Nageeye Medical Centre

Nageeye Medical Centre Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Nageeye Medical Centre, Hospital, Hargeisa Mohamed Mooge Village, Hargeysa.

Welcome new branch
11/09/2020

Welcome new branch

NAGEEYE MEDICAL CENTER waxaad ka helaysaa talaalka joonis cadks(habatitis B vaccine)Tell 063: 4476204
05/08/2018

NAGEEYE MEDICAL CENTER waxaad ka helaysaa talaalka joonis cadks(habatitis B vaccine)
Tell 063: 4476204

NAGEEYE MEDICAL CENTER waxaad ka helaysaa Dhakhtarka maqaarka( skin disease)
04/08/2018

NAGEEYE MEDICAL CENTER waxaad ka helaysaa Dhakhtarka maqaarka( skin disease)

OgaysiisOgaysiisWaxaad Nageeye medical centerKa HelaysaaComputerka uur kujirta
25/07/2018

Ogaysiis
Ogaysiis
Waxaad Nageeye medical center
Ka Helaysaa
Computerka uur kujirta

Ogaysiis ogaysiis :Nageeye medical qaybtiisa ilkahaXidhida kor iyo hoos( $850) bixi marka h**e 250$ hadhawna bixi bishi ...
23/07/2018

Ogaysiis ogaysiis :
Nageeye medical qaybtiisa ilkaha
Xidhida kor iyo hoos( $850) bixi marka h**e 250$ hadhawna bixi bishi $100 oo kaliya
Marka la xidhaayo xaga hoose ama xaga sare oo kaliyna waa $450 kuna bixi mudo 3billood ah
Sifaynta ilkaha $30
Buuxinta$30
Xidhizta markay dhaqaaqan ama dhaawac soo gaadho $25,
Saarista ilkaha $4
Hadaba Nageeye medical center
Wuxuu ku yaalaan
Qaybta 1aad hotel hadhwanaag 100 talabo u dhaaf dhinaca galbeed waxaad arkaysaa boodhka dabaqa kowaad ee fooqa daljir
Qaybta 2aad waxay ku talaa degmada maxamed mooge gaarhaan xaafada Dalsan
Ama kala soo xidhiidh numberadan
0634476204
0634151424

Wellcome Nageeye medical center
23/07/2018

Wellcome Nageeye medical center

Nageeye medical center waxaad ka helaysaa adeegyadan_Daryeelka hooyada uurka leh_Nafaqaynta caruurta_talaalka joonis cad...
22/07/2018

Nageeye medical center waxaad ka helaysaa adeegyadan
_Daryeelka hooyada uurka leh
_Nafaqaynta caruurta
_talaalka joonis cadka
_Xalaalaynta wiilsha
_qaybta bukaan jiifka 24hrs
_dawwaynta ilkaha sida
Sameynta
Saarista
Sifaynta
Buuxinta
Xidhida alla dental appliances
Kala xidhidh 063-4476204

Nageeye Medical Center ugu kaalay Adeeg Aad U Taya Sareeye iyo 24 Oo aad helayso Dr iyo Nurse ba wuxu ku yaala Hargeisa ...
21/07/2018

Nageeye Medical Center
ugu kaalay Adeeg Aad U Taya Sareeye iyo 24 Oo aad helayso Dr iyo Nurse ba
wuxu ku yaala Hargeisa , Xaafada Mohamed Mooge
Kala Xidhiidh : +252 63 4476204
Dr Eid Aden

Address

Hargeisa Mohamed Mooge Village
Hargeysa

Telephone

+252 63 4476204

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Nageeye Medical Centre posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram

Category