Iron Lady medical page

Iron Lady medical page I write this page parts of health and motivation pregnant women

Marka hooyada uurka leh uu dhaawac ka soo gaaro xubin ka mid ah jirkeeda, uurjiifku ayaa usoo diraa unugyada asliga ah (...
06/12/2023

Marka hooyada uurka leh uu dhaawac ka soo gaaro xubin ka mid ah jirkeeda, uurjiifku ayaa usoo diraa unugyada asliga ah (Stem Cells) si ay u daweeyaan una hagaajiyaan xubintaa dhaawacantay!!.

Wakhti padan oo aynu kala maqnayn sorry wn soo laaptayWaa maxay fooshu?Hooyada mas’uuliyad k**a saarno in ey maareyso xa...
01/06/2023

Wakhti padan oo aynu kala maqnayn sorry wn soo laaptay
Waa maxay fooshu?
Hooyada mas’uuliyad k**a saarno in ey maareyso xaaladaha foosha laakiin waxaa qasab ah in ey wax ka ogtahay, xaaladda foosha iyo waxa eytahay cilmi ahaan. Foosha waxa ey uqeybsantaa labo qeybood, mid run ah oo ilmuhu kuyimaado iyo mid been ah oo xanuun ookaliya kuheysa hooyada:

Foosha Caadiga ah (Normal labour):

Waxa ey leedahay riixid isdaba joogta: Spontaneous expulsion.

Ilmuhu waxa uu soomaraa kanaalka dhalmada, laguma qalo: Through birth canal.

waqtiga ugubadan ee lafoosho waa 24saacadood: Within 24hrs.

Waa fool aan dhiblasocan oo sicaadi ah loodhalo: Without complication.



Foosha Runta Ah Maxaa Lagu Yaqaan?:

Waxaa lagu yaqaanaa xanuun caloosha hoose kabilaawda kuna fida ilaa dhabarka iyo mindhicirada.

Sidookale waxaa furma saxaaxa.

Yixda oo dilaacda.

Ilmaha oo hoos u soo daga, madaxa ilmaha oo ladareemo in uu soodagay.

F.G waa calaamadaha ugu muhiimsan ee lagu yaqaan foosha saxda ah.



Marxaladaha Foosha (Stage of labour):

Foosha waxaa looqeybiyaa seddex qeybood ama marxaladood, marxalad walibana waxa ey kaduwantahay marxaladaha kale.

1. Marxaladda koowaad -First stage-:

Waxa ey billaabataa:isla marki xanuunka runta ah uu bilaawdo.

waxa ey ku egtahay marxaladdaan marki uu minka furmo guud ahaan illaa 10cm, Ends:with full cervical dilation(10cm)..

Marxaladdaan waxa ey socon kartaa inta udhaxeysa 12-18saacadood.



2. Marxaladda labaad -Second stage of labour-:

Waa marxaladda uu ilmuhu kaga soobaxo caloosha hooyada kuna yimaado banaanka: marki uu furmo guud ahaan minka waxa kuxiga waa in uu ilmuhu dhashaa, sidaa owgeed marxaladdaan waa middii uu canuga kudhalanaayay.

Waxa ey billaabataa marka uu minka wada furmo.

Waxa ey ku egtahay marki uu canuga soowada baxo, ee uu banaanka yimaado.

Muddada ey socon karto waa 1-2saac.



3. Marxaladda Seddexaad (Third stage of labour):Marxaladdaan waa soo bixitaanka ibida, markii uu canuga dhasho waxa ku xiga ee lasugaayo ayaa ah in ibida laga soo saaro hooyada.

Waxa ey billaabataa marka uu canugga soowada baxo.
Waxa ey dhammaataa marki lasoo saaro ibida iyo wixi minka kujiray oo idil.
Waqtiga ey qaadaneyso marxaladdaan waa 10 – 30 daqiiiqo.
Waxaa ugu adag marxaladda koowaad oo ah tan ugu waqtiga dheer waa inta ey hooyadu foolaneyso, xilligaan culeesku waxa uu saaranyahay hooyada. Marxaladaha kale culeeskooda waxa uu saaranyahay waa xirfadlayaasha caafimaadka gaar ahaan umilasada.

Side Loola Tacaalaa Marxaladda Koowaad (Management of first stage of labour):

Xaaladdaan waxa ey bilaabataa marka saxaaxa(minka) si dhameystiran u furmo(full dilatation).

Hooyada waa in lageeyaa qolka umulisada, si degdeg ah ayay xaalad waliba ku dhali karta.

Waxaa qasab ah in ey xaadir ahaato umuliso xirfad wanaagsan iyo qibrad u leh ka umulinta hooyada, si ey u xaliso hadii ey yimaadaan dhiig bax, canuga oo kafka ku dhaga, tabardarri, booska oo ciriiri noqda iyo kuwo kale. Sidookale waxaa qasab ah umulisada in ey digtoonaato si ey uga hortakto isku furanka yimaada xiliga dhalmada.



Side Loola Tacaalaa Marxaladda Seddexaad (Management of third stage of labour):

Marxaladda seddexaad waxa ey ubbaahantahay digtooni iyo fiiro dheer, intabadan waa lafududeystaa waxaana kayimaada halis badan oo qatar galinkara nafta hooyada sida:

Haddii ibida siddagan loo soosaari waayo ama lahubsan waayo in ey soo wada baxday iyada oo idil waxaa ka imaan kara dhiig bax, kaas oo sababi kara in ey hooyadu udhimato.

Kumanaan hooyoooyin Soomaaliyeed ah ayaa udhinta sanad waliba dhiig baxa dhalmada kadib yimaada.

Waana wax aad ufudud in laxaliyo dhiig baxaas. Hadaba hooyo uyeelo aqoon dheeri ah oo waliba xeeldheer sida aad naftaada udaryeeli lahayd uurka intaad leedahay iyo kadib-ba.

Ibida waa wax aad ummooddo xinjiro meel la’isku keenay oo dabool looga dhigay xuubka caarada oo kale!! Ma’iga diidi kartaa xinjiro adag oo xuub caaro lagu daboolay in ey sifudud udillaaci karto marwaliba? Jawaabtu waa maya?. Marwaliba oo ibida lagasoosaaro hooyada waxaa qasab ah in lahubiyo xuubka ibidi oo sifiican loo fiiriyo, haddii uu dillaacsanyahay macnaheedu waa in cad looga soo dhax tagay minka.

F.G: marwaliba maskaxda ku haay inta minka uu ku dhax jiro cad yar ama xinjir yar maxirmaayo minka, sidookale inta uu minka furanyahay waxa aad maskaxda kuheysaa in uusan dhiig baxa joogsanayn, dhibaataduna sii badan karto. Sidaa awgeed waxa aan kulatalin lahaa umulisooyinka buuggaan aqrisanayaan in e kudadaalaan badbaadinta nafaha hooyooyinka Soomaaliyeed una sharxaan wax badan.



Jarriinka –Episiotomy: faa’iidada iyo khasaaraha

Jarriinka(Episiotom) waa Jarriin lagu jarayo hooyada perineum keeda (meesha u dhaxeysa dabada iyo ferjiga). Inta lagu gudajiro dhalmada. Sababata ayaa ah in laga cabsanaayo in xuubka hooyadu dillaaco marka ilmaha madaxiisu uu soo galo kafka. Umulisada inta eysan kujarin kahor waxa ey qiyaaseysaa in canugga uu soomarikaro meeshaan oo ey kufilantahay, haddii la’arko in canugga madaxiisa uu san soomari krin halkaan waxaa qassab nagu ah in aan jarno si ey meeshu waasac unoqoto, hooyada iyo canugeedana uusan dhib usoogaarin. Haddii ilmaha lagu soojiido biro waxaa aad uqatarbadan in uu dillaaco xuubkaas udhaxeeya dabada iyo farjiga. Cilmi baaris lasameeyay ayaa muujisay in ey qatar badan ka imaan karto marki la’isticmaalo biraha, isla markaasna ey hooyadu isku furmi karto.

Meeshi lajaray waxaa lagu sameeyaa tolliin si eysan dhiigbax ukeenin, tolliinku waxa uu kuxiranyahay illaa iyo meeshi lajaray hadii ey gudaha jirto waxaa loobaahanyahay in gudaha laga sootolo.

The Iron Lady medical page

Marxaladaha uurka: wax kasta oo aad u baahan tahay inaad ogaatoLaba xarig oo casaan ah ayaa badali kara nolosha qofka il...
28/01/2023

Marxaladaha uurka: wax kasta oo aad u baahan tahay inaad ogaato

Laba xarig oo casaan ah ayaa badali kara nolosha qofka ilbiriqsi gudahood. Waxaa jira ka hor iyo kadib baaritaanka guriga iyo kacdoon gudaha ah oo soo ifbaxaya markay haweeneydu ogaato inay ilmo uurkeeda ku sidato. Kalandarka ayaa noqda wehel aan kala maarmi karin heerarka uurka: wax kasta oo aad u baahan tahay inaad ogaato wuxuu ku ururaa xawaare aan caadi aheyn oo xasuusta ah, iyadoo looga dan leeyahay in la ilaaliyo macluumaadka ugu badan ee suurtogalka ah.
Tani waa sababta oo ah waa adduun cusub oo aan bilaabayno inaan safrinno, waddo aan markii ugu horreysay ku soconnay, oo ay ka buuxaan daqiiqado gaar ah, oo leh jir is beddelaya bil ka bil, toddobaad ilaa toddobaad. Ogow iyada isbedelka uurka waxay muhiim u tahay dumar badan. Waxaa jira kuwa kale oo, dhanka kale, doorta dabiiciyan gaar ah markay tahay in la maro xilligan nolosha. Wixii h**e, macluumaadku waa muhiimadda ugu weyn.
Marxaladaha uurka, saddexda bilood ee ugu sarreysa

Waa wax xiiso leh laakiin dhammaantood heerarka uurkaWaa inaad ogaataa in saddexda bilood ee h**e ay muhiim yihiin. Saddexda bilood ee ugu horreeya waa midka aan waxba u muuqan inay dhacaan. Qofna ma ogaanayo uurka, calooshu ma aysan soo bixin, lammaanayaal badan xitaa waxay doortaan inay warka sir ka dhigaan. Si kastaba ha noqotee, kacaan ayaa ka dhaca gudaha.
Marka ukunta la bacrimiyo, jidhku wuxuu bilaabaa inuu la qabsado gobolka cusub xawaare dhakhso leh. Isbedelada hormoonku waxay u muuqdaan qaab calaamado, mararka qaarkood way xoog badan yihiin mararka qaarkoodna aad bay u jilicsan yihiin. Lalabbo, diidmada aromada qaarkood, karaahiyo, hurdo ama hurdo la'aan ayaa soo muuqan kara. Waxaa jira haween aan la kulmin astaamo halka kuwa kale ay u dareemaan xaalada isla markiiba isbadaladaan awgood.
Maxay Dumarku u dareeman kulayl xiliga uurka
Waa mid ka mid ah heerarka uurka ka xoog badan, maxaa yeelay jidhku wuxuu la qabsanayaa xaaladda cusub. Dhiiggu wuu kordhaa, hormoonnada ayaa tarma oo calaamadaha ku reeya cuduradan aan u malaynaynin wax walaac ah. Waxaa muhiim ah in la ilaaliyo cunto wanaagsan iyo fuuq celin iyo in la ixtiraamo baaritaanada caafimaadka iyo qalabka ugu sarreeya.
Kuwa kala duwan heerarka uurka, waxaad u baahan tahay inaad ogaato waa in saddexdaas bilood ilmuhu ku samaysmo qaab dhismeedkiisa. Maaddaama bilaha soo socda ilmuhu durbaba la dhisi doono, oo ay weheliyaan dhammaan xubnahooda, oo kaliya ayaa hadhsan inuu koro oo uu dhammaystiro horumarkiisa.

Waxaad si maalin le ah halkan ugala socondoonta marxaladaha kala duwan ee uurku maro
Maanta haynoo joogto
First trimester ka h**e ama 3 bilood ee uurka ugu h**eeya wixi su,aala comment noogu reeb
Iron lady medical page

09/11/2022

Cervical dilation assessment

22/06/2022

Breech delivery procedure

10/04/2022

Want an IUD?

FIND A HEALTH CENTER

What does IUD stand for?

IUD stands for Intrauterine Device (basically: a device inside your uterus). It's a small piece of flexible plastic shaped like a T. Sometimes it’s called an IUC — intrauterine contraception.

What are the types of IUDs?

There are 5 different brands of IUDs that are FDA approved for use in the United States:

Paragard,

Mirena,

Kyleena,

Liletta, and

Skyla.


These IUDs are divided into 2 types:

hormonal IUDs (Mirena, Kyleena, Liletta, and Skyla).

copper IUDs (Paragard) and

The Paragard IUD doesn’t have hormones. It’s wrapped in a tiny bit of copper, and it protects you from pregnancy for up to 12 years.
The Mirena, Kyleena, Liletta, and Skyla IUDs use the hormone progestin to prevent pregnancy. Progestin is very similar to the hormone progesterone that our bodies make naturally. Mirena works for up to 7 years. Kyleena works for up to 5 years. Liletta works for up to 7 years. Skyla works for up to 3 years.

How do IUDs work?

Both copper IUDs and hormonal IUDs prevent pregnancy by changing the way s***m cells move so they can't get to an egg. If s***m can’t make it to an egg, pregnancy can’t happen.
The Paragard IUD uses copper to prevent pregnancy. S***m doesn’t like copper, so the Paragard IUD makes it almost impossible for s***m to get to that egg.
The hormones in the Mirena, Kyleena, Liletta, and Skyla IUDs prevent pregnancy in two ways: 1) they thicken the mucus that lives on the cervix, which blocks and traps the s***m, and 2) the hormones also sometimes stop eggs from leaving your ovaries (called ovulation), which means there’s no egg for a s***m to fertilize. No egg, no pregnancy.
One of the awesome things about IUDs is that they last for years — but they’re not permanent. If you decide to get pregnant or you just don’t want to have your IUD anymore, your nurse or doctor can quickly and easily take it out. You’re able to get pregnant right after the IUD is removed.

Can IUDs be used as emergency contraception?

Yes! The Paragard, Mirena, and Liletta IUDs work super well as emergency contraception. If you get one of these IUDs put in within 120 hours (5 days) after unprotected s*x, it’s more than 99% effective. It’s actually the most effective way to prevent pregnancy after s*x.
Another great thing about using an IUD as emergency contraception: you can keep it and have really effective birth control that you can use for up to 7 to12 years (depending on which kind you get). The other kind of emergency contraception is the morning-after pill. You can take it up to 5 days after unprotected s*x to reduce the risk of pregnancy.

Sidaad ku ogaan kartaa inaad adiga iyo ilmahaaguba aad cafimaad qabtaan intaad uurka leedahay?Waxaad ku ogaan kartaa ina...
07/01/2022

Sidaad ku ogaan kartaa inaad adiga iyo ilmahaaguba aad cafimaad qabtaan intaad uurka leedahay?

Waxaad ku ogaan kartaa inaad tahay hooyo cafimaad leh oo uurkeeduna yahay mid cafimaad qaba sidan.

Inaad la la samayso xidhiiidh joogtaa dhaakhaatiirta!
Inaad la socoto si joogtaa cafimaadka naftaada iyo ka cunugaba oo aad is baartid kolba sida uu yahay cafimaadkaagu, waayo waxay kuu suurto galinaysaa inaad ka war qabto sida uu yahay cafimaadkaagu iyo ka ilmahaaguba.
Waxa kaloo uu kuu suurto galinayaa baaritaankaasi, in la qiimayn karo xaalka uu uurkaagu ku sugan yahay.
Maxaa looga baaahanyahay hooyada uurka leh inay samayso?

Waxaad cuntaa waxyaabo aaney naftaada dhib gaarsiineynin sida Buskutka IWM.
Ina aadan badsan cuntada, markaad wax cunaysid.
Badso inaaad cabto biyaha
Ka fogow inaad cunto waxyaalaha macaan subixii. Waxa kuu wanaagsan in ay cuntadaadu noqoto cunto fudud,
Ka fogow inaad qaado waxyaabaha calculus.
Maxaa keena cago bararka? Maxaase looga baahanyahay hooyadu inay samayso markaas?

Cagaha oo barara: waxaa sabab u ah cadaadis ilmo galeenka oo saameyn ku yeesha unugyada wareega ee dhiiga oo ka imaanaya laf dheerta lugta , si gaar ah waxa ay yimaadaan bilaha danbe ee Uurka.

Marka ay xaaladahan oo kale ay yimaadaan waxaa wanaagsan hooyada Uurka leh in ay yareyso qaadashada waxyaabaha ka sameysan cusbadda ,ln qeybo ka mid ah maalintii ay yara raaxeysato iyadoo dhabar dhabar isku tuureysa gogosheeda sarena u qaadeysa labada cagood

Xanuunada Dhabarka: waa wax iska caadi ah , si xanuunadaasi ay kaaga yaraadaan , waxaad sameysaa howlaha jirdhiska fudud sida Istaag /Fariiso IWM , waxaad isticmaashaa kabaha aad raaxada ka qaadan kartid. Ka fogow inaad qaadid waxyaabo aad u culus.

Hooyada uurka leh iyo dadka kale eek u nool meelaha huurka leh waa inay qataan dawooyinka gooryaanka waayo waxa ku dhici karta dhiiig yaraan, dhiig yaraantuna waxay dhib ku tahay hooyada iyo ilmaha yare e dhalayso.

Maxaa ka dhalan kara dhiiig yaraanta hooyada.?

Hooyada dhiig la,aantu hayso ee uurka lehi waxay khatar u tahay inay dhiciso ilamaha, calaamado jahwareer leh iyo dhimasho ay lasoo daristo marka dhalmada. Caruurta ay dhalaan haweenka dhiigyaradu hayso waxay ku dhashaan culays hooseyn maskax yaraan, heerkooda dhimasho oo sareeya iyo difaaca jirkooda oo liita. Waxa kaloo hoosaynaysa maskaxdooda oo fahankoodu uu yaraanayaa caruurtaas.

Hadaba sidaynu uga kor tagi kartaa dhibtaas.

Kor u qaadid cuntooyinka ayadoo lagu darayo kuwa hodanka ku ah macdanta (iron) sida hilibka iyo beerka.
Ku dhiiri galin qoysaska inay u haystaan cunto ahaan xayawaanada la dhaqo sida digaaga iyo ariga.
Il la siyo hooyada uurka ka dib fitamiin ama dawada feero.
– in marka ay caruurtu dhalato in la siiyo nuujin waafiya lixda bilood ee ugu h**eysa.Insha Allaah waan sii wadi doonaa waxyaabaha ku saabsan cafimaadka hooyada uurka leh iyo kuwa kaleba

Kala zoco talooyin caafimaad mar walpa
Halkan

Waa dhagaxii lagu dul istaajiyay habeenkii la dheelminaayey suubanaheenaﷺ. الصخرة التي عرج منها رسول الله ﷺ إلى السماءحب...
26/11/2021

Waa dhagaxii lagu dul istaajiyay habeenkii la dheelminaayey suubanaheenaﷺ.

الصخرة التي عرج منها رسول الله ﷺ إلى السماء
حبيبي يا رسول الله.

Sido kale goobtaan xiligaan la joogo waxaa aad ugu dul baroorta yahuuda Qudus xooga ku dagan ayaga oo ka barakeeysanayo.

Waa goob taariikhi ah kuna xusan dhamaan kutubadii samaawiga ahaa Ee la soo dajiyay samada.

Waa habeenimo jimca ah aan ku sallino xabiibkeena Muxamadﷺ.

-Anam

2015kii Sawirqaade ruush ah Vadim Trunov ayaa qabtay sawirkan Dibigaalle iyo shimbir u eg iney wada qaadanayaan wakhti w...
09/10/2021

2015kii Sawirqaade ruush ah Vadim Trunov ayaa qabtay sawirkan
Dibigaalle iyo shimbir u eg iney wada qaadanayaan wakhti wada sheekeysi ah.

Address

Hargeisa

Telephone

+252634379633

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Iron Lady medical page posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Iron Lady medical page:

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram