsi joogto ah oo ilaali miisaankaaga
* Ka fogow sigaarka iyo walbahaarka xad-dhaafka ah

Xasuusnow: ED waa calaamad laga yaabo inay muujiso dhibaato caafimaad oo qarsoon, daaweyn h**e waxay ka hortagi kartaa dhibaatooyin waaweyn.
La tasho dhakhtar, hana ka xishoon inaad ka hadasho arrintan.

DrMohamoud Mohamed

Qeybta Dhegaha, Sanka & Cunaha waxa aad kahelaysaa adeegga cabbirka maqalka._______________________________________Kaadh...
08/04/2026

Qeybta Dhegaha, Sanka & Cunaha waxa aad kahelaysaa adeegga cabbirka maqalka.
_______________________________________
Kaadhka Dhakhtarka waxaad kagoosan kartaa WhatsApp https://wa.me/message/Y5KRGT44GIVLE1
Si aad ballan uqabsato fadlan wac πŸ“πŸπŸ”πŸŽπŸ‘πŸ— / πŸŽπŸ”πŸ‘πŸ–πŸŽπŸπŸπŸπŸπŸ
[πƒπšπ«π²πžπžπ₯ π‚πšπšπŸπ’π¦πšπšπ & πƒπšπšπ°π¨ π“πšπ²π¨ π‹πžπ‘]

Kaadhka Dhakhtarka waxaad kagoosan kartaa WhatsApp https://wa.me/message/Y5KRGT44GIVLE1Si aad ballan uqabsato fadlan wac...
04/04/2026

Kaadhka Dhakhtarka waxaad kagoosan kartaa WhatsApp https://wa.me/message/Y5KRGT44GIVLE1
Si aad ballan uqabsato fadlan wac πŸ“πŸπŸ”πŸŽπŸ‘πŸ— / πŸŽπŸ”πŸ‘πŸ–πŸŽπŸπŸπŸπŸπŸ
[πƒπšπ«π²πžπžπ₯ π‚πšπšπŸπ’π¦πšπšπ & πƒπšπšπ°π¨ π“πšπ²π¨ π‹πžπ‘]

ADEEG HUFAN OO XIDHIIDH AH XILLI KASTA! 24/7_______________________________________Kaadhka Dhakhtarka waxaad kagoosan ka...
28/03/2026

ADEEG HUFAN OO XIDHIIDH AH XILLI KASTA! 24/7
_______________________________________
Kaadhka Dhakhtarka waxaad kagoosan kartaa WhatsApp https://wa.me/message/Y5KRGT44GIVLE1
Si aad ballan uqabsato fadlan wac πŸ“πŸπŸ”πŸŽπŸ‘πŸ— / πŸŽπŸ”πŸ‘πŸ–πŸŽπŸπŸπŸπŸπŸ
[πƒπšπ«π²πžπžπ₯ π‚πšπšπŸπ’π¦πšπšπ & πƒπšπšπ°π¨ π“πšπ²π¨ π‹πžπ‘]

Astaamaha dhego xanuunka! Latasho Dr Ahmed Bashir, dhakhtarka Dhegaha Sanka & Cunaha____________________________________...
25/03/2026

Astaamaha dhego xanuunka! Latasho Dr Ahmed Bashir, dhakhtarka Dhegaha Sanka & Cunaha
_______________________________________
Kaadhka Dhakhtarka waxaad kagoosan kartaa WhatsApp https://wa.me/message/Y5KRGT44GIVLE1
Si aad ballan uqabsato fadlan wac πŸ“πŸπŸ”πŸŽπŸ‘πŸ— / πŸŽπŸ”πŸ‘πŸ–πŸŽπŸπŸπŸπŸπŸ
[πƒπšπ«π²πžπžπ₯ π‚πšπšπŸπ’π¦πšπšπ & πƒπšπšπ°π¨ π“πšπ²π¨ π‹πžπ‘]

19/03/2026

πŸŒ™βœ¨ Ciid Mubarak βœ¨πŸŒ™

Nasrudin Hospital waxay hambalyo diirran u dirayaa dhammaan ummadda Muslimiinta, gaar ahaan reer Somaliland.

Waxaan idiin rajaynaynaa ciid farxad leh oo ku dheehan caafimaad, nabad iyo barwaaqo. Ilaahay ha inaga aqbalo cibaadadii, hana inagu gaadhsiiyo kuwo kale oo badan inagoo caafimaad qabna.

Ciid wanaagsan! πŸ€²πŸ’™

"QEYBTA DARYEELKA GAARKA AH EE CARUURTA NICU"_______________________________________Kaadhka Dhakhtarka waxaad kagoosan k...
16/03/2026

"QEYBTA DARYEELKA GAARKA AH
EE CARUURTA NICU"
_______________________________________
Kaadhka Dhakhtarka waxaad kagoosan kartaa WhatsApp https://wa.me/message/Y5KRGT44GIVLE1
Si aad ballan uqabsato fadlan wac πŸ“πŸπŸ”πŸŽπŸ‘πŸ— / πŸŽπŸ”πŸ‘πŸ–πŸŽπŸπŸπŸπŸπŸ
[πƒπšπ«π²πžπžπ₯ π‚πšπšπŸπ’π¦πšπšπ & πƒπšπšπ°π¨ π“πšπ²π¨ π‹πžπ‘]

12/03/2026

Dr Abdirahman Nuux ayaa kaqayb galay Kulanka Afur wadareedka Dhakhaatiirta oo kaqabsoomay magaalada Hargeysa.

12/03/2026

Address

Https://maps. App. Goo. Gl/CoJqVkQYEGQRvcmJ 6
Hargeisa

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Nasrudin Hospital posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Nasrudin Hospital:

Share

Category