Human Care Diagnostics Ltd Somaliland

Human Care Diagnostics Ltd Somaliland Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Human Care Diagnostics Ltd Somaliland, Medical Equipment Supplier, Sha’ab Area, Behind Imperial Hotel Hargeisa, Hargeisa.

Human Care Diagnostics Ltd have pioneered the-distribution of-medical supplies, Laboratory, Instruments, Diabetes care products and reagents in Somalia, Somaliland, Djibouti and Ethio-Somali Regions Human care diagnostics is driven diagnostics product and innovation that help to improve human health, we offer a wide range of product and services that benefit patients,health care provider, and pharmaceutical medical device companies, life insurance

Macamiisheenna sharafta leh saacadaha shaqada bisha Barakeysan ee Ramadaan Waxa aanu u shaqayn doonaa sidan 7:00 subaxni...
25/02/2026

Macamiisheenna sharafta leh saacadaha shaqada bisha Barakeysan ee Ramadaan Waxa aanu u shaqayn doonaa sidan
7:00 subaxnimo – 12:30 duhurnimo & 1:30 duhurnimo
– 5:30 galabnimo Mahasanidiin

♠Human Care Diagnostics Ltd!!♠  BA-88A Semi automated chemistry AnalyzerCALL: ☎️ 520044 ☎️ 513422 ☎️520043
25/02/2026

♠Human Care Diagnostics Ltd!!
♠ BA-88A Semi automated chemistry Analyzer
CALL: ☎️ 520044 ☎️ 513422 ☎️520043

Waxan si guul le ugu soo dhammaystirnay rakibaadda Mannequin-ka Tababarka Caafimaadka ee tayada sare leh ee Cisbitaalka ...
24/02/2026

Waxan si guul le ugu soo dhammaystirnay rakibaadda Mannequin-ka Tababarka Caafimaadka ee tayada sare leh ee Cisbitaalka Jaamacadda Edna Adan.

Rakibaaddan ayaa ah tallaabo kale oo h**e loo qaaday oo lagu taageerayo waxbarashada caafimaadka iyo tayeynta adeegyada caafimaad . Kooxdayadu waxay hubisay in qalabka loo diyaariyay si dhammaystiran, lana tijaabiyay si uu u waafaqo heerarka ugu sarreeya ee tababarka.

Anaga oo ah Human Care Diagnostics, waxaa naga go'an inaan sii wadno keenista xalalka caafimaad ee horumarsan, rakibaad xirfad sare leh, iyo taageero dhameystiran oo la isku halayn kar.

♠Human Care Diagnostics Ltd!!♠  BC-5000 fully atomated hematology analyzerCALL: ☎️ 520044 ☎️ 513422 ☎️520043
23/02/2026

♠Human Care Diagnostics Ltd!!
♠ BC-5000 fully atomated hematology analyzer
CALL: ☎️ 520044 ☎️ 513422 ☎️520043

♠Human Care Diagnostics Ltd!!♠ BC -780 Auto-hematology analyzer with ESR, body fluid and Reticulocyte countCALL: ☎️ 5200...
22/02/2026

♠Human Care Diagnostics Ltd!!
♠ BC -780 Auto-hematology analyzer with ESR, body fluid and Reticulocyte count
CALL: ☎️ 520044 ☎️ 513422 ☎️520043

♠Human Care Diagnostics Ltd!!♠ CBS -400 Electrolyte AnalyzerCALL: ☎️ 520044 ☎️ 513422 ☎️520043
21/02/2026

♠Human Care Diagnostics Ltd!!
♠ CBS -400 Electrolyte Analyzer
CALL: ☎️ 520044 ☎️ 513422 ☎️520043

♠Human Care Diagnostics Ltd!!♠BC-780 Auto-hematology analyzer with ESR, body fluid and Reticulocyte countCALL: ☎️ 520044...
19/02/2026

♠Human Care Diagnostics Ltd!!
♠BC-780 Auto-hematology analyzer with ESR, body fluid and Reticulocyte count
CALL: ☎️ 520044 ☎️ 513422 ☎️520043

♠Human Care Diagnostics Ltd!!♠Humalyzer Primus NG Semi automated Chemistry AnalyzerCALL: ☎️ 520044 ☎️ 513422 ☎️520043
18/02/2026

♠Human Care Diagnostics Ltd!!
♠Humalyzer Primus NG Semi automated Chemistry Analyzer
CALL: ☎️ 520044 ☎️ 513422 ☎️520043

Ramadan Mubarak dhaman macamiisha nagu xidhan
17/02/2026

Ramadan Mubarak dhaman macamiisha nagu xidhan

♠Human Care Diagnostics Ltd!!♠mindray U-series Infusion PumpsCALL: ☎️ 520044 ☎️ 513422 ☎️520043
17/02/2026

♠Human Care Diagnostics Ltd!!
♠mindray U-series Infusion Pumps
CALL: ☎️ 520044 ☎️ 513422 ☎️520043

♠Human Care Diagnostics Ltd!!♠PCR automated AnalyzerCALL: ☎️ 520044 ☎️ 513422 ☎️520043
16/02/2026

♠Human Care Diagnostics Ltd!!
♠PCR automated Analyzer
CALL: ☎️ 520044 ☎️ 513422 ☎️520043

14/02/2026

A-Series Anesthesia Machine
Waxaan ku faraxsanahy inaan idiin soo bandhigno qalabka suuxinta ee A-Series anesthesia machines , kaas oo ah xalka ugu casrisan ee loogu talagalay in lagu bixiyo suuxdin ammaan ah, deggan, isla markaana sax ku ah dhammaan noocyada qalliinnada.

Nidaamkan waxaa loo qaabeeyey inuu caawiyo cisbitaallada iyo xarumaha qalliinka, isagoo bixiya la socodka xaaladda bukaanka (monitoring), hawo-siin habsami leh (ventilation), iyo badqabka ugu sarreeya ee bukaanka.

🔹 Faa'iidooyinka Muhiimka ah:

✔️ Saxnaanta bixinta gaasaska suuxinta: Hubinta in bukaanku helo qiyaasta rasmiga ah.

✔️ Nidâmka digniinta (Alarms): Waxa ku dhex jira qalabka digniinta iyo difaaca si looga hortago wax kasta oo khatar ah.

✔️ Hawo-siin deggan: Waxay si habsami leh u maamushaa neefsashada bukaanka inta qalliinku socdo.

✔️ Shaashad casri ah (Touch Screen): Interface fudud oo dhakhtarku si fudud ugu xakameyn karo qalabka.

✔️ Loo wada isticmaali karo dadka waaweyn iyo carruurta.

✔️ Naqshad adag: Loogu talagalay inay u adkaysato shaqada badan ee cisbitaallada muddo dheer.

A-Series waa qalab bixinaya oo siinaya dhakhaatiirta xakameyn buuxda iyo kalsooni inta lagu jiro qalliinka — taas oo horseedaysa badbaadada bukaanka iyo guusha qalliinka.

Human Care Diagnostics – Ma iibino qalab oo kaliya balse Waxaan bixinaa rakibid (Installation), tababar ku saabsan isticmaalka, iyo adeegga dayactirka ee ka dambeeya iibka (After-sales support), kuwaas oo ay fulinayaan Injineero Biomedical ah oo aqoon sare u leh.

📞 Nagala soo xidhiidh numberada hoosnku xusan

WhatsApp : +252 63 7965555
Line : 513422 / 520044

Address

Sha’ab Area, Behind Imperial Hotel Hargeisa
Hargeisa

Opening Hours

Monday 07:30 - 18:30
Tuesday 07:30 - 18:30
Wednesday 07:30 - 18:30
Thursday 07:30 - 18:30
Saturday 07:30 - 18:30
Sunday 07:30 - 18:30

Telephone

+252638744444

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Human Care Diagnostics Ltd Somaliland posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Human Care Diagnostics Ltd Somaliland:

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram