Faahiye Pharmacy

Faahiye Pharmacy Ku soo Dhawoow Faahiye Pharmacy
Fadlan nagala soo xidhiidh +252634868319
(2)

Ku soo dhawoow Faahiye Medical Center Contact 0634868319
18/01/2025

Ku soo dhawoow Faahiye Medical Center
Contact 0634868319

Waxa ay diyaar kuuGu yihiin Faahiye Pharmacy TELL: 0634868319
17/01/2024

Waxa ay diyaar kuuGu yihiin Faahiye Pharmacy
TELL: 0634868319

24/02/2023

Faahiye Pharmacy UGU KAALAY DAAWO TAYO SARE LEH IYO DARYEEL CAAFIMAAD OO AAD U FIICAN.

Faahiye Pharmacy  iGu KaaLay Dawooyin Tayo sare leH.
02/02/2023

Faahiye Pharmacy iGu KaaLay Dawooyin Tayo sare leH.

FAA’IIDOOYINKA CABIDA BIYAHA BADANBiyiyu waxay kamid yihiin waxyaabaha uu ilaahay abuuray kuna waraabiyay waxwalboo nool...
01/01/2023

FAA’IIDOOYINKA CABIDA BIYAHA BADAN

Biyiyu waxay kamid yihiin waxyaabaha uu ilaahay abuuray kuna waraabiyay waxwalboo nool ,cilmi ahaan biyuhu waxay ka koobanyihiin 2 haydrogen 1oxegen ah waana hawo dhamaantodda kadibna waxay noqdaan dareere wax tar leh.jirla aadamaha waxa uu ka koobanyahay 60-70 siday dhakhaatirtu sheegaan biyo .
10 faa’iido ay leeyihiin khasabna ah inaacabtid malin walba 8-12 koob o biya ah.

1. waxay qoyaan jirka.
Faa’iidooyinka biyaha ayaa ah inay jirka si fiican u qoyaan oo loo baahanyahay howlaha unugyada jirka ee kala duwan oo u baahan biyo si ay ushaqeeyaan una soo saaraan unugyo cusub.

2.korinta iyo fayo qabka maskaxda.
biyo bdan oo aad cabtid waxay maskaxdaada ka caawiyaan inay hesho dhamaan oxygen-kii ay ubaahneed hadii taasi dhacdana waxaa kordhaya fahanka iyo fikirkaaga xasuustaanada ay tahay marwalba mid sarays

4.waxay baabiyaan daalka.
Biyaha badan oo la cabo waxay baabiyaan daalka hadii aad dareento marwalba daal ugu badnaan waxaa ugu wacan biyo badan cabin taana waxay sababaysaa jirka oo si fiican u shaqayn ,jirka qofka aana cabin biyo ku filan waxuu noqdaa qalayl dhiigana waa u ku yaraada waxuuna dareemaa daal badan iyo firfircooni la’aan hadii aad dareento daal cab biyo badan.

5.Qofkay dhalinyareeyaan ( Qurxiyan)
cabida biyaha badan uu qofku cabowaxay u fiicantahayjirkiisa oo way qoyaan hadii jirkaaga hoose ka qoyanayahay waxay taasi keenaysaa inuusan laab laab yeelan siiba ( wajiga) da’daaduna hoos u yaraato waxayna jirka ka difaacaan waxwalboo dhibaato u keeni kara sida jeexjeexa, inuu qalalo jirka iyo da’dada oo waynaata.

6.waxay ka hortagaan xanuunada.
dhakhatiirtu waxay bulshada marwalba kula taliyaan inay badasadaan cabida biyaha badan oo ay xanuuno badan kaga baaqsan karaan,waxayna ka difaacaan xanuuno badan xidida jirka ayey qooyaan qofka waxay u furaan cuntada qaar kamida cudurada waxay u yihiin daawo sida madax xanuunka iyo daalaka .

7.waxay dhisaan murqaha .
Biyo badan aad cabto waxay kuu dhisayaan murqahaagawaayo burquhu hadii aysan helin biyo badan waydaalayaan mana dhismayaan ,marwalboo aad Gym aadayso amaba sports kastaba kadib waxaad u baahantahay inaad cabtid labo jibaar kuwaada malinlaha u cabi jirtay.

8. waxay dishaa baruurta jirka .
haddii aad ku haminayso inaad cayilka ama baruurta ka jarto jirkaaga ugu horayntii waa inaad la qabsataa caadada cabida biyo badan, waayo waxay si toos ah u jaraan baruurta jirkaga saaran.

9.waxay qayb wayn ka qaatanhabdhiska dheefshiidka .
cuntada kaliyah ma marto dhuunteena biyo la’aanteedna ma shiideen cunada biyaha aynu cabno ayaa door wayn ka qaata inuu shaqeeyo habdhiska dheefshiidka si fiicana u wato shaqadiisa , marka aad cunto cunada kadib ayay banaantahay inaad cabto biyo lakin inaad ku dhex cabto cunada dhexdeeda waxay khalkhal ku ridaysaa habdhiska dheefshiidka .

10. waxay u fiican kilyaha.
xanuunada ku dhaca kilyaha %80 waxaa u sababa biyaha badan oo aadan cabin biyaha badan waxay aad ugu fiicanyihiin sifeeyaana kilyaha .

19/10/2022

Waa idiin diyaaR macmiil

Waa idiin DiyaaR Macmiil
19/10/2022

Waa idiin DiyaaR Macmiil

 **raWax ka ogow kiniinka la hadal hayo ee feegada ( vi**ra). Dawada magaceedu kor ku xusan yahay, oo ah dawo caan ka ah...
03/08/2022

**ra

Wax ka ogow kiniinka la hadal hayo ee feegada ( vi**ra).

Dawada magaceedu kor ku xusan yahay, oo ah dawo caan ka ah soomaliya ama caalamkaba ayaan jeclaystay in aan idinla wadaago wax tarkeeda,iyo waxyeeladeeda intaba:-

**ra?

waa dawo ka tirsan dawooyinka la yiraahdo ( phosphodiesterase type 5 (PDE5) inhibitors), kuwaas oo kolka qofku qaato gaar ahaan ragga, keenta in xubinta taranka dhiig badan hesho,kadibna xubintu shaqadii ey gabtay qabsan karto.

maxay halis keeni kartaa?

dawadaan halista ey keeni karto waxaa ka mid ah,maadama qofku isagoo aan aqoon u'lahayn uu inta iska soo gato hadana cuno,waxaa dhici karta in uu cuno xaddi ka badan intii qofku cuni karey,saasna uu ugu xanuunsado,gaar ahaan waxay si toos ah hoos ugu dhigtaa cadaadiska dhiiga, taas oo sababta xaalad aan la mahadin, waa haddii aan lala tacaalin xilliga ku'haboon.

Mallaga maarmi karaa,mase jiraan waxyaalo kale oo loo isticmaalo?

Dawadaan waxaa loo isticmaalaa xanuunada wadnaha ku dhaca qaar ka mid ah oo la yiraahdo pulmonary hypertension,saas awgeed ma ahan dawo laga maarmi karo ama la oran karo waddan dhan hallaga mamnuuco.

Haddaba inta laga helaayo sharci caafimaad oo xakamaynaya in aan dawooyinka qaar oo vi**ra ka mid tahay qoraal dhakhtar la aan la iibinayo waxaa markasta jireysa in halisteedu badato,iyada keli ah ma ahan ee waxaa jira dawooyin la isku maandooriyo oo iyagana si caadi ah pharmacy ga loogu iibiyo.

Talo soo jeedin: fadlan ha isticmaalin dawooyinkaan adoon laguu qorin, ogowna in ey dhici karto hadaad dhakhtar la kaashato in xaalkaagu ka sahlan yahay in aad qaadato kiniinkaan.

Fadlan faafi xogtaan si uu qof aan ogeyni isaga ilaaliyo mahadsanid.

By: Dr Abdiqani Muxumed Hassan

       Maamulka iyo dhamaan shaqaalaha   waxa ay kuugu Hambalyey nayaan Munaasibada   oo ku beegan maalinka bari ah Alle...
08/07/2022



Maamulka iyo dhamaan shaqaalaha waxa ay kuugu Hambalyey nayaan Munaasibada oo ku beegan maalinka bari ah
Alle ha inaga aqbalo soonkii maanta sanadkaa sanadkiisana alle Bash Bash iyo BarwaaQo haynagu gaadhsiiyo
Amiin Aamin Aamin

BIDAARTABidaarta oo ay nu u naqaano marka uu madaxu timaha lumiyo , taas oo noqon kartaa mid uu qofku ka soo kabto ama m...
19/12/2021

BIDAARTA

Bidaarta oo ay nu u naqaano marka uu madaxu timaha lumiyo , taas oo noqon kartaa mid uu qofku ka soo kabto ama mid aanay timuhu dib u soo noqon.
Waxaana sababi karo
• hido raac
• khalkhal ku yimaada hoormoonada jidhka
• xaalad caafimaad sida qofka oo qaata dawooyinka kansarka
• qofka oo fikirku ku bato
• ama gabowga.

Qofka kasta way ku dhici kartaa bidaartu rag iyo dumar , laakiin raga ayay ku badantahay.
Bidaarta waxa ugu caansan ta hidaha iyo gabawgu keeno.

ASTAAMAHA BIDAARTA

• Timaha madaxa sare oo khafiif soo noqda
• Qofka oo yeesha goobo goobo ay timuhu ka lumayayaan gaar ahaan madaxa
• Timaha oo degdeg u daata.

MAXAA KHATAR KUU GELIN KARA INAAD BIDAAR YEELATO

• Reerkiina oo hido u leh abti iyo adeer kuu doono ha ahaado.
• Gabowga
• Miisaan kaaga oo degdeg u luma.
• Xaalad caafimaad sida macaanka.
• Fikirka badan
• Nafaqo darada.

SIDA BIDAARTA LOOGA HORTAGO.

• Timaha oo aad ilaaliso sida inaad saliid kulul aanad marin , ama maqasyada la kululeeyo, ka ilaali inaad feedho iyaga oo qoyan.
• Cadceeda oo aad ka ilaaliso.
• Cabida sigaarka oo aad joojiso
• La tasho dhakhtarkaaga hadaad isticmaasho daawooyin timaha waxyeelaynaya.

DAAWEYNTA BIDAARTA

Waxa ay ku xidhantahay nooca ay tahay bidaartu iyo waxa keenay.

𝐁𝐲: 𝐃𝐫 𝐚𝐛𝐝𝐢𝐐𝐚𝐧𝐢 𝐌𝐮𝐡𝐮𝐦𝐞𝐝 𝐇𝐚𝐬𝐬𝐚𝐧

Fadlan haddi aad ku cuzub tahaY Page ka
Like Saar posting
Sido kale page ka like garee si aad u noqoto akhristaha kowaaD Ee arka warbixnaha caafimaad Ee sidan oo kale aH

QALLAJIYAAL ( Antibiotic) KA REEBAN CARUURTA:1. Tetracycline: lama siin karo caruurta 8 sano    ka yar(waxa uu keeni kar...
18/12/2021

QALLAJIYAAL ( Antibiotic) KA REEBAN CARUURTA:
1. Tetracycline: lama siin karo caruurta 8 sano ka yar(waxa uu keeni karaa medeb ilkaha oo joogta ah)
2. Quinolones( ciprofloxacin ayaa ka mid ah iyo kuwa kale): lama siin karo caruurta ka yar 16 sano(waxa ey keeni karaa xeranka lafaha oo dhaqasa ah, taasoo saameyn karta korriinkiisa)
3. Amoxicillin-clavulanic acid: afka lagama siin karo ilmaha ka yar 9 bilood (waxa ey keeni kartaa shuban badan)
4. Chloramphenicol: lama siin karo ilmaha 6 sana ka yar (waxa uu keeni karaa sameysanka dhiiga oo joogsada taa oo ey ka dhala karto infegshanno iyo dhiig yari)

𝐁𝐲: 𝐃𝐫 𝐀𝐛𝐝𝐢𝐐𝐚𝐧𝐢 𝐌𝐮𝐡𝐮𝐦𝐞𝐝 𝐇𝐚𝐬𝐬𝐚𝐧

𝐅𝐚𝐝𝐥𝐚𝐧 𝐡𝐚𝐝𝐝𝐢 𝐚𝐚𝐝 𝐤𝐮 𝐜𝐮𝐬𝐮𝐛 𝐭𝐚𝐡𝐚𝐲 𝐏𝐚𝐠𝐞 like garee page kan

Address

Hargesa

Telephone

+252634868319

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Faahiye Pharmacy posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Faahiye Pharmacy:

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram