Naruuro Eye Speciality Clinic

Naruuro Eye Speciality Clinic Your Eyes Deserve the Best.

04/11/2025

Ogaysiis Muhiim ah! Adeeg Bilaaah ah!

Xarunta Daryeelka Indhaha ee Naruuro waxa ay ogaysiinaysaa, Waalidiinta, Macalimiinta iyo Maamulka Dugsiyadda Caasimadda Hargeisa inay idiin soo kordhisay Barnaamijka baadhista indhaha ee - oo bilaash ah Maalin kasta oo khamiis ah 8:00 AM -12:00 PM

Contact Us: 0639093333 | 0634837437 | 0636830220

04/11/2025

Cabirka Cadaadiska Indhaha oo la cabiraa waa mid ka mid baadhisaha indhaha ugu muhiimsan.
Waxaa kuu diyaara Naruuro Eye Speciality Clinic Adeeg baadhis Indhaha oo dhammeystiran.

22/10/2025
Naruuro Eye Speciality Clinic Waxaa kugu diyaara New Frames ha moogaan.
22/10/2025

Naruuro Eye Speciality Clinic
Waxaa kugu diyaara New Frames ha moogaan.

09/10/2025
25/09/2025
Macaanku ama Sonkortu  Waxaa uu waxyeelo  gaadhsiiyaa Indhaha, Fadlan Indhahaaga La soco.Baadhis iyo Badbaado insha alla...
07/09/2025

Macaanku ama Sonkortu Waxaa uu waxyeelo gaadhsiiyaa Indhaha, Fadlan Indhahaaga La soco.
Baadhis iyo Badbaado insha allaah.

Nasnuujinta iyo Fa'iidooyinka Indhaha Caruurta  .Maanta madaama oo ay ahayd maalintii Nasnuujinta Aduunka waxaan idin so...
03/08/2025

Nasnuujinta iyo Fa'iidooyinka Indhaha Caruurta .
Maanta madaama oo ay ahayd maalintii Nasnuujinta Aduunka waxaan idin soo gudbineynaa farriin.

Nuujinta naaska waxay leedahay faa'iidooyin badan oo caafimaad, waxaana cilmi-baadhis cusub muujisay in ay door muhiim ah ka ciyaarto horumarinta caafimaadka aragga ilmaha. Mid ka mid ah nafaqeyaalka muhiimka ah ee ku jira caanaha naaska waa DHA (docosahexaenoic acid), taasoo ka tirsan dufanka omega-3, una muhiim ah horumarka maskaxda iyo isha ilmaha.

Caanaha naaska waxay ka caawiyaan carruurta yaryar in laga ilaaliyo cudurro aragga saameeya sida retinopathy of prematurity (ROP), gaar ahaan kuwa dhasha xilli hore(preterm). Nafaqooyinka ku jira waxay taageeraan horumarka retina-da, qaybaha kale ee isha qaabilsan aragga.
Waxaa kale oo ka qayb qaataan dhaawacyada fudud ee Indhaha soo gaadha gaar ahaan Xuubka (Cornea abrasions ).

Intaa waxaa dheer, caanaha naaska waxay leeyihiin waxyaabo kale oo ka hortaga caabuqyada waxyeellayn kara aragga ilmaha.
Fa'iidada lama soo Koobi karo.

Address

Total, Bariga Shimbirta
Hargeisa
0000

Opening Hours

Monday 16:00 - 22:00
Tuesday 16:00 - 22:00
Wednesday 16:00 - 22:00
Thursday 16:00 - 22:00
Saturday 16:00 - 22:00
Sunday 16:00 - 22:00

Telephone

+252634414064

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Naruuro Eye Speciality Clinic posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram