Nimco natural cram

Nimco natural cram nimco online kuso dhawoow macmil

Bright toothgel, waa daawo caday oo dacar iyo malab Ka samaysan.Waxay ilkaha Ka dhigaysaa caddaan,sidoo kale waxay daawo...
22/07/2020

Bright toothgel, waa daawo caday oo dacar iyo malab Ka samaysan.Waxay ilkaha Ka dhigaysaa caddaan,sidoo kale waxay daawo u tahay cirrid dhiigga iyo suuska.
Soo wac :WhatsApp: +252633549856

Waxaad naga helaysaan  malab saafiya iyo kiniin ka samaysan malab oo awood badan siinaya qof kasta oo isticmaala una fii...
22/07/2020

Waxaad naga helaysaan malab saafiya iyo kiniin ka samaysan malab oo awood badan siinaya qof kasta oo isticmaala una fiican caafimaadkeena. (P*e product )l waxay ka samaysaa Shinidu dheecaanka ubaxa (nectar) iyo sidoo kale budada faxalka ee ubaxa (pollen grain) waa malab isku dheeli tiran waxaa lagu soo diyaariyaa beeraha shikada Forever Living Product, taas oo fadhigeedu yahay dalka Maraykanka, wuxuuna waxtar weyn u leeyahay malabkani:
beerka
u qaadida raganimada
hurdada
# siyaadinta unugyada cascas
nabarada/Boogaha sida gaaska iyo wixii lamida
Haddaba, wixii faahfaahin ah nagala soo xidhiidh
Call: +252633549856ama +252659880576ma
Whatsup
#
delivery

15/06/2020

Laso xidhiidh WhatsApp +2524834974

15/06/2020

*FURSAD SHAQO* QALI AH

Asc , Mudane iyo marwooyin; dhamaan walaalaha soomaaliyeed Gaar ahaan inta jecel ganacsiga iyo isku filnaanshaha waa markale iyo fursad ganacsi oo si fudud ku bilaabi karto si fududna aad faaido uga gaadhi karto .
Ganacsigani in aad abuurto wuxuu kaaga baahanyahay( 1) In Aad tahay qof isku kalsoon oo hami sare leh kana go'antahay 2020 in uu uga duwanaado 2019 iyo ka horba
(2) in aad haysato dhaqaale ugu yar 1cc oo ah 215$ ama 2cc oo ah 430$ iyo ka badanba .
(3) In aad ka wayntahay 18 sano
Sidee uga faaidaysaa Ganacsigani?
Waxay kugu siinaysaa shirkadu alaabta Qiimo dhimis taas oo u dhaxaysa 15% ilaa 48% qiimaha macmiilka halkaas baad ka faaidaysaa .
Faaido kale oo lacago badan aad ka dhex samayn karto ayaa jirta taas ah in aad samayso Group ama team caalamka meeshay doonaanba ha joogaan.
Lacagta ugu yar ee ay ku bixiso commission ahaan waa 95$. ...sidoo kale waxaa jira dad soomaali ku jirto oo malaayiin dollar ka sameeyey shirkadani
Hadii aad diyaar tahay Diwaangalinta waa socotaa. Diwaangalinta xubinimada aad kaga noqonayso waa kaliya waxaa lagaa rabaa in aad Ganacsiga bilawdo oo dalabka dhiibato Wadankii hadaad joogto Halkaas baad ka helaysaa alaabta .
hadii aad joogto halkaad joogto ayaad ka helaysaa sidoo kale

WhatsApp us #+ 2524834974Dunida meshaad dontid ka joog waad helaysa

28/05/2020

Address

Hargeisa
00252

Opening Hours

Monday 09:00 - 17:00

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Nimco natural cram posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram