Hargeisa International Hospital

Hargeisa International Hospital The hospital is affiliated with the Africa Relief Committee , which provides integrated health

Happy 18 May –  !Warm wishes to all our patients and the people of Somaliland on this proud occasion.           Hargeisa...
17/05/2025

Happy 18 May – !
Warm wishes to all our patients and the people of Somaliland on this proud occasion.



Hargeisa International Hospital 63 3222229

Saacadaha Shaqada ee cusbitaalka Hargeisa International Bisha Ramadaan waxa Weeyaan 7subaxnimo ilaa 2da Duhurnimo.
28/02/2025

Saacadaha Shaqada ee cusbitaalka Hargeisa International Bisha Ramadaan waxa Weeyaan 7subaxnimo ilaa 2da Duhurnimo.


Dr Khalid gunaym oo ah khabiir ku takhasusay daawaynta iyo qaliimada   oo ino sharaxaayada   oo jidheekeena ku yaraada s...
06/02/2025

Dr Khalid gunaym oo ah khabiir ku takhasusay daawaynta iyo qaliimada oo ino sharaxaayada oo jidheekeena ku yaraada samaynta ay leedahay

Jumca Mubaraka.  Contact: 63 3222229
06/02/2025

Jumca Mubaraka.

Contact: 63 3222229

🌟 Happy New Year 2025! 🌟To our valued patients and the dedicated team at Hargeisa International Hospital: thank you for ...
01/01/2025

🌟 Happy New Year 2025! 🌟

To our valued patients and the dedicated team at Hargeisa International Hospital: thank you for your trust, hard work, and commitment. Together, we achieved so much in 2024, and we look forward to serving and growing with you in 2025.

Wishing everyone a year of health, happiness, and success! 🎉💙


63 3222229

23/12/2024

prof dr oo ah maamulaha cusbitaalka Hargeisa International aya waxa u sharxay adeegyada samafalka ah ee cusbitaalka ka fuliyo deegaamada somaliland, waxaanu u cadeeyay in u sanadkan la fulayay wax ka badan 10 olole cafimaad taaso oo ay ka faidaysteen in ka badan shan kun (5000) oo ruux.

adeegyaan ayaa kala ah la talin cafimaad, shaybaadho, qaliimo bilaash iyo daawayn.

Cusbitaalka Hargeisa international hospital isaga oo la kaashanaya hayada calamiga ah ee alrahma Kuwait Iyo ARC aya waxa...
23/12/2024

Cusbitaalka Hargeisa international hospital isaga oo la kaashanaya hayada calamiga ah ee alrahma Kuwait Iyo ARC aya waxa u adeeg cafimaad oo samafal ah gaadhsiiyay degmada bandar wanaag, adeegaas oo aha gabi ahaanba bilaash waxa ka faidaystay in ka badan 400 ruux, halka bukaano loo soo diray Cusbitaalka Hargeisa international ee Hargeisa. dhakhatiirta adeega fulinaysay ayay waxay ka koobnaayee qaybaha qaliinka guud, dumarka, caruurta Iyo cudurada guud Iyo lafaha.

🚑✨ **إتمام قافلة طبية في قرية بدر وناج قرب هرجيسا** ✨🚑

يسرنا أن نعلن عن نجاح القافلة الطبية التي تم تنظيمها في قرية بدر وناج، والتي جاءت بتمويل كريم من **الرحمة العالمية** وإشراف **لجنة إفريقيا للإغاثة**.

لقد تم تقديم خدمات طبية شاملة لأكثر من 400 شخص، حيث شملت الفحوصات الطبية، توزيع الأدوية، ورعاية صحية متكاملة.

نشكر الفريق الطبي على جهودهم المبذولة، ونعبر عن امتناننا للرحمة العالمية ولجنة إفريقيا للإغاثة لدعمهما المستمر للمحتاجين.

📅 معًا نحو صحة أفضل! 💙

Specialized Pediatric Care Services at Hargeisa International Hospital
17/12/2024

Specialized Pediatric Care Services at Hargeisa International Hospital

Ku Xidhnow cusbitaalka Hargeisa International qaybta Daryeelka Caafimaad Ee Haweenka. Waxa Kuu Jooga xirfadlayaal kuugu ...
10/12/2024

Ku Xidhnow cusbitaalka Hargeisa International qaybta Daryeelka Caafimaad Ee Haweenka. Waxa Kuu Jooga xirfadlayaal kuugu adeegaya 24/7.



63 3222229

Cisbitaalka ‘Hargeisa International Hospital’ ayaa olole caafimaad oo lacag la’aan ah ka fuliyey xaafadda Daami ee magaa...
09/12/2024

Cisbitaalka ‘Hargeisa International Hospital’ ayaa olole caafimaad oo lacag la’aan ah ka fuliyey xaafadda Daami ee magaalada Hargeysa.

Dhakhaatiir isugu jira takhasusyada Dumarka Carruurta, iyo ENT (Sanka, Dhegaha iyo Hunguriga) ayaa 513 bukaan ah siiyey adeegyo isugu jiray Shaybaadh, la-talin iyo qalliino, iyada oo uu dawooyin lacag la’aan siiyey dadka u baahan, dadka xaaladahoodu culustayna u gudbiyey xarunta cisbitaalka.

Mashruucani waxa uu ka mid yahay Barnaamijka caafimaadka ee ARC ay ka fuliso Geeska Afrika, Waxaana maalgelisay hay’adda Caalamiga ah ee ALRAXMA Kuweyt.

📢 قافلة طبية ناجحة في دامي بهرجيسا!

نفذ المستشفى الدولي قافلة طبية متميزة في منطقة دامي بهرجيسا، حيث تم تقديم خدمات طبية شاملة لـ 513 شخص.

شملت القافلة فحوصات طبية، استشارات صحية، وتوزيع الأدوية اللازمة، مما أسهم في تحسين صحة المجتمع المحلي.

نحن فخورون بالتفاعل الإيجابي من الأهالي ونسعى دائماً لتقديم المزيد من الدعم والخدمات الطبية. شكراً لكل من ساهم في إنجاح هذه المبادرة! 🌟💙

matahay qof maqalkiisu hooseeyo, cusbitaalka Hargeisa International waxaad ku sugan dhakhtark ku takhasusay dhagaha, san...
24/11/2024

matahay qof maqalkiisu hooseeyo, cusbitaalka Hargeisa International waxaad ku sugan dhakhtark ku takhasusay dhagaha, sanka & Hunguriga, kaaso aad ka helaysid dhamaan mashiinada lagu cabiro laguna qiimeeyo heerka u marayo maqalkaagu.

kaalay oo hel talo cafimaad.


63 3222229

Jumca Mubaraka Hargeisa International Hospital 63 3222229
22/11/2024

Jumca Mubaraka
Hargeisa International Hospital
63 3222229

Address

Airport Road/near Scandinavian Hotel
Hargeisa
00000

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Hargeisa International Hospital posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Hargeisa International Hospital:

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram

Category