23/05/2020
CIID MUBAARAK:
Dhammaan Ummadaha Muslimiinta ah gaar ahaan Ummadda Soomaaliyeed waxaan ugu hambalyeyneynaa farxadda Ciidul Fidrida. Waxaan Alle ka baryeynaa in uu innaga aqbalo acmaashii kheyrka badneyd ee aynu soo gudannay bishi barakeysneyd ee Ramadaan, Ciiddan teeda xigtana uu samo iyo barwaaqo innagu qaarsiiyo, cudurrada iyo dhibaatooyinka jirana uu allh inaga badbaadiyo iyo dhaman musliminta meel kasta ay dunida kajogaan
SAMO KU CIIDA. کل عام وانتم بخیر
Fadlan haka hillmaamin like share and COMMENTS
Mhdsnd 🙏