Kismayo University Hospital

Kismayo University Hospital GENERAL SURGERY AND MEDICINE

17/09/2025

OGGEYSIIS MUHIIM AH

11/09/2025
Alxamdullilaah Dr Cabdirisaaq Cumar Jees(Dr Jees) oo ay weheliyaan dhaqaatiirta kale ee isbitaalka ayaa qaliin guuleysta...
15/07/2023

Alxamdullilaah Dr Cabdirisaaq Cumar Jees(Dr Jees) oo ay weheliyaan dhaqaatiirta kale ee isbitaalka ayaa qaliin guuleystay u sameeyay hooyo soomaaliyeed oo mudo 20sano ka badan laxanuunsadeen Buro aad u weyn oo dhuunta uga taaley.

09/06/2022

OGEYSIIS MUHIIM AH

12/05/2022

WAR-GALIN MUHIIM U AH BULSHADA KISMAYO KU DHAQAN.

Tell📞: 0610675832/0616849588

Waxaa maanta lagu guuleystay qaliiin loo sameeyay hooyo soomaaliyeed oo uu ilmo ku jiray caloosheeda muddo dhan 18 sanad...
22/06/2020

Waxaa maanta lagu guuleystay qaliiin loo sameeyay hooyo soomaaliyeed oo uu ilmo ku jiray caloosheeda muddo dhan 18 sanadood waliba meel ka baxsan minka dhib badana ay ku qabtay
Qaliinka waxaa sameeyay Dr C/risaaq Cumar Jees
Waxaa xasuusin mudan xanuunka noocaan ah inuu yahay mid aan caalamka ku badneen

ALLAAH BAA MAHAD LEH

Address

Kismayo

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Kismayo University Hospital posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram

Category