Somali Higher Hospital

Somali Higher Hospital Somali Higher Hospital(SHH) waa xarun caafimaad oo ku taal magaalada Laascaanood ee Caasimadda Waqooyibari.

Xaruntu waxa ay bixisaa adeegyo caafimaad oo tayo sare leh, haddaba si aad noola soo xidhiidho fadlan guji botonka farriinta.

Linda Aadan ayaa noqotay guulaystaha tartankii Tijaabi nasiibkaaga waxa ayna dooratay 505 oo ahaa lanbarka nasiibka.
28/02/2026

Linda Aadan ayaa noqotay guulaystaha tartankii Tijaabi nasiibkaaga waxa ayna dooratay 505 oo ahaa lanbarka nasiibka.



Jimce wanaagsan dhammaan ummadda Soomaaliyeed.Tijaabi nasiibkaaga oo hal lanbar ka dooro 300-600 kuna guulayso $15.Shuru...
27/02/2026

Jimce wanaagsan dhammaan ummadda Soomaaliyeed.

Tijaabi nasiibkaaga oo hal lanbar ka dooro 300-600 kuna guulayso $15.

Shuruudaha tartanka:
1: Page ka like saar followna dheh.
2: Share garee postga.
3: Hal lanbar na ka qabso 300-600.




Dr. Getachew ayaa ka halwagala cusbitaalka isaga oo fuliya qalliimmadan hoos ku xusan iyo kuwo kaleba. Qalliinnada uu Dr...
24/02/2026

Dr. Getachew ayaa ka halwagala cusbitaalka isaga oo fuliya qalliimmadan hoos ku xusan iyo kuwo kaleba.

Qalliinnada uu Dr.Getachew fuliyo waxaa ka mid ah:
•Qalliinnada uurkujirta iyo midhicirrada
•Qalliinnada iyo dawaynta qabsinka
•Qalliinnada qanjidhka Thyroid ka
•Saarista burooyinka
•Qalliinnada naasaha (Breast Surgery)
•Qalliinnada & dawaynta xammaytida iyo dhagaxa ku abuurma
•Qalliinnada & dawaynta noocyada kala duwan ee heernada

Nagu soo booqo cusbitaalka si aad u hesho daryeelka aad mudantahay. Wixii faahfaahin ahna nagala soo xidhiidh:
📞 63 7470160
✉️ SOHHO2021@gmail.com
📍 GOL-KHAATUMO, LAASCAANOOD




Tartanka xiga Jimcaha ayuu noqon doonaa idamka Alle. Si aad u badiso jaaniskaaga guusha haddeer sii follow garee bogga a...
23/02/2026

Tartanka xiga Jimcaha ayuu noqon doonaa idamka Alle. Si aad u badiso jaaniskaaga guusha haddeer sii follow garee bogga asxaabtaadana u share garee. Guulaystaha tartanka danbe haddii uu Laascaanood iyo nawaaxigeeda joogo waxa uu heli doonaa baadhis bilaash ah oo dhammaystiran haddii kalena hadyadda guulaystaha gadaal ayaa aan ka shaacin doonnaa.







Guulaystaha tartankii ramadaanka. Maxamuud Cali Xuseen ayaa noqday tartamaha ugu reaction ka badan.
23/02/2026

Guulaystaha tartankii ramadaanka. Maxamuud Cali Xuseen ayaa noqday tartamaha ugu reaction ka badan.






Shuruudaha tartanka:1- Qaybta faallada  ku soo qor " ".2- Bogga Somali Higher Hospital  like saar.3- Like saar Post-gan....
22/02/2026

Shuruudaha tartanka:
1- Qaybta faallada ku soo qor " ".
2- Bogga Somali Higher Hospital like saar.
3- Like saar Post-gan.
4: Share garee bogga.

Shakhsiga buuxiya shuruudahan uguna reaction bata ayaa noqonaya guulaystaha.


Jimce wanaagsan dhammaan ummadda Soomaaliyeed.
20/02/2026

Jimce wanaagsan dhammaan ummadda Soomaaliyeed.


Waxaa galabta garoonka Darwiish Stadium si rasmi ah uga furmay Tartanka Koobka Ramadaanka, iyada oo ay koobka fureen koo...
19/02/2026

Waxaa galabta garoonka Darwiish Stadium si rasmi ah uga furmay Tartanka Koobka Ramadaanka, iyada oo ay koobka fureen kooxaha Somali Higher Hospital iyo SHEF.
Cayaar aad u xiiso badan oo ay labada dhinacba soo bandhigeen xirfad sare ka dib, waxay guushu raacday kooxda Somali Higher Hospital.

Tartankan oo ah mid loogu talagalay bisha barakaysan ee Ramadaan, wuxuu xambaarsan yahay ujeeddooyin waaweyn oo ay ka mid yihiin:
🔹 Is-dhexgalka Bulshada: Xoojinta xidhiidhka iyo wadajirka dhalinyarada.
🔹 Wacyigelinta Caafimaadka: Maadaama oo ay ciyaaruhu laf-dhabar u yihiin caafimaadka jidhka iyo maskaxda, cusbitaalka waxaa ka go'an in uu door muuqda ka qaato.


Ramadaan Kariim dhammaan ummadda Soomaaliyeed. Ilaahay khayrkeeda ha ina waafajiyo.
17/02/2026

Ramadaan Kariim dhammaan ummadda Soomaaliyeed. Ilaahay khayrkeeda ha ina waafajiyo.

Cusbitaalka Somali Higher Hospital waxaa kuugu diyaar ah dhakhaatiir ku takhakhusay daawaynta cudurrada guud iyo qalliim...
17/02/2026

Cusbitaalka Somali Higher Hospital waxaa kuugu diyaar ah dhakhaatiir ku takhakhusay daawaynta cudurrada guud iyo qalliimmada noocyadoda kala duwan, iyo halwadeenno aqoon durugsan u leh baadhista xanuunnada.

Adeegyada aan bixinno waxaa ka mid ah:
•Dawaynta Cudurrada Guud
•Qalliimmo
•ultrasound
•Shaybaadh Casri ah
•Gargaarka Degdegga ah
•Pharmacy

Wixii faahfaahin ah nagala soo xidhiidh:
📞 63 7470160
📍 GOL-KHAATUMO, LAASCAANOOD.
✉️ SOHHO2021@gmail.com

Bisha barakaysan ee Ramadaan awgeed waxa uu cusbitaalka Somali Higher Hospital bulshada ugu bushaaraynayaa in qiimo dhim...
16/02/2026

Bisha barakaysan ee Ramadaan awgeed waxa uu cusbitaalka Somali Higher Hospital bulshada ugu bushaaraynayaa in qiimo dhimis 40% ah lagu sameeyay baadhitaannada:

•Computerka hooyada uurka leh.
• Baadhista Beerka.
•Baadhista Kelyaha.
•Baadhista Subagga (Lipid Profile).

Hadda qabso ballan oo ka faaidayso qiima dhimistan.
📞 63 7470160
📍 GOL-KHAATUMO, LAASCAANOOD.
✉️ SOHHO2021@gmail.com

Ultrasound-ku waa baadhitaan ammaan ah oo oo ka caawiya dhakhaatiirta:✔ Ogaanshaha cudurrada si degdeg ah✔ La socodka uu...
15/02/2026

Ultrasound-ku waa baadhitaan ammaan ah oo oo ka caawiya dhakhaatiirta:
✔ Ogaanshaha cudurrada si degdeg ah
✔ La socodka uurka
✔ Baadhitaannada xanuunnada gudaha
✔ Hubinta caafimaadka wadnaha

🏥 Adeeg tayo leh iyo qalab casri ah ayaa lagugu soo dhoweynayaa.
📞 Ballan qabso maanta
📍 Somali Higher Hospital
📲 63 7470160

Address

Main Highway Street Laascaanood
Laascaanood

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Somali Higher Hospital posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Somali Higher Hospital:

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram