Isku daawaynta daawo dhaqameedka

Isku daawaynta daawo dhaqameedka Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Isku daawaynta daawo dhaqameedka, Pharmacy / Drugstore, Hargeisa.

Faa iddada geedkan lagu magac aabo Daarusiin,cunno xanuunka iyo xoqoddaha ilka xanuunka iyo ciridka waadku daawaynkarta ...
11/11/2020

Faa iddada geedkan lagu magac aabo Daarusiin,cunno xanuunka iyo xoqoddaha ilka xanuunka iyo ciridka waadku daawaynkarta insha allah

10/11/2020

isticmaal malabka saafiga ah subaxa h**e si jidh kaagu awood iyo caafimaad u helo

11/02/2020

qaab noocee ah ayaad u daawayn kartaa cuncunka iyo xoqidda jidha
waxa aad samaynaysaa geed ka ay somalidu u taqaan dhagayare ayaad tumaysaa ama waad shiidaysaa marka aad diximiso ayaad ku laaqaysaa saliid saytuun,
kadib inta aad maydho jidhkaaga oo aad engejisi ayaad ku subkanaysaa oo aad ku duugaysaa meelaha aad kuu cuncunaaya,
kadib dharnadiif ah ayaad xidhaynaysaa oo aan ahayn kuwii aad h**e u xidhnayd ilaah baa dawadda haya.

10/02/2020

bartan waxa aad ka heli doontaan hadii alleh idmo daawooyinka dabiiciga ah.

10/02/2020

isku daawee hab dabiici ah si aanu jidhkaagu ula qabsan daawooyinka anti biyootiga ah

Address

Hargeisa

Telephone

+2524078304

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Isku daawaynta daawo dhaqameedka posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram