Duwane Medical Center

Duwane Medical Center Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Duwane Medical Center, Medical Center, Jig-jiga yar, Mansoor Road, south of Iman Center, Hargeisa.

Baadhitaanka Hooyada uurka leh iyo Ilmaheeda
Baadhitaanka qaybaha Macdanta
Baadhitaanka Fiixaha Macdanta Dumarka
Baadhitaanka iyo Dawaynta xanuunada keena Dhalmo la’aanta
Baadhitaanka Cudurada Guud ee Carruurta
Baadhitanka iyo Dawaynta cudurada guud

30/03/2020
30/03/2020

Bushaaro…Bushaaro….Bushaaro

Waxa aan ugu bushaaraynaynaa dhammaan macaamiishayada sharafta leh, in aan qiimo dhimis balaadhan idiin samaynay. Sabti walba waxa bilaash noqon doonaa Computerka uur ku jirta (Ultrasound), halka maalinkasta oo Arbaca ahna uu bilaash noqon doono tikidhku(Free ticket), waxa kale oo idiin diyaar ah noocyadii kale duwanaa ee shaybaadhka(Laboratory tests )

Waxa kuugu diyaar ah Dr.Fatima, MD,MBBS(Family Medicine physician).Dhakhtarka Dumarka iyo carruurta, maalin walba laga bilaabo 4:30pm ilaa 9pm habeenimo.

waxa uu ku yaal hospitalku xaafadda jig-jiga yar, goolada sare ama koonfurta IImaan center

Address

Jig-jiga Yar, Mansoor Road, South Of Iman Center
Hargeisa

Telephone

+252636973088

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Duwane Medical Center posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram

Category