المستشفي المصري بمقديشيو —إتحاد الأطباء العرب—Isbitaalka masaarida

  • Home
  • Somalia
  • Mogadisho
  • المستشفي المصري بمقديشيو —إتحاد الأطباء العرب—Isbitaalka masaarida

المستشفي المصري بمقديشيو —إتحاد الأطباء العرب—Isbitaalka masaarida Hospital in Somalia - Muqadisho �

09/12/2025

𝐒𝐢𝐝𝐞𝐞 𝐚𝐲𝐚𝐚𝐝 𝐤𝐮 𝐨𝐠𝐚𝐚𝐧 𝐤𝐚𝐫𝐭𝐚𝐚 𝐢𝐧𝐮𝐮 𝐤𝐮 𝐡𝐚𝐚𝐲𝐨 𝐱𝐚𝐧𝐮𝐮𝐧𝐤𝐚 𝐪𝐮𝐦𝐚𝐧𝐤𝐚?
Calaamadahan hadii aad isku aragto waxaa suurta gal ah in aad qabto quman xanuun, nagu soo booqo المستشفي المصري بمقديشيو —إتحاد الأطباء العرب—Isbitaalka masaarida oo hel qaliimo caafimad oo casri ah.

Ma dooneysaa inaad hesho ilko qurux badan, waxaan ku diyaarinay galinta Ilkaha   ilko casri ah oo tayo sare leh, isla ma...
07/12/2025

Ma dooneysaa inaad hesho ilko qurux badan, waxaan ku diyaarinay galinta Ilkaha ilko casri ah oo tayo sare leh, isla markaana leh dammaanad 20 sano ah.

06/12/2025

Si aad ugu noolaato nolol raaxo leh waxaad u baahan tahay inaad haysato caafimaad buuxa المستشفي المصري بمقديشيو —إتحاد الأطباء العرب—Isbitaalka masaarida waxaan fulinaynaa qaliimada Eernada dadka waweyn iyo kuwo yar-yar waliba qiimo dhimis 50% ka faaideyso.

Ma ogtahay in qiimo dhimis balaaran laguugu sameeyay qalliinka Baabasiirka❓  Ha seegin fursaddan muhiimka ah ee uu bixiy...
06/12/2025

Ma ogtahay in qiimo dhimis balaaran laguugu sameeyay qalliinka Baabasiirka❓
Ha seegin fursaddan muhiimka ah ee uu bixiyay Isbitaalka, nagu soo booqo المستشفي المصري بمقديشيو —إتحاد الأطباء العرب—Isbitaalka masaarida hel qaliimo caafimad oo dhameystiran.

04/12/2025

𝟱𝟬% 𝗤𝗶𝗶𝗺𝗼 𝗱𝗵𝗶𝗺𝗶𝘀 𝗾𝗮𝗹𝗶𝗶𝗻𝗸𝗮 𝗕𝗮𝗮𝗯𝗮𝘀𝗶𝗶𝗿𝗸𝗮

Isbitaalka Masaarida waxuu sameynaya 𝗤𝗮𝗹𝗶𝗶𝗺𝗮𝗱𝗮 𝗕𝗮𝗮𝗯𝗮𝘀𝗶𝗶𝗿𝗸𝗮 oo uu fulinaayo Dr Ahmed Zaki oo ah mid ka mid ah dhaqaatiirta logu jicil yahay Dalka Masar

Fursad Dahabi ah.  Waxaan kuu diyaarinay qiimo dhimis 50% qalliinka Baabasiirka!  Ka faa’iideyso fursadan dahabiga ah wa...
04/12/2025

Fursad Dahabi ah.
Waxaan kuu diyaarinay qiimo dhimis 50% qalliinka Baabasiirka!
Ka faa’iideyso fursadan dahabiga ah waxa ay socon doontaa muddo gaaban, oo nagu soo booqo المستشفي المصري بمقديشيو —إتحاد الأطباء العرب—Isbitaalka masaarida.

Fursad Dahabi ah.  Isbitaalka waxaa si rasmi ah uga bilowday ololasha qaliimada baabasiirka, oo fulinaayo Dr. Ahmed qabi...
03/12/2025

Fursad Dahabi ah.
Isbitaalka waxaa si rasmi ah uga bilowday ololasha qaliimada baabasiirka, oo fulinaayo Dr. Ahmed qabiir ku xeel dheer qaliimada guud , ololuhu wuxuu socon doona muddo gaaban, ka faaideyso.

Haweenka waxa ay mudanyihiin daryeel caafimaad oo joogto ah, المستشفي المصري بمقديشيو —إتحاد الأطباء العرب—Isbitaalka ma...
03/12/2025

Haweenka waxa ay mudanyihiin daryeel caafimaad oo joogto ah, المستشفي المصري بمقديشيو —إتحاد الأطباء العرب—Isbitaalka masaarida waxaa heegan kuugu ah dhaqtarada haweenka . mid kamid ah dhaqaatiirta ugu qibrada badan dalka suudaan.

𝐂𝐮𝐧 𝐜𝐮𝐧𝐭𝐨 𝐜𝐚𝐚𝐟𝐢𝐦𝐚𝐝 𝐥𝐞𝐡, 𝐬𝐚𝐦𝐞𝐞 𝐣𝐢𝐦𝐢𝐜𝐬𝐢, 𝐣𝐨𝐨𝐣𝐢 𝐜𝐚𝐛𝐢𝐬𝐭𝐚 𝐬𝐢𝐠𝐚𝐚𝐫𝐤𝐚, 𝐢𝐥𝐚𝐚𝐥𝐢 𝐦𝐢𝐢𝐬𝐚𝐚𝐧𝐤𝐚𝐚𝐠𝐚, 𝐬𝐞𝐞𝐱𝐨 𝐬𝐮𝐫𝐝𝐨 𝐤𝐮𝐠𝐮 𝐟𝐢𝐥𝐚𝐧, 𝐥𝐚𝐬𝐨𝐜𝐨 𝐜𝐚𝐝𝐚𝐚...
02/12/2025

𝐂𝐮𝐧 𝐜𝐮𝐧𝐭𝐨 𝐜𝐚𝐚𝐟𝐢𝐦𝐚𝐝 𝐥𝐞𝐡, 𝐬𝐚𝐦𝐞𝐞 𝐣𝐢𝐦𝐢𝐜𝐬𝐢, 𝐣𝐨𝐨𝐣𝐢 𝐜𝐚𝐛𝐢𝐬𝐭𝐚 𝐬𝐢𝐠𝐚𝐚𝐫𝐤𝐚, 𝐢𝐥𝐚𝐚𝐥𝐢 𝐦𝐢𝐢𝐬𝐚𝐚𝐧𝐤𝐚𝐚𝐠𝐚, 𝐬𝐞𝐞𝐱𝐨 𝐬𝐮𝐫𝐝𝐨 𝐤𝐮𝐠𝐮 𝐟𝐢𝐥𝐚𝐧, 𝐥𝐚𝐬𝐨𝐜𝐨 𝐜𝐚𝐝𝐚𝐚𝐝𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐝𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐬𝐨𝐤𝐨𝐫𝐭𝐚.
Talooyinkaan waxa ay kaa caawinayan ilaalinta caafimaadka wadnahaaga.

Isbitaalka waxaa diyaar kuugu ah dhaqaatiirtii kaliya dalka u imaan jirtay kaambeynka ama ololayaasha, hada waxa ay si r...
02/12/2025

Isbitaalka waxaa diyaar kuugu ah dhaqaatiirtii kaliya dalka u imaan jirtay kaambeynka ama ololayaasha, hada waxa ay si rasmi ah uga howl galaan المستشفي المصري بمقديشيو —إتحاد الأطباء العرب—Isbitaalka masaarida.

Hadii aad isku aragto calaamadahan waxaa muhiim ah in aad la kulanto dhaqtarka cunaha, sanka iyo dhagaha, si aad u hesho...
01/12/2025

Hadii aad isku aragto calaamadahan waxaa muhiim ah in aad la kulanto dhaqtarka cunaha, sanka iyo dhagaha, si aad u hesho daaweyn iyo daryeel caafimaad oo dhameystiran.

NICU – Daryeel gaar ah oo loogu talagalay ilmaha dhasha xilli h**e ama qaba xanuuno, Ilmaha yaryar waxay mudan yihiin da...
01/12/2025

NICU – Daryeel gaar ah oo loogu talagalay ilmaha dhasha xilli h**e ama qaba xanuuno, Ilmaha yaryar waxay mudan yihiin daryeel caafimaad oo dhamaystiran.

Address

شارع ترابونكا/taraboonka
Mogadisho

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when المستشفي المصري بمقديشيو —إتحاد الأطباء العرب—Isbitaalka masaarida posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to المستشفي المصري بمقديشيو —إتحاد الأطباء العرب—Isbitaalka masaarida:

Share

Category