Drs Adna Adan

Drs Adna Adan Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Drs Adna Adan, Medical and health, Hargeisa.

Somaliland waa la aqoonsaday
19/01/2022

Somaliland waa la aqoonsaday

Mayarka Maayarada Somaliland maayarka ugu aqoonta badan hooyo Somaliland Qadaadwaynta nooga ilaaliya waa dhaxal awoowe w...
18/10/2021

Mayarka Maayarada Somaliland maayarka ugu aqoonta badan hooyo Somaliland Qadaadwaynta nooga ilaaliya waa dhaxal awoowe waa qarankii dhiig usoo shubnay

Somaliland waa dal madax banaan ✍️

17/10/2021

Reerkeyga Arabow qabyaalada barta Maanta habar jeclo waxay hormat ku gaadhay ismaqal Iyo shirar Iyo xeer ay dhigteen

Qaranka Somaliland ha waaro Arab ha Shiro shirarka ha badiyo hana midoobo

Raali galin dumaashiyadaydii h**e reer garoowe ama rer  Puntland ama beesha sharafta Leh ee majeeeteen waxaan ka raaliga...
15/10/2021

Raali galin dumaashiyadaydii h**e reer garoowe ama rer Puntland ama beesha sharafta Leh ee majeeeteen waxaan ka raaligalinaya hadalkii gafka ahaa oo aan ka iri xalfada Shacabka Puntland Iyo shacabka Somaliland waa walalo isgu dhaqan ah isgu dhiig ah walal Iyo abti Iyo seedi isgu ah marna noolama mid tihiin qadaad waynta abshir ku dhaha intaas gob baad tihiin waa idin ogahay lkn iga gudooma Risalada raaligalinta aan idin Soo diray (Ex-dumaashiyaal)

"Waxaa shalay Iyo Maanta isoo wacayay  madax Iyo  siyaasiyiin rer Somalia ah "Su'aal aad la ii waydiiyay ayaa ahyd Drs E...
13/10/2021

"Waxaa shalay Iyo Maanta isoo wacayay madax Iyo siyaasiyiin rer Somalia ah "

Su'aal aad la ii waydiiyay ayaa ahyd Drs Edna maxaad (Social hatred) u samaynaysa oo dadka walaalaha u kala dhex dhigaysaa ?

Walaalkeyga Senator Cismaan $ warfaafinta wanaag Iyo Sharaf dalkaga ku leedahay dalkaga kusoo laabo

"Aniga waxaan iri xaqiiqda Iyo waaqica jira inaad indhaha ka qabsataan maha
Dadkeyga markii la gumaadayay la kufsanayay la dhibayay la xasuusaqayay bini'adamadii la idinka waayay Maanta anagoo xoog Leh ciidan Leh idinka awood iyo dowlad fiican inaad weli dalkeena daba joogtaan wayna dhibaysa ee hadaa rabtaan walalnimo Iyo wanaag madax banaanideena na siiya

Somaliland waa u dhimanaysaa shalay Maanta ka xoog badanahay (Somaliland ha noolato )

Waxaan murugada la qaybsanaynaa walalaheen Kenya cawa waa habeen cadowkeenu faraxsan yihiin Somalia waxaan leeyahay badd...
12/10/2021

Waxaan murugada la qaybsanaynaa walalaheen Kenya cawa waa habeen cadowkeenu faraxsan yihiin Somalia waxaan leeyahay badda Kenya k**a fa'iidi doonta

Waxaan ku suganahay dooxada jihada bari ka xigta Magalada tukaraq ee jamuuriyada Somaliland waxaan u sheekaya reer garoo...
11/10/2021

Waxaan ku suganahay dooxada jihada bari ka xigta Magalada tukaraq ee jamuuriyada Somaliland waxaan u sheekaya reer garoowe in ay joojiyaan daacayadaha Iyo afxumada ay ku hayaan somaliland hadii kale waxa ka dhaca garoowe soomalinimo laguma gaban doono

Garoowe way ii muuqata hadda

Address

Hargeisa

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Drs Adna Adan posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram