Qudus Clinic & Pharma

Qudus Clinic & Pharma Dr Abdullah A (Specialist in Ultrasound).CEO and Director of Qudus Hospital.

Waxaa la ogaaday in maadada layidhaa  Lycopene, iyo phytonutrient,  kaba oo ah noocyada organic iyo  zinc ku , kuwaasoo ...
30/08/2025

Waxaa la ogaaday in maadada layidhaa Lycopene, iyo phytonutrient, kaba oo ah noocyada organic iyo zinc ku , kuwaasoo qaarkood lagusoo daro faytamiinada noocyo ka mod ah, oo intooda badan aan faytamiinada kuwada jirin.
In ay yareeyaan ciladaha keena kansarka kudhaca qanjidhka raga, ee loo yaqaan prostate ka, ka dib markii la siiyay muddo dheer noocyadan faytamiinka ka mid ka ah bukaano gaadhaya qiyaastii 26000 bukaan.
In ay boqolkiiba 28 % ka hortagto kansarka prostate ka. Sidaa darteed waxay dhakhaatiirtu kuwaaniyaan bukaanada ka cabanaya qanjidhka kaadi mareenka inay si joogto ah kolba muddo woxoogaa ah ay isticaalaan ORGANIC YADAN
LYCOPENE, IYO PHYTONUTRIENT.
Sidoo kale canitaanka biyaha sideed koob oo maalintii lacabaa iyo socod waqtiyada cuntada ka dib qadada iyo cashadabu inay ka qayb qaataan ka hortagga ciladaha qanjidhka Ragga iyo kansarkaba. (Prostatic Hypertrophy and Prostatic carcinoma)

29/05/2025
Dadkeena waxaa ku badan ciladaha xubno xanuunka inta badana waxaa ku keena cuntada ay minerals ku iyo vitamins ku ku bad...
23/05/2025

Dadkeena waxaa ku badan ciladaha xubno xanuunka inta badana waxaa ku keena cuntada ay minerals ku iyo vitamins ku ku badanyihiin oo aanaynu aad u isticmaalin. Iyo marka dadka xanuuno ku dhacaan oo inta badan aan loo raacin daawooyinka supplementary vitamins ka loo yaqaano ee daaweeya xubnaha iyo macdanaha jidhku ubaahanyahay.

Habka fiican ee kursiga loogu fadhiisto.Good sitting chair's posture.Dhibta inaga haystada inta badan in lugaha soomaali...
02/05/2025

Habka fiican ee kursiga loogu fadhiisto.
Good sitting chair's posture.

Dhibta inaga haystada inta badan in lugaha soomaalida ay ku timaado cilado kal dheeraan lugaha ama qalqalooc waxaa usbab ah marka lga yimaado macdanaha jidhku iyo fatamiinada jidhku ubaahanyahay ee inaga yar 8nteena badan, waxa soo raaca, jimicsi la'aants iyo qaabka loogu fadhiisto kuraasta.

Waxaan dhamaanteen amaba badankeenu ugu fadhiistaa kuraasta qaab qaldan.
Markastoon kuaasi ku fadhino labadalugood waynu isdulsaarnaa. Taasoo ku keenta lafaheena marka dabe inay isweydaarsamaan.
Waan qaab xun oo jidhku laqabsado.

Jidhkeenu wuxu ubaahanyahay macdano(Minerals) iyo faytamiino(vitamines) cuntada iyo khudaartana kala duwana laga helo, inankuna soomaali ahan ma siticmaalo waxayabahaas oo dhan.

Markaa waxaa loo baahanyahay in la siticmaalo supplementary minerals and vitamins.
Iyo good sitting posture.

26/04/2025
Case kan oo in muddo dhawr sano aheyd ka bukay dibnaha oo dhakhaatiir badan lamaray ilaa addis Ababa,  isagoo la ahaatii...
26/04/2025

Case kan oo in muddo dhawr sano aheyd ka bukay dibnaha oo dhakhaatiir badan lamaray ilaa addis Ababa, isagoo la ahaatiisan ah reer ethiopia, oo noogu yimid xaruntayada, baadhis iyo daaweyntii kadib sidan ayuu noqday isagoo ka bogsaday xanuunkii dibnaha ka hayay.
Allaa mahadle.

Case of today.
14/03/2025

Case of today.

Dengue fever oo halis ku haysa wadanka, calamada lagu arki karo ultrasound kakumbuyuutarka uurku jirta,  bukaanka qaba x...
22/10/2022

Dengue fever oo halis ku haysa wadanka, calamada lagu arki karo ultrasound kakumbuyuutarka uurku jirta, bukaanka qaba xanuunkaas waxaa ka mid ah:-
Beerka iyo beeryada oo barara (hepatospleno megaly).
Xuubka xamaytida oo barara ama biyo ah galaan. ( thickened gall bladder and peri cholecystic fluids)
Biyo caloosha gala (Mild Ascites).
Pleural effusion. Biyo sambabada gala.

Digital and Doppler ultrasound wuxuu kuu sahlayaa in ciladaha si fudud oo  faseexa loogu ogaado,  halka black and white ...
12/10/2022

Digital and Doppler ultrasound wuxuu kuu sahlayaa in ciladaha si fudud oo faseexa loogu ogaado, halka black and white ultrasound at woxoogaa mugdiya kaa galeyso.
Waa naacada casriga ahaa ee aanu ku shaqayno.

Waa Daawo herbal ah  oo aan dhibaato kukeenayn jidhka ibna aadamka.Waa daawo aad loo tijaabiyay oo si dhakhso ah kaaga r...
04/10/2022

Waa Daawo herbal ah oo aan dhibaato kukeenayn jidhka ibna aadamka.
Waa daawo aad loo tijaabiyay oo si dhakhso ah kaaga rideysa baruurta saayidka ah, caloosha buuran, iyo cayilka. Iyadoo mashiinkan lagu lamiisaamayo marka h**e kiilooyada dheeraadka kugu ah. Cabbirka weliba qofkoo halkiisa jooga ayaa lacabiri karaa, keliya wuxuu sheegayaa dhererkiisa, da diisa iyo miisaankiisa isagoo what's up kan kusoo diraya.
Waxaad ka helaysaa QUDUS CLINIC HARGEISA.
063814215. 0634779158.

Address

Hargeysa

Telephone

+252633293331

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Qudus Clinic & Pharma posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram

Category