Dr Maria Bella

Dr Maria Bella Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Dr Maria Bella, Doctor, Mogadisho.

safxadan waxan ugu tala galay haweenka : si aan ugala taliyo xaladaha cafimaad ee so wajaha xiliga uurka ka hor, inta uurka lagu jiro,xiliga dhalmada & dhalmada ka dib
Hadafkeygu waa hormarinta cafimaad hooyoyinka iyo carruurta
inshallah

Sababahaan waxa ay keeni karaan dhalmo la'aan, la kulan dhaqtarada haweenka iyo qaliimadooda.     oo hel adeegyo caafima...
31/01/2026

Sababahaan waxa ay keeni karaan dhalmo la'aan, la kulan dhaqtarada haweenka iyo qaliimadooda. oo hel adeegyo caafimaad oo dhamaystiran.

28/01/2026

Markii ay kuu imaadaan dumar ay kugu imadaan goobtaada caafimaad 10-kii kuu imaato 8-ka mid ah waa low ferritin, ferritinku normaly waxaa loogu tala galay in uu udhaxeyo 50-100.
Daawo muuqaalkan waxaa kuu sharixi doonto .

Caafimaadka hooyada Uurka leh waa Aas-Aaska qoyska, la kulan dhaqtarada haweenka iyo qaliimadooda     oo hel adeegyo caa...
28/01/2026

Caafimaadka hooyada Uurka leh waa Aas-Aaska qoyska, la kulan dhaqtarada haweenka iyo qaliimadooda oo hel adeegyo caafimaad oo kugu habbon.

5-shay oo muhiim u ah hooyada uurka leh, Uurka ma aha xanuun, balse waa masuuliyad daryeel joogto ah waa lama huraan, la...
22/01/2026

5-shay oo muhiim u ah hooyada uurka leh, Uurka ma aha xanuun, balse waa masuuliyad daryeel joogto ah waa lama huraan, la kulan dhaqtarada haweenka iyo qaliimadooda.

Haweeney kasta waxay nolosheeda ku martaa laba marxaladood oo waaweyn oo la xiriira caafimaadkeeda dumarnimo – tan koowa...
20/01/2026

Haweeney kasta waxay nolosheeda ku martaa laba marxaladood oo waaweyn oo la xiriira caafimaadkeeda dumarnimo – tan koowaad waa bilowga qaangaarnimada (puberty), tan labaadna waa marka ey caadadu istaagto (menopause).

Menopause-ku waa mowduuc aan si badan looga hadlin, welina haween badan ma haystaan wacyigelin ku filan oo ku saabsan sida loola qabsado menopause-ka iyo waxa laga filan karo.

Su’aalo badan oo haweenku is weydiiyaan waxaa ka mid ah:
Sideen ku ogaan karaa in dhalma ka baxa (menopause) igu bilaabatay ama iga dhammaatay? Calaamadaha aan dareemayo ma la xiriiraan dhalma ka baxa (menopause)? Tani ma caadi baa?

Dhammaan su’aalahan waa kuwo aad loo weydiiyo, waxaana halkan u joognaa inaan bixino faham iyo iftiin dheeraad ah si aad u ogaatid goorta “waqtigaaga” menopause-ku uu si dhab ah u yimaado.

Hadii aad rabto furista tobooyinka minka, la kulan dhaqtarada haweenka iyo qaliimadooda, si aad u hesho qaliimo caafimaa...
20/01/2026

Hadii aad rabto furista tobooyinka minka, la kulan dhaqtarada haweenka iyo qaliimadooda, si aad u hesho qaliimo caafimaad oo dhameystiran.

19/01/2026
Daryeelka dumarka waa furaha caafimaadka bulshada, hadii aad isku aragto xanuuno xiliga Uurka, la kulan dhaqtarada hawee...
17/01/2026

Daryeelka dumarka waa furaha caafimaadka bulshada, hadii aad isku aragto xanuuno xiliga Uurka, la kulan dhaqtarada haweenka iyo qaliimadooda.

14/01/2026

Waxaa jiro vitamins & minerals kaa caawin karo inaad Uur qaadid waxaa laga yabaa inaad Uur la,aan mudo tahay ayna keentay vitaminada oo jirkaaga ku yar.
Daawo muuqaalkan waxaa kuu sharixi doonta .

Maka ka cabaneysaa dhalmo la'aan, la xiriir dhaqtarada haweenka iyo qaliimadooda si aad u hesho daaweyn caafimad oo dham...
14/01/2026

Maka ka cabaneysaa dhalmo la'aan, la xiriir dhaqtarada haweenka iyo qaliimadooda si aad u hesho daaweyn caafimad oo dhameystiran.

     waa dhaqtarad khibrad sare u leh caafimaadka haweenka iyo qaliimadooda, la kulan dhaqtarada. si aad u hesho adeegyo...
12/01/2026

waa dhaqtarad khibrad sare u leh caafimaadka haweenka iyo qaliimadooda, la kulan dhaqtarada. si aad u hesho adeegyo caafimaad oo kugu habbon.

Gabadha uurka leh wa u muhiim iney sameyso xanaanada uurka, la kulan dhaqtarada haweenka iyo qaliimadoo, si aad u hesho ...
04/01/2026

Gabadha uurka leh wa u muhiim iney sameyso xanaanada uurka, la kulan dhaqtarada haweenka iyo qaliimadoo, si aad u hesho daweyn caafimaad oo kugu habbon.

Address

Mogadisho

Telephone

+252619630388

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dr Maria Bella posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Dr Maria Bella:

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram

Category