RAAD Pathology & Laboratories

RAAD Pathology & Laboratories RAAD Pathology & Medical Center

๐’๐š๐š๐๐š๐š๐ฅ๐ข ๐ง๐š๐ญ๐ข๐ข๐ฃ๐š๐๐š ๐œ๐ข๐ฒ๐š๐š๐ซ๐ญ๐šn D.h.Hargeisa๐Ÿ†š Gashaankuna guulayso $10Raad pathalogy centerโœ… Sida aad ugu guulaysan karto:1...
05/02/2026

๐’๐š๐š๐๐š๐š๐ฅ๐ข ๐ง๐š๐ญ๐ข๐ข๐ฃ๐š๐๐š ๐œ๐ข๐ฒ๐š๐š๐ซ๐ญ๐šn
D.h.Hargeisa๐Ÿ†š Gashaan
kuna guulayso $10
Raad pathalogy center
โœ… Sida aad ugu guulaysan karto:
1๏ธโƒฃ Like saar post-kan ๐Ÿ‘
2๏ธโƒฃ Like saar page-ka Raad โœ…
3๏ธโƒฃ Comment ku qor kooxda aad saadaalinayso
๐Ÿ‘‰ Hal mar oo keliya ka qayb qaado
๐Ÿ‘‰ Ku xus 3 asxaab si ay iyaguna uga qayb qaataan
4๏ธโƒฃ Share garee post-kan ๐Ÿ“ข
โฐ Xusuusin:
Saadaashu waxay ku egtahay waqtiga bilaabashada ciyaarta โ€“ kadib waa la xidhayaa โ›”

Maalinta Kansarka Adduunka oo ku beegan 04 Febraayo sannad kasta, waa maalin caalami ah oo lagu xoojiyo wacyiga bulshada...
04/02/2026

Maalinta Kansarka Adduunka oo ku beegan 04 Febraayo sannad kasta, waa maalin caalami ah oo lagu xoojiyo wacyiga bulshada, laguna dhiirrigeliyo ka hortagga, ogaanshaha h**e iyo daaweynta cudurka kansarka.

Arrimaha ugu waaweyn ee kordhiya kansarka waxaa ka mid ah Cabida sigaarka, cunto aan caafimaad ahayn, jimicsi laโ€™aan, wasakhowga deegaanka iyo cudurro fayras ah sida Hepatitis iyo HPV.

Bulshada Somaliland waxyaabaha u baahan in kor loo qaado waxa ka mida:-
โœ…Wacyigelinta caafimaad oo hooseysa

โœ… Iyadoo wakhti dambe la ogaado(late diagnosis)

โœ…Xarumo xaddidan oo lagu ogaado laguna daweeyo kansarka

Noocyada ugu badan ee laga arko Soomaalida waxaa ka mid ah kansarka naasaha iyo ka hunguriga ku dhaca.
Sida Looga Hortagi Karo Kansarka

Kansarka waa cudur inta badan laga hortagi karo haddii la qaato tallaabooyin sax ah, kuwaas oo ay ka mid yihiin:

โœ…Ka fogaanshaha sigaar cabista

โœ…Cunista cunto caafimaad leh

โœ…Sameynta jimicsi joogto ah

โœ…Qaadashada tallaallada sida Hepatitis B iyo HPV

โœ…Baadhitaan xili h**e ah (screening), gaar ahaan haweenka

โœ…Wacyigelin joogto ah iyo la-talin caafimaad

Location:- Wadada Togdheer ka soo horjeedka Fooqa Cali Gobanimo

63 8555559

HEALTHY RAMADAN๐ŸŒŸ Baadhitaan RAMADANTA oo dhamaystiran๐ŸŒŸhubi caafimaadkaaga  iyo ka qoyskaaga adigoo  ka faaโ€™iideysanaya q...
04/02/2026

HEALTHY RAMADAN
๐ŸŒŸ Baadhitaan RAMADANTA oo dhamaystiran๐ŸŒŸ
hubi caafimaadkaaga iyo ka qoyskaaga adigoo ka faaโ€™iideysanaya qiimo dhimista weyn!
๐Ÿ”ฌ Waxyaabaha lagaa baadhayo waxaa ka mid ah:
๐Ÿงฌ CBC
๐Ÿซ€ Beerka & Kelyaha
๐Ÿฉธ Subaga (Cholesterol)
๐Ÿฌ Macaanka (Diabetes)
๐Ÿง  Tayroodhka
โ˜€๏ธ Vitamin D
๐Ÿฆ  Gaastriga (H. pylori)
๐Ÿงช ESR
๐Ÿ“ Goobta: Wadada Togdheer, ka soo horjeedka Fooqa Cali Gobanimo
๐Ÿ“ž Lambarka: 0638555559 / 0638712000












๐ˆ๐ฌ๐ค๐š ๐๐š๐š๐๐ก ๐‚๐š๐ง๐œ๐ž๐ซ-๐ค๐š ๐๐š๐š๐ฌ๐ค๐š!Ha sugin calaamado badan โ€” hal buro ama fiix kaliya ayaa kugu filan inaad tallaabo qaaddo.1....
08/10/2025

๐ˆ๐ฌ๐ค๐š ๐๐š๐š๐๐ก ๐‚๐š๐ง๐œ๐ž๐ซ-๐ค๐š ๐๐š๐š๐ฌ๐ค๐š!
Ha sugin calaamado badan โ€” hal buro ama fiix kaliya ayaa kugu filan inaad tallaabo qaaddo.

1.๐ŸŽ—๏ธ 2.3 milyan oo dumar ah ayaa sannad kasta laga helaa kansarka naasaha.
2.๐Ÿ’” 670,000 ayaa u dhimata sanad kasta!

โžก๏ธ Haddii aad aragto buro, fiix, ama isbeddel kale โ€“ isku day inaad si degdeg ah ula xiriirto dhakhtar.
๐Ÿ‘ฉโ€โš•๏ธ Gabadh kasta waa inay bishii mar iska hubisaa naaskeeda (Self Breast Examination).

๐Ÿ“ Nala soo xidhiidh:
๐Ÿ“ž 0638555559 / 0638712000
๐Ÿ“ RAAD Pathology & Lab โ€“ Wadada Togdheer, ka soo horjeedka Fooqa Cali Gobanimo.






๐ŸŽ€ ๐Ž๐œ๐ญ๐จ๐›๐ž๐ซ ๐ฐ๐š๐š ๐›๐ข๐ฌ๐ก๐š ๐ฐ๐š๐œ๐ฒ๐ข๐ ๐ž๐ฅ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐ค๐š๐ง๐ฌ๐š๐ซ๐ค๐š ๐ง๐š๐š๐ฌ๐š๐ก๐š!๐ŸŽ€ Baadhitaanka h**e wuxuu badbaadiyaa nolosha.Bisha October, adeegga b...
07/10/2025

๐ŸŽ€ ๐Ž๐œ๐ญ๐จ๐›๐ž๐ซ ๐ฐ๐š๐š ๐›๐ข๐ฌ๐ก๐š ๐ฐ๐š๐œ๐ฒ๐ข๐ ๐ž๐ฅ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐ค๐š๐ง๐ฌ๐š๐ซ๐ค๐š ๐ง๐š๐š๐ฌ๐š๐ก๐š!๐ŸŽ€
Baadhitaanka h**e wuxuu badbaadiyaa nolosha.
Bisha October, adeegga baadhista kansarka naasaha waa bilaash ee ka faaโ€™iidayso fursaddan qiimaha leh.

๐Ÿ“ Goobta: Waddada Togdheer, ka soo horjeedka Foqqa Cali-Gobnimo
๐Ÿ“ž La Xidhiidh: 0638555559 / 0638712000

โ€œFadlan h**e isk baadh oo badbaadi naftaadaโ€ ๐Ÿ’—

RAAD Pathology &Laboratories Hambalyo mushtaaq Ducaale !Waxay si sax ah u saadaalisay natiijadii ciyaartii habeenki kham...
04/10/2025

RAAD Pathology &Laboratories
Hambalyo mushtaaq Ducaale !
Waxay si sax ah u saadaalisay natiijadii ciyaartii habeenki khamiisto soo galysay ee psg Barcelona
Psg 2- Barcelona 1
Mushtaaq Ducaale waa guuleystaha rasmiga ah ee tartankii saadaasha ciyaarta RAAD

Ka qeyb qaado tartamadeena ciyaaraha si aad adiguna u guuleysato!.

โšฝ๐Ÿ”ฅ Saadaal ciyaartan weyn! ๐Ÿ”ฅโšฝMaanta waa kulan xiiso badan: Barcelona ๐Ÿ†š PSG๐Ÿ‘‰ Saadaal ciyaarta, oo guulayso.๐Ÿ•ก Saacadda: 10...
01/10/2025

โšฝ๐Ÿ”ฅ Saadaal ciyaartan weyn! ๐Ÿ”ฅโšฝ
Maanta waa kulan xiiso badan: Barcelona ๐Ÿ†š PSG

๐Ÿ‘‰ Saadaal ciyaarta, oo guulayso.

๐Ÿ•ก Saacadda: 10:00 pm

โœ…Samee arrimahan:
1๏ธโƒฃ Like saar post-kan ๐Ÿ‘
2๏ธโƒฃ Like saar page-ka Raad Pathology & Lab โœ…
3๏ธโƒฃ Commentka ugu yeedh 3 ka mida asxaabtaada sidoo kale ku qor kooxda aad saadaalinayso hal mar (1) โ€“ wax ka badan saadaashana looma ogola (Barcelona ama PSG) โœ๏ธ
4๏ธโƒฃ Share garee post-kan si asxaabtaaduna uga qayb qaataan ๐Ÿ“ข

โฐ Xusuusnow: Saadaashu waxay ku eegtahay waqtiga bilaabashada ciyaarta (10:00 pm) โ€“ kadib waa la xidhayaa.

๐Ÿ“ž Nala soo xidhiidh:
โœ… 0638555559 / 0638712000

๐Ÿ“ Goobta: Wadada Togdheer, ka soo horjeedka Fooqa Cali-Gobonimo , Hargeisa

๐Ÿฝ๏ธ Cunista cunto caafimaad leh oo milixdu ku yar tahay ๐Ÿšญ Joojinta tubaakada ๐Ÿ’ช Jimicsi joogto ah ๐Ÿ’ค  hurdo tayo leh & dhim...
29/09/2025

๐Ÿฝ๏ธ Cunista cunto caafimaad leh oo milixdu ku yar tahay
๐Ÿšญ Joojinta tubaakada
๐Ÿ’ช Jimicsi joogto ah
๐Ÿ’ค hurdo tayo leh & dhimista walbahaarka(Stess)
Caafimaadkaaga ood joogto ula socoto
waxay kaa caawin kartaa hoos u dhigista dhiigkarka

28/09/2025

๐‘๐€๐€๐ƒ ๐๐š๐ญ๐ก๐จ๐ฅ๐จ๐ ๐ฒ & ๐‹๐š๐›๐จ๐ซ๐š๐ญ๐จ๐ซ๐ข๐ž๐ฌ
โœ… ๐‚๐ฎ๐ง๐ญ๐จ๐จ๐ฒ๐ข๐ง๐ค๐š ๐” ๐…๐ข๐ข๐œ๐š๐ง ๐๐š๐ง๐ฃ๐ข๐๐ก๐ค๐š ๐“๐š๐ฒ๐ซ๐จ๐จ๐๐ก๐ค๐š
1. Cuntooyinka hodanka ku ah iodine (qadar dhexdhexaad ah):
o Kalluunka badda (salmon, tuna, sardines)
o Beedka(qaybta huruuda ah)
2. Cuntooyinka leh selenium (waxay caawiyaan soo saarista hormoonka thyroid):
o Lawska
o Kalluunka (tuna, sardines)
o Beedka
3. Cuntooyinka leh zinc (waxay taageeraan shaqada tayroodhka):
o Hilibka digaaga iyo loโ€™da
4. Khudaarta iyo midhaha(hodan ku ah antioxidants):
o Tufaax, canab, blueberries
o Karootada, basasha, tamaandhada
5. Caanaha iyo waxyaabaha laga sameeyo
o Caanaha dabiiciga ah, iyo yogurht
________________________________________
โŒ ๐‚๐ฎ๐ง๐ญ๐จ๐จ๐ฒ๐ข๐ง๐ค๐š ๐€๐š๐ง ๐” ๐…๐ข๐ข๐œ๐ง๐š๐ฒ๐ง ๐๐š๐ง๐ฃ๐ข๐ซ๐ค๐š ๐“๐š๐ฒ๐ซ๐จ๐จ๐๐ก๐ค๐š
1. Cuntooyinka goitrogen-ka hodanka ku ah (gaar ahaan marka ay qayjinka yihin):
o Kaabajka, brokoli, cauliflower
o Soy (soya milk, tofu, soybeans)
2. Cuntooyinka aad u cusbada badan
o Cunnooyinka la warshadeeyey oo dhan
3. Cuntooyinka sonkorta badan iyo dufanka trans
o Macmacaanka la warshadeeyey
o Cabitaanka sokorta leh (soda, energy drinks)
4. Bunka Badan
o Bunka iyo shaah badan waxay carqaladeeyaan nuugista daawada levothyroxine.
5. Alcohol iyo sigaarka
o Waxay dhaawici karaan shaqada qanjirka tayroodhka.

โœ… Tilmaamo Guud:
โ€ข Cab biyo badan maalintii.
โ€ข Ka fogow cabitaannada sokorta leh iyo cuntooyinka la warshadeeyey.
โ€ข Cun khudrad iyo miro midab kala duwan leh si aad u hesho antioxidants.
โ€ข Iska ilaali inaad kaabajka qaydhin iyo broccoli badan cunto โ€” haddii aad cunayso waa in la kariyaa si goitrogen-ku u yaraado.
๐‘๐š๐š๐ ๐๐š๐ญ๐ก๐จ๐ฅ๐จ๐ ๐ฒ & ๐‹๐š๐›
๐Ÿ“Œ ๐–๐š๐๐š๐๐š ๐“๐จ๐ ๐๐ก๐ž๐ž๐ซ, ๐ค๐š ๐ฌ๐จ๐จ ๐ก๐จ๐ซ๐ฃ๐ž๐ž๐๐ค๐š ๐…๐จ๐จ๐ช ๐‚๐š๐ฅ๐ข-๐†๐จ๐›๐จ๐ง๐ข๐ฆ๐จ
๐Ÿ“ž ๐ŸŽ๐Ÿ”๐Ÿ‘๐Ÿ–๐Ÿ“๐Ÿ“๐Ÿ“๐Ÿ“๐Ÿ“๐Ÿ— / ๐ŸŽ๐Ÿ”๐Ÿ‘๐Ÿ–๐Ÿ•๐Ÿ๐Ÿ๐ŸŽ๐ŸŽ๐ŸŽ
๐‘๐€๐€๐ƒ ๐๐š๐ญ๐ก๐จ๐ฅ๐จ๐ ๐ฒ & ๐‹๐š๐›๐จ๐ซ๐š๐ญ๐จ๐ซ๐ข๐ž๐ฌ โ€“ ๐‚๐š๐š๐Ÿ๐ข๐ฆ๐š๐š๐๐ค๐š๐š๐ ๐š ๐ฐ๐š๐š ๐ฆ๐ฎ๐๐ง๐š๐š๐ง๐ญ๐š ๐ค๐จ๐จ๐ฐ๐š๐š๐!
barara

27/09/2025

๐‘๐€๐€๐ƒ ๐๐š๐ญ๐ก๐จ๐ฅ๐จ๐ ๐ฒ & ๐‹๐š๐›๐จ๐ซ๐š๐ญ๐จ๐ซ๐ข๐ž๐ฌ ๐Ÿงชโœจ
7 Shaybaadh oo Gabadh kasta u baahan tahay.

๐Ÿ“ ๐‘๐š๐š๐ ๐๐š๐ญ๐ก๐จ๐ฅ๐จ๐ ๐ฒ & ๐‹๐š๐›
๐Ÿ“Œ ๐–๐š๐๐š๐๐š ๐“๐จ๐ ๐๐ก๐ž๐ž๐ซ, ๐ค๐š ๐ฌ๐จ๐จ ๐ก๐จ๐ซ๐ฃ๐ž๐ž๐๐ค๐š ๐…๐จ๐จ๐ช ๐‚๐š๐ฅ๐ข-๐†๐จ๐›๐จ๐ง๐ข๐ฆ๐จ
๐Ÿ“ž ๐ŸŽ๐Ÿ”??๐Ÿ–๐Ÿ“๐Ÿ“??๐Ÿ“๐Ÿ“๐Ÿ— / ??๐Ÿ”๐Ÿ‘๐Ÿ–๐Ÿ•๐Ÿ??๐ŸŽ๐ŸŽ๐ŸŽ
๐‘??๐€๐ƒ ๐๐š??๐ก๐จ๐ฅ๐จ??๐ฒ & ๐‹??๐›๐จ๐ซ๐š๐ญ??๐ซ๐ข๐ž๐ฌ โ€“ ??๐š๐š๐Ÿ??๐ฆ๐š??๐๐ค๐š๐š๐ ๐š ๐ฐ๐š๐š ๐ฆ??๐๐ง๐š๐š๐ง๐ญ๐š ๐ค๐จ๐จ๐ฐ๐š๐š๐!

Juma mubarak
26/09/2025

Juma mubarak

21/09/2025

๐‘๐€๐€๐ƒ ๐๐š๐ญ๐ก๐จ๐ฅ๐จ๐ ๐ฒ & ๐‹๐š๐›๐จ๐ซ๐š๐ญ๐จ๐ซ๐ข๐ž๐ฌ ๐Ÿงชโœจ
Halkii aad caafimaadkaaga kula Socon lahayd? s
โœ…Dhakhatiir Takhasus ah
โœ… Baaritaanno dhammaan qaybaha kala duwan (blood test, ultrasound, xanuunada guud, Fiixa iyo Burooyinka iwm)
โœ… Qalab casri ah & natiijo degdeg ah
โœ… Shaqaale xirfad leh & adeeg tayo sare leh
โœ… Qiime macquul ah โ€“ qof walba u sahlan

๐Ÿ“ ๐‘๐š๐š๐ ๐๐š๐ญ๐ก๐จ๐ฅ๐จ๐ ๐ฒ & ๐‹๐š๐›
๐Ÿ“Œ ๐–๐š๐๐š๐๐š ๐“๐จ๐ ๐๐ก๐ž๐ž๐ซ, ๐ค๐š ๐ฌ๐จ๐จ ๐ก๐จ๐ซ๐ฃ๐ž๐ž๐๐ค๐š ๐…๐จ๐จ๐ช ๐‚๐š๐ฅ๐ข-๐†๐จ๐›๐จ๐ง๐ข๐ฆ๐จ
๐Ÿ“ž ๐ŸŽ๐Ÿ”๐Ÿ‘๐Ÿ–๐Ÿ“๐Ÿ“๐Ÿ“๐Ÿ“๐Ÿ“๐Ÿ— / ๐ŸŽ๐Ÿ”๐Ÿ‘๐Ÿ–๐Ÿ•๐Ÿ๐Ÿ๐ŸŽ๐ŸŽ๐ŸŽ

๐‘๐€๐€๐ƒ ๐๐š๐ญ๐ก๐จ๐ฅ๐จ๐ ๐ฒ & ๐‹๐š๐›๐จ๐ซ๐š๐ญ๐จ๐ซ๐ข๐ž๐ฌ โ€“ ๐‚๐š๐š๐Ÿ๐ข๐ฆ๐š๐š๐๐ค๐š๐š๐ ๐š ๐ฐ๐š๐š ๐ฆ๐ฎ๐๐ง๐š๐š๐ง๐ญ๐š ๐ค๐จ๐จ๐ฐ๐š๐š๐!

Address

Wadada Togdheer Ka Soo Horjeedka Fooqa Cali Gobanimo
Hargeisa
0000

Opening Hours

Monday 07:00 - 12:30
16:00 - 20:00
Tuesday 07:00 - 12:30
16:00 - 20:00
Wednesday 07:00 - 12:30
16:00 - 20:00
Thursday 07:00 - 12:30
16:00 - 20:00
Saturday 07:00 - 12:30
16:00 - 20:00
Sunday 07:00 - 12:30
16:00 - 20:00

Telephone

+252638555559

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when RAAD Pathology & Laboratories posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to RAAD Pathology & Laboratories:

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram