Somali International University MBBS BATCH 5

Somali International University MBBS BATCH 5 Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Somali International University MBBS BATCH 5, Family medicine practice, Nasrudin mosque, Mogadisho.

Tomorrow we are celebrating our graduation cermony class 2020,                                  Congratulation MBBS BATC...
06/09/2020

Tomorrow we are celebrating our graduation cermony class 2020,
Congratulation MBBS BATCH 5πŸŽ“πŸŽ“πŸŽ“

Inaa lilaahi wa inaa ileyhi raajicuun waxaa maanta oo jimco ah taarikhdana ku beegantahay 28 August 2020 magaalada Nairo...
28/08/2020

Inaa lilaahi wa inaa ileyhi raajicuun waxaa maanta oo jimco ah taarikhdana ku beegantahay 28 August 2020 magaalada Nairobi ee dalka kenya ku geeriyooday Dr Samia Bulle ( AABAHEED), aabe Hassan Bulle qabriga allah uwaasiciyo suaalah qabriga allah u fududeeyo, kitaabkiisa midig eebe haka siiyo,janatul Firdowsa eebe haka waraabiyo, Samir iyo iimaan allah naga wadasiiyo, maanta duco ayuu inooga baahan yahay aan uwada duceyno waxaa lagu jiraah maalmaha aadka uqiimo badan ee bisha muxaram oo caawa ay tahay tobnaad.

Inaa lilahi wa inaa ileyhi raajicuun waa geeri naxdin leh waxaa geeriyooday walaalkeena Dr Abdirahman Mohamed Ali  (AABI...
28/07/2020

Inaa lilahi wa inaa ileyhi raajicuun waa geeri naxdin leh waxaa geeriyooday walaalkeena Dr Abdirahman Mohamed Ali (AABIHIISA) aabe Mohamed ali allah unaxriisto, qabriga allah uwaasiciyo, kitaabkiisa midig eebe haka siiyo Sualaha qabriga allah ufududeeyo ,waxaa lagu jiraah maalmo aad uqeyr badan ee bisha carafo aabe Mohamed Ali aan uwada duceyno maanta duco ayuu nooga baahanyahay oo keliya.

Matahay gabar xaas ah mise guur soo martay   Hadii ay jawabtu tahay haa , ka hortag ama iska baar kansarka minka afkiisa...
24/07/2020

Matahay gabar xaas ah mise guur soo martay Hadii ay jawabtu tahay haa , ka hortag ama iska baar kansarka minka afkiisa.

Inallilahi wa inaa ileyhi raajicuun waa geeri naxdin leh waxaa geeriyooday walaasheen Dr Habiiba Ali Abdulle AABAHEED, a...
02/05/2020

Inallilahi wa inaa ileyhi raajicuun waa geeri naxdin leh waxaa geeriyooday walaasheen Dr Habiiba Ali Abdulle AABAHEED, aabe ALI Allah unaxariisto, qabriga Allah uwaasiciyo, kitaabkiisa midig eebe haka siiyo samir iyo iman eebe hanaga siiyo anaganaha gadaashiis eebe nama fitneeyo, Aabe ALI bil Ramadan ayaa lagu jiraah aan uwada duceyno

18/03/2020

Waxaa muhiim ah in bulshada soomaaliyeed feejignaan balaaran ka qabaan caabuqa COVID-19,
Fadlan hadaan isku aragtid calaamadaha soo socdo aad goobta caafimaad ee kugu dhaw:-
1) Qandho aad usareysa
2) Qunfac
3) neefna oo kugu dhegta
4)dhuunta oo ku xanuunta

Mnemonics of drugs
28/02/2020

Mnemonics of drugs

Alxamdullilah waxaa jawi degan nogu Soo dhamaaday WORKSHOP PRE INTERNSHIP SKILLS ayna Soo agaasimeen kuliyada caafimaadk...
05/12/2019

Alxamdullilah waxaa jawi degan nogu Soo dhamaaday WORKSHOP PRE INTERNSHIP SKILLS ayna Soo agaasimeen kuliyada caafimaadka iyo xafiska internshipka, waa hubaal inaan wax badan aan ka faaidnay workshop ka waxaa uu ka koobnaa lectures and practical cinwaanada waxaa ka mid ahaa sida :- ADVANCED TRAUMA LIFE SUPPORT, ESSENTIAL SURGICAL SKILLS AND ANESTHESIA.

02/12/2019
This is how you can reduce your risk of heart attack and strokeπŸ‘‰ Don't use to***coπŸ‘‰ Eat less saltπŸ‘‰ Eat more fruit and ve...
26/10/2019

This is how you can reduce your risk of heart attack and stroke
πŸ‘‰ Don't use to***co
πŸ‘‰ Eat less salt
πŸ‘‰ Eat more fruit and vegetables
πŸ‘‰ Exercise regularly
πŸ‘‰ Avoid harmful use of alcohol
πŸ‘‰ Take your prescribed medication regularly if you are high blood pressure or diabetes.

Address

Nasrudin Mosque
Mogadisho

Telephone

+252615689790

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Somali International University MBBS BATCH 5 posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Somali International University MBBS BATCH 5:

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram