Dr Mohamud Ali Geereh

Dr Mohamud Ali Geereh Hargeisa City

TACSI IYO GEERI NAXDIN LEH Waxa caawa fiidkii aan kusoo aasney Xabaalaha Halleeya Marxuum Mustafe J. Gaas Giire ( Mustaf...
06/12/2025

TACSI IYO GEERI NAXDIN LEH
Waxa caawa fiidkii aan kusoo aasney Xabaalaha Halleeya Marxuum Mustafe J. Gaas Giire ( Mustafe Jaamboo) oo shaley barqaddii uu gaadhi ku jiidhay Mall-ka hadhwanaag agtiisa, ama u dhaw Biriisha weyn ee badhtamaha Hargeysa. ILLAAHAY waxaan ka baryeyaa inuu naxariistii Janno ka waraabiyo AAMIIN EHELKII iyo Asxaabtiina uu samir iyo Iimaan ka siiyo AAMIIN AAMIIN Inshaa Allaahu.

05/12/2025
05/12/2025

MAXAA KACDOON LOOGA SAMEYN WAAYEY MARKII BAD & DHULBA AQOONSI LAGU BEDESHAY - INTA XEER QABIIL LEEYAHAY XAFLADIISA LAGU MUDAHARAADAYO ? ! !

04/12/2025
02/12/2025
02/12/2025
Madaxweyne h**e Mudane Daahir Rayaale Kahin iyo AHUN Madaxweyne h**e  Marxuum Axmed Siilaanyo oo ciidan illaalo ah iyo k...
01/12/2025

Madaxweyne h**e Mudane Daahir Rayaale Kahin iyo AHUN Madaxweyne h**e Marxuum Axmed Siilaanyo oo ciidan illaalo ah iyo kolonyo shacab ah iyagoo wata weligood lamey soo gelin Garoonka Cigaal Int. Airport, xitaa markey ka dhoofayaan ama ka soo degayaan ciddiba ma ogaan jirin.

ILLAAHAY waxaan ka baryeyaa inuu naxariistii Janno ka waraabiyo Madaxweyne h**e iyo halyeygii dhidibadda u taagay Xisbiga Kulmiye Marxuum Axmed Siilaanyo. AAMIIN AAMIIN.

01/12/2025

Madaxweyne h**e Dahir Kaahin iyo AHUN Madaxweyne h**e Axmed Siilaanyo si degan oo aan ilaallo hubeysan wadan bay uga dhoofi jireen Garoonka maxaase buuqan keenay.

Address

Dumbuluq Street, Senior Lecturer UoH
Hargeisa

Telephone

+252634424281

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dr Mohamud Ali Geereh posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram

Category