Naallo Medical Center

Naallo Medical Center Naallo Medical Centre
Xarunta Caafimaadka ee Naallo (Daryeel Heer Sare Ah, Xilli Kasta) Nagala soo xiriir 0617594480.

The Naallo Medical Centre is Kismayo's newest medical facility, being opened in November 2022 to provide outstanding health services and medical care to the residents of Kismayo and its surrounding areas. At Naallo, we provide essential services such as full checkups and health screenings, pediatric and well-baby clinics, obstetrics and gynecology clinics, and psychiatry and mental health. We also have an advanced lab and delivery, ultrasound/X-ray, ECG/ECHO/EEG, a well-stocked pharmacy, a physiotherapy facility, and home care services.
....

Soomaali

Xarunta Caafimaadka Naallo waa xarun cusub oo caafimaad oo bishii November 2022 laga fulay magaalada Kismaayo si ay adeegyo caafimaad iyo daryeel caafimaad u siiso dadweynaha Kismaayo iyo nawaaxigeeda. Naallo waxay bixisaa adeegyo muhiim ah sida la tashi iyo baaris caafimaad guud, caafimaadka carruurta, dhalmada iyo daryeelka dhallaanka, daaweynta cudurrada guud, qalliinnada kala duwan, maareynta dhiigkarka iyo macaanka, dhimirka, iyo daryeelka dadka baahiyaha gaarka ah qaba. Naallo waxay kaloo haysaa shaybaar casri ah, altarasawndi iyo farmashi haya daawooyin tayo sare leh. Naallo waxay ku taallaa ka soo horjeedka Rugta Ganacsiga ee JCCI, inta u dhaxaysa Cisbitaalka Guud iyo Hoteel Agan.

Ogaysiis ka socda Xarunta Caafimaadka ee NaalloXarunta Caafimaadka Naallo ee Kismaayo waxay ku faraxsan tahay inay idinl...
15/07/2023

Ogaysiis ka socda Xarunta Caafimaadka ee Naallo

Xarunta Caafimaadka Naallo ee Kismaayo waxay ku faraxsan tahay inay idinla wadaagto war farxad leh.

Xarunta waxay yimid Dr Cabdi Cabdullaahi Cali, oo ah dhaqtar ka hawlgala Isbitaalka Kenyatta ee Nairobi, Kenya. Dhaqtar Cabdi wuxuu muddo usbuuc ah xirfaddiisa dhaqtarnimo iyo shaybaarkaba ku biirin doonaa xarunta Naallo si uu nagala qaybqaato horumarinta adeegga caafimaadka ee aan bulshada u fidinno.

Waxaan kugu casuumeynaa inaad soo booqatid Xarunta Naallo usbuucan. Ka faa’iidayso fursaddan oo la kulan dhaqtarka si aad u heshid adeeg tayo leh iyo baaritaan sugan. Kala soo xiriir Xarunta Naallo Medical Center telefoonnada 61 759 4480 iyo 618351860.
.............................................................

Professional announcement from Naallo Medical Centre

We are delighted to share some thrilling news with our dynamic community in Kismayo!

Naallo Medical Centre extends a warm welcome to Dr Abdi Abdullahi Ali, a distinguished general physician and microbiologist, joining us from Kenyatta Hospital, Nairobi, Kenya. Dr Abdi is set to contribute his expertise to our centre for a special one-week engagement.

Renowned for his remarkable record in the fields of infectious diseases and microbiology, Dr Abdi's wealth of knowledge and extensive experience promises to significantly enhance our healthcare services.

We invite you to visit Naallo Medical Centre during this extraordinary week for consultation and precise diagnosis. Seize this opportunity to interact with Dr. Abdullahi and benefit from his exceptional skills and insights. You can call Naallo Medical Center via 61 759 4480 and 618351860. Thank you.

Maamulka iyo hawlwadeennada Xarunta Naallo Medical Center ee Kismaayo waxay idin rajeynayaan CIidul Axdaa farxad, caafim...
28/06/2023

Maamulka iyo hawlwadeennada Xarunta Naallo Medical Center ee Kismaayo waxay idin rajeynayaan CIidul Axdaa farxad, caafimaad iyo barako leh. Ciid Wanaagsan.

05/05/2023

Ummulisooyinka, geesiyaal aan la bogaadin

Ummulisooyinka waa geesiyaal aan la bogaadin. Waxay naftooda u huraan halisna u galiyaan sidii ay naf cusubi ifka u iman lahayd, hooyadii dhalaysayna u badbaadi lahayd.

Waa laf-dhabarta nidaamyada caafimaadka dhalmada. Waxay garab istaagaan haweenka marka ay ugu nugul yihiin. In kastoo ay wajahan faquuq iyo mushahar yari marka loo eego xirfadlayaasha kale ee caafimaadka, waxay shaqeeyaan har iyo habeen si ay u suurtagaliyaan in hooyooyin cusub ay arkaan ilmahooda oo caafimaad qaba.

Munaasabadda Maalinta Ummulisooyinka oo maanta ku aaddan awgeed, waxaan qireeynaa doorkooda muhiimka ah ee ay ku leeyihiin bulshada Somaliyeed.

Ciid wanaagsanXarunta Caafimaadka Naallo ee Kismaayo waxay idinla wadaagaysaa hambalyada iyo raynraynta Ciidda. Alle ha ...
20/04/2023

Ciid wanaagsan

Xarunta Caafimaadka Naallo ee Kismaayo waxay idinla wadaagaysaa hambalyada iyo raynraynta Ciidda. Alle ha naga aqbalo soonka iyo acmaasha wanaagsan ee aan gudannay intii lagu jiray bishii barakaysnayd ee soonqaad. كل عام وأنتم بخير

Maamulka iyo shaqaalaha Xarunta Caafimaadka Naallo ee magaalada Kismaayo waxay macaamiisha iyo dhammaan dadka Soomaaliye...
23/03/2023

Maamulka iyo shaqaalaha Xarunta Caafimaadka Naallo ee magaalada Kismaayo waxay macaamiisha iyo dhammaan dadka Soomaaliyeed u rajeynayaan soonqaad barakaysan. Alle ha naga aqbalo acmaasha wanaagsan, soonka iyo ducooyinka, hana noo suurtgaliyo inaan bishan ku dhammaysanno caafimaadqab, raynrayn iyo nabad.
....

The management and staff of Naallo Medical Center in Kismayo wish you a blessed month of fasting as the holy month of Ramadan enters its first day today. This is a time for spiritual reflection, devotion, and compassion for one another.

May Allah accept our fasting and prayers, and may this month bring us and our loved ones peace, happiness, and blessings.

Dr Mohamed Sheikh Hassan Adam.Waa Consultant Peadiatrician Kuso booqo Xarunta Naallo Medical Center.
17/02/2023

Dr Mohamed Sheikh Hassan Adam.Waa Consultant Peadiatrician Kuso booqo Xarunta Naallo Medical Center.

Jimce wanagsan dhamaan Umada islaamka ah Farxad kuqaata Barakada Malinkan wayn,yeynaan iloowin Ducada iyo saliga Nabiga ...
17/02/2023

Jimce wanagsan dhamaan Umada islaamka ah Farxad kuqaata Barakada Malinkan wayn,yeynaan iloowin Ducada iyo saliga Nabiga scw.

20/01/2023
Kooxda Xarunta Caafimaadka ee Naallo waxay idin rajeyneysaa Jimco wanaagsan. Alle ha nagu abaalmariyo barakooyinka maali...
13/01/2023

Kooxda Xarunta Caafimaadka ee Naallo waxay idin rajeyneysaa Jimco wanaagsan. Alle ha nagu abaalmariyo barakooyinka maalintan wayn, culaysyadana ha ka dulqaado kuweenna dhibaataysan. Jimco Wanaagsan.
.............

The Naallo Medical Center team wishes everyone Jumma Mubarak. May Allah reward us with the blessings of this auspicious day and relieve us of all the burdens we are encountering.

07/01/2023

Shaybaarka Xarunta Caafimaadka ee Naallo

Xarunta Caafimaadka Naallo ee Kismaayo waxay idin haysaa shaybaar si fiican u qalabaysan iyo adeeg shaybaar oo tayadiisu sarreyso qiimihiisuna la goyn karo, iyo shaybaariistayaal xirfaddoodu sarreyso kuwaas oo shaqada ku jira maalin iyo habeen.

Fadlan na soo booqo xilli kasta haddii aad u baahan tahay baaritaan caafimaad, si daryeel, taxaddar iyo tixgelin leh ayaan kuugu adeegi doonnaa.

Naga soo wac 0617594480 haddii aad u baahato macluumaad dheeraad ah ama haddii aad su'aal na waydiin rabto. Xarunta Caafimaadka Naallo waxay ku taallaa ka soo horjeedka Rugta Ganacsiga Jubaland ama inta u dhaxeysa Hotel Agan iyo Isbitaalka Wayn ee Kismaayo.
................

Naallo Lab Services

The Naallo Medical Center in Kismayo has a well-equipped laboratory and lab technicians who are available around the clock. Please visit us any time, any day, if you require any medical testing, and we will treat you with the best care and attention. Call us at 0617594480 for details and inquiries. We are located opposite the JJCI center near the Main Hospital.

Naallo Medical Centre
Xarunta Caafimaadka ee Naallo (Daryeel Heer Sare Ah, Xilli Kasta)

Today is the inaugural Friday of the year 2023. May the Almighty Allah bless us and our families this year and in the ye...
06/01/2023

Today is the inaugural Friday of the year 2023. May the Almighty Allah bless us and our families this year and in the years to come.

Maanta waa Jimcihii ugu horreeyey ee 2023. Alle ha na barakeeyo annaga iyo qoysaskeenna oo idil sanadkan iyo sanadaha kale ee soo socda, haddii Alle idmo.

Address

Isku Filan
Kismayo

Telephone

+252618351860

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Naallo Medical Center posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram

Category