DAWO-SAME Poly Clinic

DAWO-SAME Poly Clinic Dawo-same poly clinic Waa xarun caafimaad casri ah oo lagaaga furay magaalada hargaysa .

Adeegyada cafimaad ee aad ka helayso waxa kamida ; Hooyada iyo dhallaanka, Cudurada guud, Lasocodka dhiikarka iyo macaanka, Daawaynta qanjaha dhagaha iyo sanka ...

02/03/2022
19/02/2022

BISHAARO FURSAD QAALIYA

18/02/2022

BISHAARO BISHAARO DHAMAAN DADWAYNAHA KU DHAQAN CAASIMADA HARGAYSA WAXA LA OGAYSIINAYAA IN DAWO-SAME CLINIC &PHARMACY UU KUU DIYAARIYAY DHAMÀN ADEEGYADA AY U BAAHANYIHIIN HOOYADA UURKA LEH IYO DHALAANKA IYO SIDOO KALE COMPUTER-KA UURKU JIRTA OO BILAASH AH (LACAG-LA AAN ) SIDOO KALE WAXAA LACAG LA AAN AH LA KULANKA DOCTOR-KA XANUUNADA GUUD IYO DOCTOR KA HOOYADA IYO DHALAANKA .

WIXII FAAHFAAHIN AH KALA XIDHIIDH : 0633363339

12/01/2022

BISHAARO BISHAARO DHAMAAN DADWAYNAHA KU DHAQAN CAASIMADA HARGAYSA WAXA LA OGAYSIINAYAA IN DAWO-SAME CLINIC &PHARMACY UU KUU DIYAARIYAY DHAMÀN ADEEGYADA AY U BAAHANYIHIIN HOOYADA UURKA LEH IYO DHALAANKA IYO SIDOO KALE COMPUTER-KA UURKU JIRTA OO BILAASH AH (LACAG-LA AAN ) SIDOO KALE WAXAA LACAG LA AAN AH LA KULANKA DOCTOR-KA XANUUNADA GUUD IYO DOCTOR KA HOOYADA IYO DHALAANKA

12/01/2022

OGaysiis OGaysis OGaysiis bulshada reer somaliland

KA FAAIIDAYSI WACAN
11/01/2022

KA FAAIIDAYSI WACAN

09/12/2021

OGAYSIIS CAAFIMAAD OO MUHIIM AH
Xarunta caafimaad ee Dawo-same clinic waxa kuugu diyaar ah labada galinba Dr- Maxamed Mustafe oo ku takhasusay daawaynta macaanka, dhiig-karka iyo wadna-xanuunka .
FG : Waa dhakhtarkii ka haw-gali jiray dhakhtarka BILAAL ee magaalada Dire-dawa .

Dawo-same poly clinic Waa xarun caafimaad casri ah oo lagaaga furay magaalada hargaysa . Adeegyada cafimaad ee aad ka helayso waxa kamida ; Hooyada iyo dhallaanka, Cudurada guud, Lasocodka dhiikarka iyo macaanka, Daawaynta qanjaha dhagaha iyo sanka ...

BUSHAARO CAAFIMAAD OO MUHIIM AH !!DAWO-SAME POLY CLINIC Waxa uu kuusoo kordhiyay Shaybaadhka COMPUTER KA (ULTRASOUND) oo...
21/11/2021

BUSHAARO CAAFIMAAD OO MUHIIM AH !!

DAWO-SAME POLY CLINIC Waxa uu kuusoo kordhiyay Shaybaadhka COMPUTER KA (ULTRASOUND) oo casri ah kaasi oo laga bilaabo (Isniin November 22 illaa Khamiis November 24 2021) laguugu samayn doono si BILAASH ah .

DAWO-SAME POLY CLINIC Waa Xarun caafimaad casri ah oo lagaaga furay magaalada Hargaysa gaar ahaan xaafadda Jigjiga-yar kasoo hor jeedka Safari hotel , ama Halkii ay ku taalay xaruntii caafimaad ee (Allaah ha u naxariisto) e Dr Cabdiraxmaan Cabdilaahi Maxamed (Cabdiraxmaan Geel) ,
Wixii faahfaahin dheeraad ah kala xidhiidh 0633363339 / 0634638128
Email : Xasanabdilaahk747@gmail.com

BUSHAARO CAAFIMAAD OO MUHIIM AH !!DAWO-SAME POLY CLINIC Waxa uu kuusoo kordhiyay Shaybaadhka COMPUTER KA (ULTRASOUND) oo...
21/11/2021

BUSHAARO CAAFIMAAD OO MUHIIM AH !!

DAWO-SAME POLY CLINIC Waxa uu kuusoo kordhiyay Shaybaadhka COMPUTER KA (ULTRASOUND) oo casri ah kaasi oo laga bilaabo Berri (Isniin November 22 illaa Khamiista November 24 2021) laguugu samayn doono si BILAASH ah .

DAWO-SAME POLY CLINIC Waa Xarun caafimaad casri ah oo lagaaga furay magaalada Hargaysa gaar ahaan xaafadda Jigjiga-yar kasoo hor jeedka Safari hotel , ama Halkii ay ku taalay xaruntii caafimaad ee (Allaah ha u naxariisto) e Dr Cabdiraxmaan Cabdilaahi Maxamed (Cabdiraxmaan Geel) ,
Wixii faahfaahin dheeraad ah kala xidhiidh 0633363339 / 0634638128
Email : Xasanabdilaahk747@gmail.com

Address

Jigjiga-yar, Safari Area
Hargeisa
00252

Telephone

+252633363339

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when DAWO-SAME Poly Clinic posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to DAWO-SAME Poly Clinic:

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram

Category