27/11/2018
Galabnimo wanaagsan dhamaan inta ku xiran hospital dayax waxaan idin so kurdhinay Dr cusub oo ka hawlgali doono isbitaalka dhawaan insha allah
DR AHMED BAWZARI oo dhashay turki
DRS SAHLIIMA oo u dhalatay bakistaan aya dhawan so gari doono isbitaalka
Hala so gaaro xaruunta