19/03/2026
CIID MUBARIK :
عيد مبارك كل عام وانتم بخير, تقبل الله منا ومنكم صالح الأعمال
Xaruunta cafimaadka ee Dalsan Health Center waxa ay hambalyo udiraysa munasibada Ciidal Fidriga ee Sanadka 1447-ka awgeed, dhamaan umadda muslimiinta.
munasibada Eid Awgeed. Waxay xaruuntu sida oo kale hambalyo iyo bogaadin u diraysa dhamaan Shaqaale-waynaha xaruunta cafimaadka ee Dalsan Health Center oo aan leenahay caafimaad ku ciida idinka iyo xaasaskina iyo caruurtinaba,Allena uuga baryaya inu ku gaadhsiyo nabad qab Eidkeeda kale.
Alla mahad leh.