Chief teyzan

Chief teyzan Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Chief teyzan, Hospital, Zope Street, Mogadisho.

Kaah Specialist Hospital embraces the changing healthcare environment with the best patient care always in mind,we insist on the utmost in quality and service we offer, by providing the highest possible standard of care and treatment.

23/12/2020

Cafimaad aad heshaa ayaa ah guusheena ugu weyn. .

19/12/2020

In ka badan 30 dhalinyaro oo isugu jira wiilal iyo gabdho, ayaan u samaynay fursad shaqo iyagoo maanta dhamaystay tababar kor loogu qaadayay xirfadooda shaqo.

10/12/2020

Hooyo dhibkaaga ogaaw. | hadii uurka uu kaa soo daahay, weli aadan dhalin, amaba aad dhashay | Kana Faaideyso fursadaan ay idinkugu talagaleen KAAH HOSPITAL iyo DRS IDIL AWIL ELMI.

Kala xiriir cisbitaalka : 0619500077 ama 0619500078

07/12/2020

Ma heshey baahidaadi mise barbaa maqan..?

22/11/2020

Waxaad u baahantahay inaad barato, naftaada si aad u hesho xal cafimaad..
.

Jimco wanagsan dhamaan ummadda somaliyeed
20/11/2020

Jimco wanagsan dhamaan ummadda somaliyeed

14/11/2020

Ha walwelin cudurka macaanka waad la noolaan kartaa.

10/11/2020

Halis caafimaad oo xal loo helay.

 Waxaan kuu diyaarinay, shaqaalo iyo dhakhaatiir heegan kuu ah. Cisbitaalka wuxuu ku yaala KM5-Zoobe-Wadada Amiira, Kaso...
02/11/2020


Waxaan kuu diyaarinay, shaqaalo iyo dhakhaatiir heegan kuu ah.

Cisbitaalka wuxuu ku yaala KM5-Zoobe-Wadada Amiira, Kasoo horjeedka Jamacada Banaadir.
AMA wac 0619500077 /0619500078

Kaah specialist Hospital wuxuu kulmiyay, aqoon, qalab casri ah, iyo adeeg joogta ah.La kulan   oo soo booqo
28/10/2020

Kaah specialist Hospital wuxuu kulmiyay, aqoon, qalab casri ah, iyo adeeg joogta ah.

La kulan oo soo booqo

28/10/2020

OGEYSIIS MUHIIM AH : waxaan macaamiisha ugu bishaaraynaynaa in cisbitaalka iyo Mu’asasada ay idinku Talagaleen qaliimo bilaash ah,

Isdiiwaan-gelintu waxay bilaabanaysaa, 28-10-2020
Waxayna ku egtahay 7-11-2020

Ka faa’ideyso adiga, waalidkaa uga faa’idee, ama Caruurtaadaba.

OGEYSIIS MUHIIM AH : waxaan macaamiisha ugu bishaaraynaynaa in cisbitaalka   iyo Mu’asasada   ay idinku Talagaleen qalii...
27/10/2020

OGEYSIIS MUHIIM AH : waxaan macaamiisha ugu bishaaraynaynaa in cisbitaalka iyo Mu’asasada ay idinku Talagaleen qaliimo bilaash ah,

Isdiiwaan-gelintu waxay bilaabanaysaa, 28-10-2020
Waxayna ku egtahay 7-11-2020

Ka faa’ideyso adiga, waalidkaa uga faa’idee, ama Caruurtaadaba.

Address

Zope Street
Mogadisho
KAAH

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Chief teyzan posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram

Category