02/11/2016
Dhibaatada ay bulshada ku hayaan biraha tawerska waa mid maalinba malinka ka si danbaysay sii kordhaysa waxad arkaysa xafadaha dhexdooda oo shirkaduhu ka tagayan biro dhadheer oo ayna marnaba ka fikirayn dhibatada ay u kenayan bulshada .biraha dhibtoodu maha mid indhaha laga qarsan karo waayo dhibatada cafimaad e ay kenan waa mid qofku ku waayi karo noloshisa hada waxa jira xanuno badan oo an wadankena h**e uga jirin oo dadki asibaya wana dhibato yar iyo waynba wada saamaynaysa ha ugu sii darnadaan dhalaanka iyo hooyada uurka leh. Shirkaduhu qasaraha ay bulshada u kenayan aya ka badan fa idada laga helayo dowlada somaliland ha uso jeedsato wax ka qabashada caafimadka umada ay hogaanka u hayso hana la sameeyo qorsha ka dhan ah shirkadaha oo lagaga hortagayo wax yeelada intaas leeg ee ay bulshada ku hayaan .