12/02/2020
Bushaaro bushaaro bushaaro.............
Waxan ogaysiinayna dhamaan bulshada ku nool Somaliland gaar ahan magalada hargeisa in QUDUS DIAGNOSTIC CENTRE uu kuu samaynayo dumarka uurka leh ultrasound bilaash ah oo loo eegayo ilmaha calosha ku jira khamiis kasta fadlan kala soo xidhiidh xarunta suuqa hoose ee Qudus diagnostic center
contact number: 0634779158