مركز الشيخ فتح اليمني لتداوي بطب النبوي والأعشاب

  • Home
  • Somalia
  • Hargeisa
  • مركز الشيخ فتح اليمني لتداوي بطب النبوي والأعشاب

مركز الشيخ فتح اليمني لتداوي بطب النبوي والأعشاب علاج بالرقية الشرعية و الأعشاب والحجامه و علاج الكستري و الكسترول. Xarunta isku daweynta dhirta iyo sunnaha Nabiga(N.N.K.H) ee Sheekh Fatxi Al-yamani.
1.

Isha
2. Sixirka
3. Toobinka
4. Gaastariga
5. Jalastaroolka
kala la xidhiidha lambarka 63 7554272.

12/07/2024

DIKRIGA OO AH IL DAWO OO CAJIIB AH

OGEYSIISXarunta isku daweynta dhirta iyo sunnaha Nabiga(N.N.K.H) ee Sheekh Fatxi Al-yamani waxa ay ogeysiinaysaa in Shee...
25/01/2024

OGEYSIIS
Xarunta isku daweynta dhirta iyo sunnaha Nabiga(N.N.K.H) ee Sheekh Fatxi Al-yamani waxa ay ogeysiinaysaa in Sheekhii uu sanadkan cusub idinku soo dhawaynayaa gacmo furan.
1. Isha
2. Sixirka
3. Toobinka
4. Gaastariga
5. Jalastaroolka
6. Sonkorta
7. Neerfa xanuunka
8. Boogaha
9. Awoodda ragga

kala la xidhiidha lambarka 63 7554272.

14/01/2023

Wacdiga lawadaaga dadka kuugu jira...

14/01/2023

Wacdi iyo wanaaga la wadaag dadka kuugu jira baraha bulshada.
Mahadsanid

إعلام مهمنعلن لجميع الراغبين وطلاب العلم الشرعي  عن بدء كتاب جديد وهو : صحيح الإمام مسلم.يشرحه الشيخ أحمد محمود محمد (ال...
21/10/2022

إعلام مهم
نعلن لجميع الراغبين وطلاب العلم الشرعي عن بدء كتاب جديد وهو : صحيح الإمام مسلم.
يشرحه الشيخ أحمد محمود محمد (الشيخ أحمد يري).
وذلك يوم السبت القادم المؤرخ بتاريخ:
1444/03/26هـ الموافق 2022/10/22م
بعد صلاة العصر في مسجد أبي هريرة / مقديشو
OGEYSIIS
Dhamaan dadka daneynaayo iyo dalabatul cilmiga waxaa la’ogeysinayaa in kitaab cusub uu bilaaban doon kaa oo ah: SAXIIXUL MUSLIM.
waxaana bilaabi doona Sh Axmed Maxamuud Maxamed (Sh Axmed Yare).
wuxuuna bilaabidoona Sabtiga soo socda kunaba beegan:
26/03/1444H waafaqsan 10/22/2022M
Casarka ka dib Masjidka Abii Hureyrah\ Muqdisho

OGEYSIIS MUHIIM AH: ------------------------Ijtimaaciga Hargeysa Sanadka 2022 Waxuu Kadhici Doona Burcada Yar Oo Kutaala...
22/09/2022

OGEYSIIS MUHIIM AH:
------------------------
Ijtimaaciga Hargeysa Sanadka 2022 Waxuu Kadhici Doona Burcada Yar Oo Kutaala Bariga Hargeysa waxuuna Furmi doona Maalinta Khamiista Taarikhda 2022/9/29 Insha Allah.

Ku share garee asxbtaa
كلكم مستعدين

Waxaa jiro dad Mashiinka  oradka Saarnaada ku dhawaad labo Saac si ay isaga yareeyaan cayilka ama buurnida laakiin aan a...
11/03/2022

Waxaa jiro dad Mashiinka oradka Saarnaada ku dhawaad labo Saac si ay isaga yareeyaan cayilka ama buurnida laakiin aan awoodin in ay Alle labo daqiiqo hor istaagaan si ay danbiyadooda isaga yareeyaan.
Salaada wayku Culustahay ku wayntahay ila Dadka Ku Khushuuca Moye..
Ibrahim Eid Dad-Dhis 👈 Duulsan Khayrummah

25/02/2022

Address

Hargeisa
252

Telephone

+2304367866

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when مركز الشيخ فتح اليمني لتداوي بطب النبوي والأعشاب posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to مركز الشيخ فتح اليمني لتداوي بطب النبوي والأعشاب:

Share