Hamar Diagnostic Center

Hamar Diagnostic Center Hamar Diagnostic Center.

waxay ku taalaa muqdisho degmada hodan gaar ahan balaagsii aaga NBC nagala so xariir (0617766576 ama 0612515105 ama 0614684949 waxan bixinaa adeeyo cafimaad o tayo leh iyo practical joogta qaybta trianingka

Mr Yusuf Waxa uu ka Midyahay Dhaqaatiirta Ultrasound ka barta Hamar Diagnostic Center Waa kan Asiga oo Practical Qaadana...
10/04/2026

Mr Yusuf Waxa uu ka Midyahay Dhaqaatiirta Ultrasound ka barta Hamar Diagnostic Center
Waa kan Asiga oo Practical Qaadanaya
Contacts Us 0617766576/0614684949.

Hamar Diagnostic Center Diploma of Ultrasound Contacts Us 0617766576/0614684949.
10/04/2026

Hamar Diagnostic Center
Diploma of Ultrasound
Contacts Us 0617766576/0614684949.

Jimca Wanaagsan       Department of   Contacts Us 0614684949/0617766576.
10/04/2026

Jimca Wanaagsan

Department of
Contacts Us 0614684949/0617766576.

Bixinta course ultrasound o practical wa waxa ay gaar latahay   diagnostic center
05/04/2026

Bixinta course ultrasound o practical wa waxa ay gaar latahay diagnostic center

Ogaysiinayaa Muhiim ah Hamar Diagnostic Center oo aad Uga barateen Baaritaano Iyo Tababarada Waxa aybidin kugu bishaaray...
05/04/2026

Ogaysiinayaa Muhiim ah Hamar Diagnostic Center oo aad Uga barateen Baaritaano Iyo Tababarada Waxa aybidin kugu bishaaraynaysaa in ay idiin Diyaarisay 1.Ultrasound Course oo Socodoono Mudo 4bil ah
Hadaba hadii aad daneyneysid nagala soo xariir 0617766576/0614684949

04/04/2026

Dr Mohamed Deq Abdirahman o ah qabiir ultrasou d ayaa ka war bixiyey muhiimada u leyahay ultrasound o lo yaqaan computerka uur ku jirta waxuuna shegay in aan loga maarmin goobaha cafimaadka kuwaa o u bahan inay bukaankooda siyaan najiido la hubo

03/04/2026

Ma u bahantahay practical sida hadii wajabtatu ha tahay nagaso wac numaradan 0617766576

03/04/2026

Ogaysiis Muhiim ah

Waxaa la Ogaysiinayaa Bahda Caafimaadka sida Dhaqaatiirta in Hamar Diagnostic Center ay idiin Diyaarisay koorsoyinka Practical oo Socondoona Mudo kooban Sida 1.Ultrasound Course Oo Practical ah
2 Laboratory Course oo Practical
3.Nurse Course oo Practical ah
4.Pharmacology oo Practical
5. Midwifery Course oo Practical
Wixi faahfaahin Nagala soo xiriir 0614684949 /0617766576.

Ka Faa iideysi Wacan
03/04/2026

Ka Faa iideysi Wacan

JIMCA MUBAARAKDEPARTMENT OF   Baaritaan Sax ah oo leesku Haleen karo.
03/04/2026

JIMCA MUBAARAK
DEPARTMENT OF
Baaritaan Sax ah oo leesku Haleen karo.

01/04/2026

Ogaysiis Muhiim

Waxaa la Ogaysiinayaa Bahda Caafimaadka sida Dhaqaatiirta in Hamar Diagnostic Center ay idiin Diyaarisay koorsoyinka Practical oo Socondoona Mudo kooban Sida 1.Ultrasound Course Oo Practical ah
2 Laboratory Course oo Practical
3.Nurse Course oo Practical ah
4.Pharmacology oo Practical
5. Midwifery Course oo Practical
Wixi faahfaahin Nagala soo xiriir 0614684949 /0617766576.

Address

Albarako Kasoo Horjeedka Hotel NBC
Mogadisho

Telephone

+252617766576

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Hamar Diagnostic Center posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Hamar Diagnostic Center:

Share