Issak abukar mocalim

Issak abukar mocalim Muscab yare

13/06/2023
21/01/2022

Ciyaartan magaaladee laga ciyaaraa?

24/10/2020

Hambalyo dhammaan golaha wasiirada ee uu soo magacaabay Raiisulwasaare Mohamed Hussein Roble
1. AVV. Hassan Husein Haaji wasiirka Gaashaandhiga JF Soomaaliya
2. Hon Hassan Abdinoor wasiirka Tamarta iyo biyaha
3. Hanifa Habsade wasiirka haweenka
4. Cabdulqadir Mohamed Nuur wasiirka cadaalada
5. Husein Mohamoud Sheikh (Badni) wasiirka xanaanada xoolaha dhirta iyo daaqa
6. Mohamed Aadam Moalin (Somali) wasiirka howlaha guud iyo guryeynta.
7. Adam Abdinasir wasiirudowlaha arrimaha gudaha
8. Mohamud Siraji wasiir kuxigeenka arrimaha dibadda
9. Mohamoud Moalim Yahye wasiiru dowlaha diinta iyo awqaafta
10. Ahmed Islow wasiir kuxigeenka dhalinyarada iyo cayaaraha

21/12/2019

Prof Jawaari"Doorasho qof iyo Cod ah ma dhici karto,yaan laguugu sheekeeynin waxaan afgaanistaan ayay ka dhacday Ciraaq ayaan ku sameeynay Kulligood waa Kalaam Faaruq ah.
Soomaaliya in Madax aad ka noqoto iyo America in aad madax ka noqoto,Ameerica ayaa fudud in aad madax ka noqoto".

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed oo Baydhabo kuso Dhoweyey Wafdi uu Hogaaminayey Gudoomiyaha Barlamanka So...
18/12/2019

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed oo Baydhabo kuso Dhoweyey Wafdi uu Hogaaminayey Gudoomiyaha Barlamanka Somaliya

WAABERI VS DHARKENLEY
05/12/2019

WAABERI VS DHARKENLEY

Sawir aad ii so jiitay waa Dagmada Waaberi ee magaalada Muqdisho Allow barakee.
30/11/2019

Sawir aad ii so jiitay waa Dagmada Waaberi ee magaalada Muqdisho Allow barakee.

Address

Mogadish

Telephone

+252617630499

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Issak abukar mocalim posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram