Indo Gargaar Metro Cardiac Center

Indo Gargaar Metro Cardiac Center Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Indo Gargaar Metro Cardiac Center, Medical and health, Gargaar Hospital Road, Hargeisa.

The first Cardiac Hospital in the horn of Africa with capabilities to almost all major cardiac procedures including Angioplasty, Angiogram and permanent pacemaker.

11/03/2026
11/03/2026

Welcome to Indo-gargaar Metro Cardiac Center Hargeisa Somaliland

11/03/2026
Xafladii Xidhitaanka barnaakijka Qaliimada laysarka ee wadnaha ee caruurta. Halkaas oo lagu guulaystay dhamaan 15 kii Ca...
07/03/2026

Xafladii Xidhitaanka barnaakijka Qaliimada laysarka ee wadnaha ee caruurta. Halkaas oo lagu guulaystay dhamaan 15 kii Caruur ahaa ee laqalay. Faliga Allah.
Ayaa kaqabsoontay cusbitaalka Gargaar 1 Multispeciality & teaching Hospital qaybtisa wadnaha Indo-gargaar. Qaliimada ayaa ah kuwo

Waxa toos uga bilaabmay Cusbitaalka Gargaar 1 Multispeciality & teaching Hospital qaybtiisa wadnaha Qaliimadii Caruurta ...
03/03/2026

Waxa toos uga bilaabmay Cusbitaalka Gargaar 1 Multispeciality & teaching Hospital qaybtiisa wadnaha Qaliimadii Caruurta ee wadnaha.

kuwaas oo h**e u sameyay in kabada 500 qaliin oo wadanaha caruurta ah dhamantoodna lagu gulaystay.

Sidii cadadu ahayd waxa ay samaynayan qalino iyo badhitano heer sareya oo lagu oganayo badqabka wadnaha caruurta.
Waxan ugu busharaynayna cid kasta oo danaynaysa in kusoo dhawadaan laga bilaabo 04/03/2026 ilaa 05-03-2026.
Isdiwan galintuna waxay ka socota gargaar multispeciality hospital qaybtisa wadnaha ee indogargaar metro cardiac center.
Ka faidaysi wanagsan.

28/02/2026

Waxa dhamaan bulshada la ogaysinayaa in dhawaan imandoonan dhakhaatiirtii qalimada wadnaha caruurta, sidaa daraded cidwalba oo kacabanaysa xanuunada wadnaha in ay lasso xidhiidhan xarunta guud ee Cusbitaalka GarGaar-1 Multi-speciality Gargaar 1 Multispeciality & teaching Hospital qaybtisa Indo-gargaar.

Dhamaan Maamulka iyo shaqaalaha Cusbitaalku waxay Dhambaal Hambalyo udirayaan guud ahaan Umada Muslimka  Farxada Curasha...
18/02/2026

Dhamaan Maamulka iyo shaqaalaha Cusbitaalku waxay Dhambaal Hambalyo udirayaan guud ahaan Umada Muslimka Farxada Curashada Bisha Barakaysan ee Ramadan 🌙.
Ramadan Mubarek.! Waxan Illahay kabaryaynaa inuu inta bugta Caafimaad sareecana siiyo, Cibaado suuban iyo Camal Maqbuulo ah.


10/02/2026

Halkan kaga bogo, si kooban adeegyada qaliimada wadnaha ee Furan ee Caruurta, kuwaas si dhamaystiran looga fuliyo Indo-gargaar Gargaar 1 Multispeciality & teaching Hospital iyo mahadnaqa waliidinta.
FG. Waan haysanaa Ogolaashaha waalidinta an waraysanay.

01/02/2026

Agaasimaha Guud ee Wasaarada Horumarunta Cafimaadka Jamhuuriyada Somaliland. Mud. Dr. Ahmedzaki kalmadii uu kayidhi Xafladii Xidhitaanka barnaakijka Qaliimada furan ee wadnaha caruurta.
Agaasimuhu waxa uu aad iyo aad u boo gaadiyay dadaalka iyo doorka muhiimma ah ee cusbitaalka Gargaar 1 Multispeciality & teaching Hospital iyo qaybtisa wadnaha Indo-gargaar ugu jiro bulshada.

21/01/2026

Wise words from Dr Musthafa Janeel a Highy experienced pediatric cadio-thorasic surgeon of ours.

21/01/2026

Meet Dr. Rajeesh Kumar. A prominent Pediatric intervention cardiologist from our centre, ejo had successfully accomplished hundreds of interventions throughout Africa asia and like

21/01/2026

Kalmadii Caaqil Jaambiir. Ee madashii lagu soo Afmeeray Dufcadii 24aad ee Qaliimada wadnaha indogargaar ee Cusbitaalka Gargaar 1 Multispeciality & teaching Hospital

Address

Gargaar Hospital Road
Hargeisa

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Indo Gargaar Metro Cardiac Center posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Indo Gargaar Metro Cardiac Center:

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram