Kaafi Specialist Hospital

Kaafi Specialist Hospital A person who saves someone is a person who saves the entire living world.

Yoolkeena waa Caafimaadkaada

https://www.tiktok.com/?_t=ZM-8zG3NnJ5znC&_r=1

24/02/2026

Dhammaan Macaamiisha ku xiran Isbitaalka waxaan u samaynay qiimo dhimis 30% ah Ramadaanka awgiisa.

19/02/2026

Nabadoon Daahir Nabadoon Xaaji Xuseen waxa uu ka warbixinayaa bukaan qalliin loo sameeyay oo uu dhawaan keenay Isbitaalka Kaafi.

18/02/2026

Ramadaan wanaagsan.

Hawl-wadeenada Isbitaalka Kaafi ayaa dhawaan dalxiis iyo is-dhexgal shaqo ku tagay deegaanka Qaamqaam oo ah deegaan beer...
15/02/2026

Hawl-wadeenada Isbitaalka Kaafi ayaa dhawaan dalxiis iyo is-dhexgal shaqo ku tagay deegaanka Qaamqaam oo ah deegaan beeralay dhaca jiinka wabiga Jubba.

Socdaalkan ayaa ujeeddadiisu ahayd dhiirrigelinta shaqaalaha, xoojinta wadajirka iyo in la abuuro jawi degan oo ka baxsan shaqada.

Intii ay ku sugnaayeen Qaamqaam, hawl-wadeenada waxaana halkaas lagu guddoonsiiyey shahaado sharaf lagu maamuusayo dadaalkooda joogtada ah ee ay ugu adeegayaan bulshada. Maamulka ayaa ku ammaanay shaqaalaha kartidooda, anshaxa shaqo, iyo naf-hurkooda ku aaddan badbaadinta nolosha bukaannada.

04/02/2026

Aabe qalliin loogu sameeyey Kaafi Specialist Hospital oo Allah caafiyay.

01/02/2026

Maryam waa hooyo waxa Qaliin logu sameeyay XAMEEYTADA DR abdullahi TiiN.
Kaafi Specialist Hospital

25/01/2026

Safiyo waxay la tacaalaysay buro halis ah oo kaga taalay dhuunta, balse maanta waa qof caafimaad helay kadib QALIIN guuleystay oo lagu sameeyay Kaafi Specialist Hospital.
✨ Khibrad
✨ Qalab casri ah
✨ Daryeel bukaan oo daacad ah
Caafimaadkaaga ha halmaamin — marka ay timaado qaliinno halis ah, kalsooni iyo khibrad waa muhiim.
📍 Kaafi Specialist Hospital

25/01/2026

Safiyo waxay la tacaalaysay buro halis ah oo kaga taalay dhuunta, balse maanta waa qof caafimaad helay kadib QALIIN guuleystay oo lagu sameeyay Kaafi Specialist Hospital.
✨ Khibrad
✨ Qalab casri ah
✨ Daryeel bukaan oo daacad ah
Caafimaadkaaga ha halmaamin — marka ay timaado qaliinno halis ah, kalsooni iyo khibrad waa muhiim.
📍 Kaafi Specialist Hospital

21/01/2026

Bukaan ka warbixinaya qalliin loogu sameeyey Kaafi Specialist Hospital

11/01/2026

14 beri ayuu suuxsanaa!

03/01/2026

Caasho yar oo muuddo la dhibaneed buro weyn ayaa ugu danbeyn qalliin loogu sameeyey Kaafi Specialist Hospital

Address

Kismayo
252

Telephone

+252612233664

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Kaafi Specialist Hospital posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Kaafi Specialist Hospital:

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram

Category