Biosom Diagnostics Care

Biosom Diagnostics Care Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Biosom Diagnostics Care, Medical Equipment Supplier, Gacan libax, Caiptan Muse Building, Second floor, opposite of Dahabshil Bootaan, Hargeisa, Hargeysa.

Shirkadda Biosom Diagnostics waxay ogaysiinaysa dhamaan cusbitaalada iyo dhakhaatirta dalka in shirkadu idin keentay mis...
19/10/2022

Shirkadda Biosom Diagnostics waxay ogaysiinaysa dhamaan cusbitaalada iyo dhakhaatirta dalka in shirkadu idin keentay mishiin casriya oo lagu baadhi karo uur ku jirta iyo jidhka gudihiisa (Ultrasound) Qiimihiisuna uu yahay macquul wixii faahfaahina la soo xidhiidh 063 4471398

Dhamaan waxa loo gu bushaaraynayaa dhakhaatiirta iyo cisbitaalada in Shirkadda Biosom Diagnostics ay idin keentay Machin...
24/09/2022

Dhamaan waxa loo gu bushaaraynayaa dhakhaatiirta iyo cisbitaalada in Shirkadda Biosom Diagnostics ay idin keentay Machine cusub oo lagu samayn karo ama lagu baadhi karo dheecaanada Jidhka (hormones ) isaga oo aan u baahnayn in la isticmaalo kulayliye ( without incubator) in room temperature.

02/01/2021

Shirkadda BioSom oo soo bandhigtay qalab aad uu casriya.si wayna uga qayb qaadatay Shirwaynaha todobaad ee ururka Shaybaadhistayaasha Somaliland ee SOMLA

Ogaysiis ogaysiis ogaysiis dhammaan cisbitaalada iyo shaybadhistayaasha dalka waxa la ogaysiinayaa in Shirkada Biosom Di...
27/08/2020

Ogaysiis ogaysiis ogaysiis dhammaan cisbitaalada iyo shaybadhistayaasha dalka waxa la ogaysiinayaa in Shirkada Biosom Diagnostics care ay idiin keentay mishinka CBC Analyzer oo loo isticmaalo tirinta unug yada dhiiga. (Blood cells) meshiin kaas oo kuu kaydin doona xog ka badan 50,000 shaybaad (test). Wixii faah faahina Nagala soo Xidhiidh 063-4433718

Shirkadda Biosom Diagnostics waxay macamiisheeda ogaysiinaysa  in ay shirkaddu idiin keentay (Chemistry Machine) oo aad ...
17/06/2020

Shirkadda Biosom Diagnostics waxay macamiisheeda ogaysiinaysa in ay shirkaddu idiin keentay (Chemistry Machine) oo aad u casri ah, kuuna kaydinaya xogta shaybaadh ee aad ku samaysay maalin kasta. Wixii faahfaahina nagala soo xidhiidh nambaradan ( 063-4433718… 0634471398… 514340… info@biosom.net)

26/08/2019

Bushaaro. Bushaaro
Shirkadda Biosom Diagnostics Care oo Cusbitaalka Gargaar u Keentay Qalabka ilma Beersita oo Dhamaystiran

Wixii Faahfaahina Nagala soo Xidhiidh
Whats app :00252634433718.
Xaruunto waxay ku taallaa kasoo hurjeedka Dahabshiil bootaan.dhismaha Captain Muse.

The First & The Only Fertility Suppliers in Somaliland & Somalia.for more Info Contact us on our whats app 00252-6344337...
24/07/2019

The First & The Only Fertility Suppliers in Somaliland & Somalia.
for more Info Contact us on our whats app 00252-634433718

BioSom Booklet ( CBC Reagents)
23/06/2019

BioSom Booklet ( CBC Reagents)

BioSom Booklet ( Instruments)
23/06/2019

BioSom Booklet ( Instruments)

BioSom Booklet ( Medical Disposables )
23/06/2019

BioSom Booklet ( Medical Disposables )

BioSom Booklet ( Serology Reagnets)
23/06/2019

BioSom Booklet ( Serology Reagnets)

BioSom Booklet ( Biochemistry Reagnets)
23/06/2019

BioSom Booklet ( Biochemistry Reagnets)

Address

Gacan Libax, Caiptan Muse Building, Second Floor, Opposite Of Dahabshil Bootaan, Hargeisa
Hargeysa

Opening Hours

Monday 08:00 - 12:00
16:00 - 18:30
Tuesday 08:00 - 12:00
16:00 - 18:30
Wednesday 08:00 - 12:00
16:00 - 18:30
Thursday 08:00 - 12:00
16:00 - 18:30
Saturday 08:00 - 12:00
16:00 - 18:30
Sunday 08:00 - 12:00
16:00 - 18:30

Telephone

00252634433718

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Biosom Diagnostics Care posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Biosom Diagnostics Care:

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram