Fayodhawr

Fayodhawr Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Fayodhawr, Health & Wellness Website, Somalia Area, Hargeisa.

Fayodhawr waa mareeg caafimaad oo loogu talagalay bulshada Soomaaliyeed si ay u helaan xog sax ah, la fahmi karo, oo lagu kalsoonaan karo taas oo ku saabsan caafimaadka guud, nafaqada, daryeelka hooyada & ilmaha, iyo wacyigelinta cudurrada laga hortagi karo.

Ilmaha 6 bilood jirsaday ma bilaabi karaa cunto adag? Waa maxay cuntada ugu fiican ee ilmaha lagu bilaabi karo? Goorta L...
09/05/2025

Ilmaha 6 bilood jirsaday ma bilaabi karaa cunto adag? Waa maxay cuntada ugu fiican ee ilmaha lagu bilaabi karo? Goorta Lagu bilaabo cuntada adag?

Maqaalkan waxaan kaga hadlaynaa:
✅ Cuntada ugu habboon ee lagu bilaabo Ilamaha
✅ Cuntooyinka laga ilaaliyo
✅ Talooyin caafimaad oona ka soo xiganay WHO
👉 Akhri oo la wadaag hooyooyinka kale:

Baro cuntada ilmaha 6 bilood jirsaday lagu bilaabo: noocyada ugu fiican, talooyin caafimaad, iyo sida hooyadu si badbaado leh u diyaarin karto.

Maanta, dhalinyarada Soomaaliyeed waxay si aad ah ugu nugul yihiin cudurkii h**e loogu tirin jiray dadka waaweyn — waa m...
09/05/2025

Maanta, dhalinyarada Soomaaliyeed waxay si aad ah ugu nugul yihiin cudurkii h**e loogu tirin jiray dadka waaweyn — waa macaanka (sonkorowga).

Maxaa sababay korodhka macaanka ee dhalinyarada? Muxuu yahay halista ugu weyn?

👇 Akhri maqaal muhiim ah oo ku saabsan macaanka iyo dhalinyarada:

Macaanka iyo Dhalinyarada: Khatartan Cusub oo soo Kordhaysa ayaa noqotay caqabad caafimaad oo weyn oo dhalinyarada Soomaaliyeed saameynaysa. Baro calaamadaha h**e, sababaha, iyo sida looga hortago xanuunka macaanka am sonkorowga.

Address

Somalia Area
Hargeisa

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Fayodhawr posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Fayodhawr:

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram