Caseyr specialist hospital

Caseyr specialist hospital Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Caseyr specialist hospital, Hospital, Mogadisho.

  .Cudurka macaanka ama   waxaa lagu qeexa koox cuduro ah kuwaas oo saaameen ku leh sida jirka u isticmaalo sokorta dhii...
27/09/2021


.

Cudurka macaanka ama waxaa lagu qeexa koox cuduro ah kuwaas oo saaameen ku leh sida jirka u isticmaalo sokorta dhiiga dhax qulquleso.

Sokorta waxa ay muhiim u tahay caafimaadka maxaa yeelay waa meesha ugu wanaagsan ee laga helo tamarta ama tamarta waxay muhiiim u tahay qeebaha kala duban ee jirka sida murqaha iyo maskaxda.

Cudurka macaanka waxa sababo waa ay kala duban yihiin lakiin inta badan waxa ay ka mideesan yihiiin in sokorta dhiiga dhax qulquleso sare u qaadaan hadii sokorta dhiiga dhax qulquleso sare u kacdo waxay horseeda dhibaatooyin caafimaad oo tira badan.

Calaamadaha cudurka macaanka.

Calaamadaha cudurka macaanka waa ay kala duban yihiin markastana waxa ay ku xeran tahay xadiga ama tirada sokorta dhiiga qulquleso inta badan dadka qaba nooca sokorta loo yaqaan marka ay bilaabka tahay mala dareemo wax calaamado ah.

Halka nooca lo yaqaan la arko calaamadaha cudurka macaanka.

Calaamadaha cudurka macaanka waxaa ka mid ah.

1- haraad farabadan.

2- baahi fara badan.

3- kaadi fara badan.

4- daal badan.

5- miisaanka jirka hoos u dhaco.

6-kaadida lagu arko maadada loo yaqaan taas oo caddeen u ah in murqaha jirka iyo baruurta jirka la isticmaalayo ama la shiidaayo si tamar loo helo.

6- xanaag farabadan.

7-aragtida yaraato.

8- nabraha jirka ka soo baxo aan bogsoonen.

9-caabuqyo soo laalaabto sida caabuqyada ku dhaco ciridka maqaarka iyo xubinta taranka dumarka.

Nooca cudurka sokorta loo yaqaan waxa ay ku dhici kartaa da' kasto lakiin inta badan waxaa lagu arkaa caruurta.

Halka nooca loo yaqaan ay ku badan tahay dadka da"dooda ka wayn tahay 40 sano.

Maxaa sababo cudurka macaanka.

Si aan u fahano cudurka macaanka waxaa wanaagsan marka h**e in aan fahano sidaa caadiga ah ee jirka u isticmaalo sokorta.

Sidee u shaqeeya hormone ka loo yaqaan insulin kaas oo isku dheeli tir ku sameeyo heerka sokorta dhiiga.

Insulin side u shaqeeyaa?

Insulin waa hormone kaas oo laga soo daayo qanjirka loo yaqaan .

Insulin sidaan ayuu u shaqeeyaa.

1-marka h**e pancreaska qanjirka loo yaqaan waxa oo dhiiga ku daraa hormonka loo yaqaan


2- intaa ka dib insulinta waxa ay ku dhaxwareegta wareega dhiiga waxayna sokorta galiso unugyada jirka.

3-inta ka dib insulinta waxa ay hoos u dhigeesa heerka sokorta dhiiga.

4-marka heerka sokorta dhiiga dhax qulquleso hoos u dhacdo qanjirka isla markiiba waxa oo hoos u dhigaa xadiga hormonka insulinka.

Maxaa sababo cudurka macaanka nooca loo yaqaan .

Nooca sokorta loo yaqaan waxa sababo mala garanaayo lakiin waxaa la sheega in difaaca jirka weerar ku qaado qanjirka soo saaro insulinta taas oo ugu danbeen sababto in aan la soo saarin sidaasna cudurka macaanka ku yimaado.

Maxaa sababo cudurka macaanka nooca lo yaqaan ?

Inta badan noocaan waxa la arkaa marka unugyada jirka ay noqdaan kuwa aan la falgalin hormonka insulinta.
Lakiin insuliin wala soo saara in jirka ku filan oo hormonka wax dhibaato ah maka jirto.

Lakiin soo ifbaxa cudurkaan waxaa la aaminsan yahay in ya la xariirto waxyaabo badan sida dhaxalka deegaanka.

Dadka qatarta ku jiro in oo ku dhaco macaanka waxaa ka mid ah.

1-dadka qabo baruurta badan dadka aadka u cayilan.

2- dadka guryaha fadhiyo aan wax shaqo ah qaban ama jimicsi sameen.

3-dadka waalidiintoda h**e u qabay cudurka macaanka.

4- dadka da'dooda ka wayn tahay 40 sano

5-dadka qabo dhiig karka.

ka dhasho cudurka macaanka.

Cudurka macaanka marka qofka cabaar qabo ka dib waxaa ka dhasho dhibaatooyin sidoo kale dhibaatooyinka waxa ay soo deg degaan marka cudurka macaanka sida saxda ah aan loo xakameen.

Dhibaatooyinka ka dhasho cudurka macaanka waxa ay qalqal galin karaan nolasha dhibaatooyinkas waxaa ka mid ah.

1- cudurada ku dhaco wadnaha.

Cudurka macaanka waxa ay siyaadisaa qatarta in oo kugu dhaco cudurada wadnaha iyo xididada ku dhaco sida cudurada ku dhaco xididada wadnaha iyo cudurada sababo in xididada dhiiga cariiri noqdaan (atherosclerosis).

2-cudurka macaanka waxa oo dhawac u geestaa neerfayasha jirka (neuropathy).

Marka sokorta dhiig dhax mareso siyaado waxay dhaawacdaa xididada dhiiga yar yarka ah kuwaas oo nafaqo siiyo neerfyaasha sidaas ayee ku timaada dhaawacyada neerfayaasha jirka.

3-cudurka macaanka waxa oo dhaawac u geesta kaliyaha.

Kaliyaha bini aadamka waxa ay ka kooban tahay malaayin xididada dhiiga yar yarka ah cudurka macaanka waxa ay weerar u geestaan xididadaas dhiiga ah taasna waxa ay qalqal galinesaa shaqada kaliyaha.

4- cudurka macaanka waxa oo dhaawac u geestaa indhaha. Cudurka macaanka waxa oo dhaawac u geestaa xididada in dhaha taas oo ugu danbeen sababto indho la' aan.

5-cudurka macaanka waxa oo dhaawac u geestaa lugaha gaar ahaan qeebaha hoose ee cagaha. Ka dib marka ay dhaawac u geesato xididada dhiiga.

Share dheh walaal

Address

Mogadisho

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Caseyr specialist hospital posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram

Category